Home » 2018 » April » 02
Xildhibaano Ku Shiray Muqdisho Oo Ka Digay In Arbacada Mooshinka La Horgeeyo BF!

Xildhibaano Ku Shiray Muqdisho Oo Ka Digay In Arbacada Mooshinka La Horgeeyo BF!

Xildhibaanada la magac baxay Badbaadada baarlamaanka oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Halka ay wax marayaan oo ku aadan Dadaaladii Madaxweynaha iyo Mooshinka Jawaari. Xildhibaanadan oo Boqol ku dhow ayaa Kulan qado ahaa oo ay isugu yimaadeen kadib waxey Faahfaahiyeen waxyaabaha ka soo baxay kulankii ay uga hadlayeen, qorshaha marxaladda xigta, arrimaha […]

Jawaari oo Go’aan lama filaan ah ka qaatay Shaqo joojintii C/weli Muudey ku sameeyay Xoghayaha guud ee BF .

Comments Off on Jawaari oo Go’aan lama filaan ah ka qaatay Shaqo joojintii C/weli Muudey ku sameeyay Xoghayaha guud ee BF .
Jawaari oo Go’aan lama filaan ah ka qaatay Shaqo joojintii C/weli Muudey ku sameeyay Xoghayaha guud ee BF .

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Maxamad Sheekh Cismaan Jawaari ayaa waxba kama jiraan iyo sharci darro ku tilmaamay go’aankii Gudoomiye ku xigeenka koowaad Cabdiwali Sheekh Ibrahim Muudey uu shaqada kaga joojiyay Xogeyaha Guud ee Baarlamanka Cabdikarim Xaaji Cabdi Buux. Guddoomiye Jawari oo qoraal soo saaray goor dhoweyd ayuu sheegay in go’aankaasi aanu heysan wax […]

Continue reading …

RW Cusub ee Itoobiya oo Maanta la Dhaariyay….Daawo

Comments Off on RW Cusub ee Itoobiya oo Maanta la Dhaariyay….Daawo
RW Cusub ee Itoobiya oo Maanta la Dhaariyay….Daawohttps://www.youtube.com/watch?v=yZrGBwX6ZAQ
Continue reading …