Maxay ahayd lacagtii Imaaraadka ee lagu qabtay Garoonka Muqdisho..?

Maxay ahayd lacagtii Imaaraadka ee lagu qabtay Garoonka Muqdisho..?

Kadib markii la fasaxay diyaaradii siday lacagtii faraha badanayd oo galabta lagu qabtay Garoonka diyaaradaha Muqdisho kuna socotay Safaaradda Imaaraadka ee magaalada Muqdisho ayaa warar kala duwan kasoo baxayaan halka ay ku danbeysay lacagtaasi. Saraakiil ka tirsan NISA ayaa xaqiijiyey inay lacagtaasi ay ku wareejiyeen Bankiga Dhexe iyadoo halkaasi lagu hubin doono halka ay ku socotay cadadkeeda iyo xaqiiqada ku saabsan shixnadaasi lacageed. Safaaradda Imaaraadka ayaa la timid warqad qoraal ah oo kusaabsan keenista lacagta…

Read More

Maxaa ka Jira in Madaxweyne Farmaajo Mooshin Laga Keenay.

Maxaa ka Jira in Madaxweyne Farmaajo Mooshin Laga Keenay.

Xildhibaano iyo dad kale duwan oo Hornafric Xiriir la samaysay ayaa noo sheegay in aanay jirin mooshin ka duwan midka Jawaari ee weli la isku maandhaafsan yahay warar saacadihii la soo dhaafay suuqa la soo geliyay oo ahaa in Mooshin cusub uu jiro uu yahay mid waxba kama jiraan. Sidoo kale dhinacii kale ee taageerayaasha Jawaari ayaa kulamo u socdaan waxaana iyana qorsheynayaan in ajandahoodii horay u degsanaa inay berri la tagaan shirka sidaasna uu…

Read More

Waa Kuma Shaqsiga Kheyre Uu La Rabo Inuu Noqdo Guddoomiyaha Golaha Shacabka?

Waa Kuma Shaqsiga Kheyre Uu La Rabo Inuu Noqdo Guddoomiyaha Golaha Shacabka?

Ra’iisul wasaaraha dalka, Xasan Cali Kheyre ayaa diyaarsaday shaqsiga bedali lahaa guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari kaasi oo dad badan ay yaqaanaan. Kheyre ayaa xilkaan la raba wasiirka difaaca Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh maadaama uu kasoo jeedo beelaha xaqqa ugu leh kursigan. Kheyre ayaa shaqsigan ku dooranaya inuu yahay qof isaga taageersan, islamarkaana aan hadalkiisa diideyn, saxiix walbana uu ka qaadan karo. Siyaasiyiin badan ayaa qaba in haddii ay dhacdo in shaqsigan xilkaan helo…

Read More

Ganacsade Caan ahaa oo la Toogtay iyo Xiisad adag oo ka Taagan Laascaanood.

Ganacsade Caan ahaa oo la Toogtay iyo Xiisad adag oo ka Taagan Laascaanood.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay Xiisad ka dhalatay Ganacsade lagu dilay xalay Xaafad ka mid ah degmadaasi. Ninka xalay lagu dilay Laascaanood ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Maxamed Cabdi Timir. Maleeshiyo Hubeysan oo ka carreysan dilka Ganacsadaha ayaa Saakay lagu arkay Xaafado ka mid ah degmada. Maleeshiyadda ayaa u abaabulan qaab beeleed waxaana ay sheegeen in Ganacsadaha loo dilay Aano…

Read More

Mooshinkii Jawaari oo markale Barri Loo madlan sanahay.

Mooshinkii Jawaari oo markale Barri Loo madlan sanahay.

Farriimo qoraalo ka yimid Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka ayaa loo kala diray xildhibaanada, kaasoo loogu sheegayo Xildhibaanada in berri uu jiro kulanka Baarlamaanka, ajandahana yahay Mooshinka Jawaaro laga keenay. Farriimahan ayaa soo dhacay xilli daqiiqado ay wada hadalo u socdeen Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiye Jawaari iyadoo labada maalmood ee la soo dhaafay ay socdeen dadaalo iyo waan waan xal loogu raadinayay khilaafka. Warar soo baxaya ayaa sheegaya inuu jiro kala aragti duwanaan u dhaxeeya…

Read More