Soomali waa kee? Qaybtii Koowaad.

Soomali waa kee? Qaybtii Koowaad.

Soomaali waa kee? Part 1. Dhacdooyinka ka dhacay dalka Soomaliya ma jecli in aan dhamaantood intaan hayno idin la wadaagno Xanuunka ay Xambaarsan yihiin awgood laakiin maanta waxaan ka doorbidnay in aan idiin soo bandhigno Midaan si aynu dhamaanteen ugu cibra qaadano Dunuubta Dusha sare ka da-dadan iyo meesha dhabtaa ee aan joogno. Faadumo waa hooyo dhalin yaraa waxay da-ganayd Muqdisho laakiin ma ahayn dadka deegaanka ka soo jeeda. Markii la riday Dawladii Maxamed Siyaad…

Read More