Home » 2018 » April » 09
RW Itoobiya Abiy Ahmed oo Amaanay Halgamayaashii Soomaliya..Daawo

RW Itoobiya Abiy Ahmed oo Amaanay Halgamayaashii Soomaliya..Daawo

https://www.youtube.com/watch?v=ZYWJ7zLxclg

Maxaa ka jira in iscasilaadii Jawaari ay ka dambaysay Lacagtii Shalay.

Comments Off on Maxaa ka jira in iscasilaadii Jawaari ay ka dambaysay Lacagtii Shalay.
Maxaa ka jira in iscasilaadii Jawaari ay ka dambaysay Lacagtii Shalay.

Senetor Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka mid ah Golaha aqalka sare ee dalka ayaa sheegay in uusan tuhmeynin in uu guddoomiyihii hore ee bGolaha shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari uu qaatay lacag. Senetor-ka ayaa sheegay in Guddoomiye Jawaari uu qaatay  go’aan odaynimo hayeeshee waxaa uu sheegay in aysan jirin tuhunka qaarkii ee magaalada ku jira. […]

Continue reading …

War Deg Deg ah Jawaari oo Is Casilay.

Comments Off on War Deg Deg ah Jawaari oo Is Casilay.
War Deg Deg ah Jawaari oo Is Casilay.

Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari guddoomiyahii golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa iska casilay xilkii uu hayey. Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee golaha shacabka C/weli Muudey ayaa xildhibaanno saakay tagay golaha shacabka waxa uu ka hor akhriyey warqad uu sheegay in guddoomiye Jawaari isku casilay islamarkaana uu u qoray madaxweyne Farmaajo. Warar ay Hornafric ka […]

Continue reading …