Kooxdii Gobolka Banaadir oo Guuldaro usoo hoyisay Magaca Umada Soomaaliyeed..Daawo

Kooxdii Gobolka Banaadir oo Guuldaro usoo hoyisay Magaca Umada Soomaaliyeed..Daawo

Kooxdii kubada cagta ee Gobolka Banaadir oo Guuldaro u soo hoyisay Magaca umada Soomaliyeed.. Kooxdaan oo kasoo jeeda hal deegaan oo Soomaliya ah ayaa ku matalaysay kubada cagta Magaca Soomaliya Qaarada Africa. Tan ayaa keentay guuldaro usoo hoyata umada Soomaliyeed, laakiin hadii laga xulilahaa Ciyaartoy fiican Dawlad Goboleedyada dalka ka dhisan waxaa dhici lahayd in Dalka Soomaliya usoo hoyan lahayd Guul taariikhi ah. Ayaandaro hada wax guula oo la gaaray maleh maadaama markii hore Musuq-Maasuq…

Read More