Yariisow Maxaa looga Xigsaday Gaas iyo Madoobe.?

Yariisow Maxaa looga Xigsaday Gaas iyo Madoobe.?

Dagaaladii sokeeye ee dalka Soomaaliya ka curtay ayaa keenay in umada Soomaaliyeed iska aamin baxaan taas ayaa markaas keentay in qofkasta deegaankii uu kasoo jeeday dib ugu noqdo si Naftiisa iyo Maalkiisu ugu nabad galaan. Dadka Soomaalidu iskuma dilin Diin, Shuuciyad, Dimograadiyad, Dhaqaalle, Dhulbalaarsi iyo kali Talis laakiin waxay ku dagaaleen Qabiil..Waana meesha maanta u baahan in la dhayo laakiin aad moodo in Dawlad kasta ay ka meer meerayso si loo daboolo xaqiiqda dhabtaa… Da’daal…

Read More