Home » 2018 » April » 03
Cali Sandule “Waar iidooroow wax aad dhacdaan iyo Kursi aad ku Fariisataan Baan Xaalkiinu dhaafsiisnayn” Daawo

Cali Sandule “Waar iidooroow wax aad dhacdaan iyo Kursi aad ku Fariisataan Baan Xaalkiinu dhaafsiisnayn” Daawo

https://youtu.be/OZtNmj5qbxg?t=17m38s

UNSOM oo Tababar u Furay Ciidanka Booliska Somaliland…Daawo

Comments Off on UNSOM oo Tababar u Furay Ciidanka Booliska Somaliland…Daawo
UNSOM oo Tababar u Furay Ciidanka Booliska Somaliland…Daawohttps://www.youtube.com/watch?v=aGwIMxBmj7Q
Continue reading …

Puntland oo xukun dil ah ku riday Askari 2-Xidigle ah oo Gaari Tikniko Ugala goostay Somaliland

Comments Off on Puntland oo xukun dil ah ku riday Askari 2-Xidigle ah oo Gaari Tikniko Ugala goostay Somaliland
Puntland oo xukun dil ah ku riday Askari 2-Xidigle ah oo Gaari Tikniko Ugala goostay Somaliland

Maxkamadda Ciidamada Maamulka Puntland ee Dambiyada culus ayaa xukun dil ah ku ridday mid ka mid ah Askarta Maamulka Puntland kaas oo lagu eedeeyay in uu u goostay dhinaca Maamulka Somaliland. Maxkamadda waxay xukun dil ah ku ridey dambiile Maxamed Maxamuud Guure kaasoo 21 March 2018 kala baxsadey ciidamada Puntland gaari tikniko ah oo qalabaysan. […]

Continue reading …

Jawaari “Madaxweyne Farmaajo wuxuu igu yiri is Casil sabab la’aan”.Daawo

Comments Off on Jawaari “Madaxweyne Farmaajo wuxuu igu yiri is Casil sabab la’aan”.Daawo
Jawaari “Madaxweyne Farmaajo wuxuu igu yiri is Casil sabab la’aan”.Daawo

Shir Jaraaid oo uu qabtay Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayuu ku sheegay in Madaxweynuhu ku yiri is casil isagoon samayn wax dib u heshiisiin ah iyo isku geenida labada Dhinac ee is haya. “Madaxweynaha wuxuu igu yiri is casil waan ka diiday Isma casilaayo sabab ayaan isku casilayaa Waxaan ku imid sharci […]

Continue reading …

Wasiirka Arimaha Dibada ee dalka UK oo ka dalbaday Itoobiya in ay la wadaagto isbadalka lagu samaynayo Soomaliya iyo Sudan .

Comments Off on Wasiirka Arimaha Dibada ee dalka UK oo ka dalbaday Itoobiya in ay la wadaagto isbadalka lagu samaynayo Soomaliya iyo Sudan .
Wasiirka Arimaha Dibada ee dalka UK oo ka dalbaday Itoobiya in ay la wadaagto isbadalka lagu samaynayo Soomaliya iyo Sudan .

Wasiirka Arimaha Dibada ee dalka UK Boris Johson ayaa Madaxwaynaha dalka Itoobiya ee cusub Abiy Ahmed Ali ka codsaday in uu la wadaago isbadalka uu doonayo in laga sameeyo Somaliya iyo koonfurta Sudaan. Boris Johson ayaa barta kulamada soo dhigay hadal aad ay ula yaabeen umada Soomaliyeed oo¬† Wasiirku yiri.. Boris Johnson “Congratulation to Dr […]

Continue reading …