Qudbadii Sagootinka ee Madaxwaynaha Soomaliya Maanta ka Jeediyay kulankii Jawaari..Daawo

Qudbadii Sagootinka ee Madaxwaynaha Soomaliya Maanta ka Jeediyay kulankii Jawaari..Daawo

Khudbad Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa casho sharaf u sameeyay guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sh Cismaan Jawaari.Waxaa, sidoo kale, kasoo qeybgalay Ra'iisul Wasaaraha, Ku Simaha Guddoomiyaha, ahna Guddoomiye K/Xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka, Guddoomiyaha K/Xigeenka 2aad, Xildhibaannada labada Aqal iyo Wasiirro ka tirsan Xukuumadda. Posted by Villa Somalia on Thursday, April 12, 2018

Read More