Cali Xaaji oo ku eedeeyay Madaxwaynaha Puntland Aabaha Musuqmaasuqa Puntland.Akhri

Cali Xaaji oo ku eedeeyay Madaxwaynaha Puntland Aabaha Musuqmaasuqa Puntland.Akhri

ALLAY LEHE MUSUQMAASUQ WAX LOO HIILIYO MAAHA. Sida aan wada maqalney ama ka daalacaney baraha bulshada, maalintii Arbacada ee 02 May 2018, waxaa Madaxweyne Gaas xilkii ka qaadey Wasiir-Ku-Xigeenkii Wasaaradda Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda Puntland, Agaasimihii Guud iyo 5 ka mid ah madax-waaxeedyadii Wasaaradda, iyadooo guddi gaar ah oo loo saarey ku soo eedeeyey musuqmaasuq & maamul-xumo. Waa muhiim in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaado cid kasta ama mas’uul kasta oo lagu soo eedeeyo musuqmaasuq…

Read More