Home » 2018 » April » 15
UAE disbands training mission in Somalia.

UAE disbands training mission in Somalia.

ABU DHABI, 15th April, 2018 (WAM) — The UAE has decided to disband its military training programme in Somalia which started in 2014 to build the capabilities of the Somali army. The decision comes in response to Somali security forces’ seizure of a UAE-registered civil aircraft at Mogadishu Airport and confiscation of money destined to […]

Nimco Qorane oo Sadex Sano oo Xaqdaro ah lagu Xukumay…Daawo

Comments Off on Nimco Qorane oo Sadex Sano oo Xaqdaro ah lagu Xukumay…Daawo
Nimco Qorane oo Sadex Sano oo Xaqdaro ah lagu Xukumay…Daawohttps://www.youtube.com/watch?v=68WNFpc9iC0
Continue reading …

R/Wasaare Khayre Oo Amray In Xilka Laga Ceyriyo Gudoomiyaasha Degmooyinka maantay laga bilaabo haday.Daawo

Comments Off on R/Wasaare Khayre Oo Amray In Xilka Laga Ceyriyo Gudoomiyaasha Degmooyinka maantay laga bilaabo haday.Daawo
R/Wasaare Khayre Oo Amray In Xilka Laga Ceyriyo Gudoomiyaasha Degmooyinka maantay laga bilaabo haday.Daawo

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa digniin Culus u jeediyay Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir oo xilligan wajahaya culeysyo uga imaanaya Madaxda dowladda, kaddib markii lagu wargeliyay in wixii hada ka bilowda lagula xisaabtami doono shaqadooda. “Runtii maalin dhoweyd Madaxweynaha waad la kulanteyn, wuxuuna idiin sheegay in uusan ku qanacsaneyn  shaqadiina iyo amni darada magaalada […]

Continue reading …

Farmaajo iyo Kheyre oo Hal Musharax Awoodooda isugu geynaya si uu u noqdo Gudoomiyaha Golaha Shacabka.

Comments Off on Farmaajo iyo Kheyre oo Hal Musharax Awoodooda isugu geynaya si uu u noqdo Gudoomiyaha Golaha Shacabka.
Farmaajo iyo Kheyre oo Hal Musharax Awoodooda isugu geynaya si uu u noqdo Gudoomiyaha Golaha Shacabka.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa awoodooda isugu geynaaya Hal Musharax si qof aan siyaasadooda la jaanqaadi Karin uusan ugu guuleysan Guddooomiyaha Golaha Shacabka. Kulamo aan kala joogsi laheyn oo ka socda Madaxtooyada Soomaaliya iyo Xafiiska Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa laga filan karaa in sida ay wax […]

Continue reading …

Wafti ka socda DFS iyo DG oo uga qaybgalay Puntland Shirka Midnimada Warbaahinta Soomaaliya.Daawo

Comments Off on Wafti ka socda DFS iyo DG oo uga qaybgalay Puntland Shirka Midnimada Warbaahinta Soomaaliya.Daawo
Wafti ka socda DFS iyo DG oo uga qaybgalay Puntland Shirka Midnimada Warbaahinta Soomaaliya.Daawohttps://www.youtube.com/watch?v=tLWOz-Mhvcc
Continue reading …