Madaxwaynaha Puntland oo Yuusuf Garaad u Jilciyay Micnaha “Muqdisho ma aha Somaliya, Somaliyana ma aha Muqdisho .”.Daawo

Madaxwaynaha Puntland oo Yuusuf Garaad u Jilciyay Micnaha “Muqdisho ma aha Somaliya, Somaliyana ma aha Muqdisho .”.Daawo

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Gaas ayaa u jilciyay Yuusuf Garaad hadal uu ka sheegay UAE markii uu joogay Madaxwaynaha Puntland kaas oo ahaa “Muqdisho ma aha Somaliya, Somaliyana ma aha Muqdisho.” Hadalkaas ayaa ku adkaaday in ay fahmaan Yuusuf Garaad iyo Dhashiisu, sidaas daraadeed ayaa Madaxwaynaha Puntaland Gaas u jilciyay maanta. Dadka Soomaliyeed ayaa dhamaantood wata fahmay waxa Madawaynihu ula jeedo laakiin ay la yaab ku noqotay in Yuusuf Garaad oo BBC Somali Madax u noqday…

Read More

“The U.S. military is dramatically expanding its operations at a former Soviet air strip in Somalia, constructing more than 800 beds at the Baledogle base and other 600 beds are being constructed under the Department of State’s “

“The size of the Baledogle has doubled in the last year. There are many more Americans here now, and planes are coming in every day to the base,” one Somali soldier stationed at the base said on the condition of anonymity because he is not authorized to speak to the press. Military leaders have kept a tight lid on U.S. activity in Somalia, but the recent flood of American resources into the country suggests a…

Read More

Saldhiga Barbara oo noqonaya Guantanamo Bay..Daawo

Saldhiga Barbara oo noqonaya Guantanamo Bay..Daawo

Gudoomiyaha Xisbiga B/Dhexe ee Somaliland Ciro ayaa qudbad uu ka jeediyay Barbara ku sheegay in Xiligii Siyaad Barre dalka haystay uu Saldhiga Barbara ka qaadan jiray 100 Million oo Doolar Sandkiiba  laakiin hada aan Imaaradka waxba Somaliland ka qaadin. Saldhigaan ayaa Ciro sheegay in aan loo ogolayn in Madaxda deegaanka iyo Madaxwaynaha Soomaliland meel aysan gali karin sidaas daraadeedna  saldhigu uu noqon doono Meel dadka lagu xiro laguna jirdilo sidii Guantanamo Bay. Dadka meeshaas Imaaradku…

Read More