Alaha U Naxariistee waxaa la Xaqiijiyay Geerida Fanaanadii Codka Shimbaraha Lahayd ee….

Alaha U Naxariistee waxaa la Xaqiijiyay Geerida Fanaanadii Codka Shimbaraha Lahayd ee….

Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaaliland ayaa laga xaqiijiyay in goordhaw magaaladaasi ku geeriyootay Allaha u naxariistee fanaanada qaranka Sahra Axmed Jaamac. Fanaanada ayaa la sheegay in ay u geeriyootay xanuun hayay sida ay xaqiijiyeen eheladeeda waxaana Fanaanadan mudooyinkii dambe ay ka mid ah Fanaaniin badan oo ku noolaa magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland. Allaha u naxariistee Fanaanada Sahra Amed Jaamac ayaa kamid aheyd Hoobalada Waabari  waxa ayna kamid aheyd fanaaniinta ugu caansan looguna jeclaa…

Read More

In ka badan 25 Arday oo ku Sumoowday Muqdisho ka dib Jalaato ay Cuneen iyo xaaladooda oo..

In ka badan 25 Arday oo ku Sumoowday Muqdisho ka dib Jalaato ay Cuneen iyo xaaladooda oo..

Sida ay xaqiijiyeen Maamulka Iskuulka Global oo ku yaalla degmada Kaaraan Arday ka badan 25 Arday ayaa ku sumowday Jalaato ay dhuuqaayeen. Ardaydaan ayaa la sheegay in xanuun uu kusoo booday markii ay Jalaatadda  Afka Saareen waxaana loo cararay Isbitaal. Sidda ay Xaqiijiyeen Maamulka Iskuulka iyo dadka degaanka arday ayaa qaarkooda ku jira Xaalad Adag waxaana la sheegay in laga raacay Jalaato. Maamulka Gobolka Banaadir ayaa u Gurmaday Durba Ardaydaas iyagoona sheegay inay Baaritaano ku…

Read More

DEG DEG: Amisom oo Ciidamadii Jawaari kala wareegtay Xaruntii Golaha Shacabka & Arin cusub oo soo..

DEG DEG: Amisom oo Ciidamadii Jawaari kala wareegtay Xaruntii Golaha Shacabka & Arin cusub oo soo..

Taliyaha ciidamada AMISOM iyo ciidamo uu wato ayaa goor dhoweyd gaaray xarunta Baarlamaanka Soomaaliya iyadoo  ka saaray ciidamadii taabacsanaa Guddoomiye Jawaari iyo guddoomiye ku xigeenka labaad Mahad Cawad. Taliyaha AMISOM Gen. Paul Lokech oo xalay la kulmay Guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa kula ballamay inaan wax ciidamo ah lala gelin gudaha xarunta Baarlamaanka waxaana dhacday xaalad ka duwan iyadoo taliyeyaasha ciidamada dalka ay shaaciyeen in ciidamo aan la aqoon ay Guddoomiye Jawaari iyo ku…

Read More

Taliyaasha Ciidanka dowlada oo Shir Jaraa’id qabtay kana hadlay Ciidankii Jawaari ee la wareegay maantay Xarunta BF.

Taliyaasha Ciidanka dowlada oo Shir Jaraa’id qabtay kana hadlay Ciidankii Jawaari ee la wareegay maantay Xarunta BF.

Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho shir jaraa’id si wadajir ah ugu qabtay Taliyaasha ciidanka Nabad Sugida, Milatariga , Booliiska iyo Asluubta waxa ayna ka hadleen ciidankii maanta la sheegay in ay la wareegeen xarunta Golaha shacabka. Taliyaasha ayaa shirkooda jaraa’id ku sheegay in Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaaliya iyo kuxigeenkiisa labaad ee xadgudub ku sameeyeen laamaha amaanka ayna ciidamo hubeesan aan la isla ogeyn la galeen xarunta golaha shacabka. Waxa ay sheegeen Taliyaasha in Gudoomiye Jawaari iyo kuxigeenkiisa…

Read More