Gollaha Baarlamaanka Puntland iyo Gudiga Joogtada ah oo Go’aamo ka soo Saaray Dhaqaalaha Xujayda Looga Furto Muqdisho..Daawo

Gollaha Baarlamaanka Puntland iyo Gudiga Joogtada ah oo Go’aamo ka soo Saaray Dhaqaalaha Xujayda Looga Furto Muqdisho..Daawo

Magaalada Muqdisho ayaa in mudaa waxaa ka socday Boob loogaysanayo Xujayda aadaysa Maka kuwaas oo laga furanyay dhaqaalle aad u farabadan. dhaqaalahaan ayaa waxaa shirko ku ahaa Madaxda DFS iyo Shirkada  Diyaaradaha ee Jubba Airways. Boobka Xujayda Soomaliyeed ayaa waxuu  noqday mid heshiis dhaqaalle lagu yahay. Xujayda ka baxda Soomaliya ayaa aad uga badan bixinta dhanka dhaqaalaha  marka loo eego dalalka dariskaa sida Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya.Intaas waxa dheer, in Xujayda Somalida aan la gayn…

Read More