Muxuu ahaa Xeerkii ay Barlamnka Somaliya uga mamnuuceen dalka DP World.

Muxuu ahaa Xeerkii ay Barlamnka Somaliya uga mamnuuceen dalka DP World.

Baarlamaan Federaalka Soomaaliya ayaa meel mariyay xeer dalka looga mamnuucayay Shirkada DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraatka shirkadan ayaana  ku xad gudubtay jiritaanka Qaranka Soomaaliya. Kulanka Baarlamaanka Federaalka waxaa soo xaadiray 170-Xildhibaan waxaana xeerkan dalka looga mamnuucay Shirkada DP World ansixiyay 168-Xildhibaan waxaana diiday hal xildhibaan waxaa sidoo kale ka aamusay xal Xildhibaan oo kale. Xeerkan dalka looga mamnuucay Shirkada DP World ayaa loogu magac daray ”Xeerka Dhowrida Gobonimada iyo Midnimada Gayiga Soomaaliya ”…

Read More

Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta DFS oo u jawaabay Somaliland & Xayiraadii .SO oo..

Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta DFS oo u jawaabay Somaliland & Xayiraadii .SO oo..

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Tignolojiyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa jawaab cad ka bixiyey hadalkii kasoo yeeray Maamulka Somaliland ee ku saabsanaa inay mamnuuceen adeegsiga astaanka Soomaaliya ee .SO. Wasiirka Eng. Cabdi Canshuur Xasan ayaa go’aankaasi ku tilmaamay mid khaldan oo aan u adeegeynin danaha dadka, shirkadaha, hay’adaha iyo jaamacadaha Soomaaliyeed, maadaama ay halkaas ku weynayaan in la aamino iyo inay wax la qabsan karaan shirkadaha iyo hay’adaha kale ee ajnabiga ah. Waa Kan AKHRISO QORAALKA…

Read More

Ma ogtahay inuusan Caawa Seexanayayn Madaxwayne Farmaajo Madaxtooyada?

Ma ogtahay inuusan Caawa Seexanayayn Madaxwayne Farmaajo Madaxtooyada?

madaxweynaha jambuuriyadda federaalka mudane farmaajo ayaa caawa ku hoyonaya wasaaradda gaashaandhigga ee ku taalla degmada deyniile ee magaalada Muqdisho sidoo kale madaxweynaha waxaa kula hoyanaya xarunta madax dowladda oo iyagana go’aanka la qaatay xarunta wasaaradda gaashaandhigga uu madaxweynuhu uu caawa ku hoyanayo ayuu si toos ah ugu guuray iyadoo warar hoose aan helay ii xaqiijiyeen inuu xafiiskiisii shaqada xataa hakaasi uu u raray ugu danbeyn madaxweynaha ayaa maalmaha soo socda hagi doonna ciidanka oo idil…

Read More

Yaa Somaliland u Ogolaan karo iney Hesho “Ictiraaf” Ma Somalia mise Beesha Caalamka?

Yaa Somaliland u Ogolaan karo iney Hesho “Ictiraaf” Ma Somalia mise Beesha Caalamka?

Maamulka Somaliland ayaa ku doodaya in sanado ka hor ay ka go’een Soomaaliya inteeda kale islamarkaana ay yihiin Dowlad madax banaan oo Aqoonsi raadis ah. Beesha caalamka ayaa wali Aqoonsan Somaliland waxayna u arkaan qeyb ka mid ah Soomaaliya ama maamul Goboleed hoos taga Dowladda dhexe ee Muqdisho. Hadda Su’aasha taagan ayaa waxay tahay Yaa Somalia siin kara Aqoonsiga Dowladnimo ama “ Ictiraafka Dowladnimo’? Dowlado badan ayaa isku dayay iney qabtaan shirar ay ku wada…

Read More