Home » 2018 » April » 05
Degmo ka mida Muqdisho oo Dagaal uu ka dhacay ayaa…

Degmo ka mida Muqdisho oo Dagaal uu ka dhacay ayaa…

Wararka inaga soo gaaraya degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal uu ka socdo xaafada 77 ee degmadaasi. Dagaalkan oo si gaar ah uga socdo meel ku dhow Haanta-dheer ayaa waxa uu u dhaxeeyaa laba Maleeshiyo beeleed oo isku qabsaday dhul ku yaalla halkaasi. Dadka degaanka ayaa waxa ay sheegeen in […]

Qalin jabintii geerida dhashay!

Comments Off on Qalin jabintii geerida dhashay!
Qalin jabintii geerida dhashay!

Inta la xaqiijiyay in ka badan 70 caruur ah ayaa ku dhimatay, weerar lagu qaaday xaflad qalin jabin ah oo ka dhaceysay School Qur’aanka lagu barto oo ku yaala degmada Dasht-e-Archi ee gobalka Kunduz ee wadanka Afganistan, sida ay marqaatiyaal u sheegeen TV-ga Aljazeera. Diyaaradaha Mareykanka iyo kuwa Afganistan ayaa la sheegay iney duqeynta fuliyeen. […]

Continue reading …

Gudoomiye Mahad Cawad oo noqday Tarjumaanka Ciidamada Uganda…Daawo

Comments Off on Gudoomiye Mahad Cawad oo noqday Tarjumaanka Ciidamada Uganda…Daawo
Gudoomiye Mahad Cawad oo noqday Tarjumaanka Ciidamada Uganda…Daawo

Gudoomiye ku xigeenka 3’xaad ee Golaha Shacabka Soomaliya ayaa noqday Tarjumaanka Ciidanka Uganda..Daawo Sadex Qodob oo loosoo jeediyay Golaha Shacabka ka dhagayso Tarjumaanka Amisom Mr. Cawad. Mahad Cawad oo markaan ah Wadani u doodaya dadka Soomaliyeed…Daawo   Waxaa marka is waydiisaa shacabka Soomaliyeed ma isku halayn karaan dadkaan aan Damiirka lahayn?        

Continue reading …