AKHRISO:- Talaabadan Haddii La Qaado Waa Mid U Wanaagsan Amniga Magaalada Muqdisho!!

AKHRISO:- Talaabadan Haddii La Qaado Waa Mid U Wanaagsan Amniga Magaalada Muqdisho!!

Muqdisho waa Magaallo aan Amni wanaagsaneyn dadka qaar waxa ay yiraahdaan Naf bini’aadam lagu aamini karo wallow ay jiraan aragtiyo kuwaas diidan sida loo nool yahay markaad Aragto. Degmooyinka Muqdisho hadda waxaa maamula wiilal iyo gabdho ay niyaddoodu raacday gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Thabit Cabdi Maxamed waxay mushaar ahaan u qaataan min 2,000 oo Dollar. 2,000 oo dollar kana dheeriya Mushaarka Gudoomiyaha degmadda waxaa lagu bixiyaa ilaaladdiisa 4,000 oo dollar ayaa iyana lagu bixiyaa…

Read More

Daawo Sawirada Madaxweynaha & Raisul Wasaaraha India oo qaabilay R/Wasare ku Xigeenka Somalia Mahdi Khadar.

Daawo Sawirada Madaxweynaha & Raisul Wasaaraha India oo qaabilay R/Wasare ku Xigeenka Somalia Mahdi Khadar.

Madaxweynaha dalka Hindiya Ram Nath Kovind, Ku-xigeenkiisa Venkaiah Naidu iyo Ra’iisul wasaaraha dalkaasi Narendra Modi ayaa si wadajir aqalka Madaxtooyadda ee dalkaasi ugu qaabilay wefdigii uu hogaaminayay Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Md. Mahdi Mohamed Gulleid (Khadar) oo maalmahan booqanayey dalka India. Soomaaliya ayaa sanadkaan nasiib u heshay ka qaybgalka shirkaasi, Ra’isul wasaare xigeenka ayaana khudbad ka jeedin doonaa Madasha shirka. Madaxda ugu saraysa dalka Hindiya ayaa wadajir saf ugu galay soo dhoweynta Ra’iisalwasaare xigeenka…

Read More

Waa Sidee Habka ay doonayso DF inay Amisom Kagala Wareegto Amniga.

Waa Sidee Habka ay doonayso DF inay Amisom Kagala Wareegto Amniga.

Mudane Xasan Cali Kheyre Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta shir guddoomiye kulan dowladda Soomaaliya ay ugu soo bandhigeysay Beesha Caalamka Qorsha Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM lagala wareegayo amaanka dalka. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay xubno matalayey Beesha Caalamka iyo madax ka socotay dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya, waxaana lagu sharaxay kulanka qorshaha ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed ay AMISOM ugala wareegayaan amanka Soomaaliya. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh…

Read More

Ciidamada Imaaraadku tababarray oo Caawa Gurigiisa kala baxay Mas’uul ka tirsan Maamulka G/Banaadir.

Ciidamada Imaaraadku tababarray oo Caawa Gurigiisa kala baxay Mas’uul ka tirsan Maamulka G/Banaadir.

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada uu tababaray Imaaraadka Carabta ee magaalada Muqdisho ay caawa howlgal ay fuliyeen ku afduubteen mid ka mida mas’uuliyiinta maamulka Gobolka Banaadir. Ciidamadan ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen hoyga masuulkan oo lagu magacaabo Shariif Awliyaale, kaasoo ahaa guddoomiyaha waaxda Jaamacadaha ee degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, iyagoo kadibna u kaxeystay meel aan la garaneyn. Lama sheegin sababta ay ciidamadan u kaxeysteen guddoomiye waaxeedkan iyo waxa…

Read More