MD Farmaajo iyo RW Khayre Maka Fakireen Danta Guud.?

MD Farmaajo iyo RW Khayre Maka Fakireen Danta Guud.?

Hardanka Siyaasadeed ee ka dhacay Soomaliya waxuu u saamaxay in qof kasta ay Siyaasadu la gasho waxii isaga dan u ah taas na waxay keentay in dantii guud ay lunto tan gaar ahna la hormarsho. Tusaale yar hadaan ka baxsho arimaha ka taagan hada SoomAaliya, Dawlada Qadar waxay DFS ugu ya-boohday lacag gaaraysa Malaayin Doolar laakiin Madaxda DFS waxay sheegeen in ay si siman ugu  qabin doonaan dhaqaalahaas  D/Goboleedyada dalka ka jira. Shacabka Soomaaliyeed iyo…

Read More

Qarax Qorshaysan oo lagu dilay Saraakiil kasoo Jeeda Puntland.

Qarax Qorshaysan oo lagu dilay Saraakiil kasoo Jeeda Puntland.

Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa lagu dilay Saraakiil kasoo jeeda Puntland.Dilkaan oo uu sabababay nin is miidaamiyay. Dilkaan ayaa ah mid la soo  qorsheeyay in lagu dilo Saraakiil Maqaaxi Fadhiday. Puntland ayaa ah meesha kaliya ee Soomaliya inta badan lala eegto dilalka Qorshaysan marka  loo eego deegaano badan oo Soomaliya ka tarsan. Arinkaan ayaa imaanaya xili Dawlada Puntland ay qorshaynayso in ay xiriir Caalmi ah la gasho Imaaraadka kaas oo mid ka caawiya la Dagaalanka lagula…

Read More
1 2 3