Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Daah furay Mashruuc dib loogu dhisayo Magaalada Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Daah furay Mashruuc dib loogu dhisayo Magaalada Muqdisho

Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa daah furay wajiga 1-aad ee mashruuca dib u dhiska magaalada Muqdisho oo ay maal gelinayso Dawladda Jarmalka. Wajiga koowaad ee Mashruucan oo ku bilaaban doonaa dhismaha 19 waddo oo laga hirgelin doono Degmooyinka Xamerweyne, Shingaani, Cabdicasiis, Xamar-jajab, Hawlwadaag, Boondheere, Warta Nabada iyo barnaamijyo qeyb ka qaadanaya shaqo abuurka dhalinyarada ayaa waxaa daah furkiisa qeyb ka ahaa Safiirka Dawladda Jarmalka ee Soomaaliya Marwo Jutta…

Read More

DEG DEG: Wasiiru Dowlaha Amniga K/Galbeed iyo Xildhibaan ka tirsan Hirshabelle oo goordhaw Qarax lagu dilay

DEG DEG: Wasiiru Dowlaha Amniga K/Galbeed iyo Xildhibaan ka tirsan Hirshabelle oo goordhaw Qarax lagu dilay

Wasiiru Dowlaha Amniga Konfur Garbed iyo Xildhibaan ka tirsan Hirshabeele Oo Kamid Ahaa Wafdiga Madaxweyne Shariif Oo Maanta Gaarey Garoonka Balidoogle Ee Gobolka Shabelaha hoose ayaa u geeriyooday Qarax Miino Kula Qarxatay Gaari ay Saarnaayeen Inta U Dhaxeysa Afgooye Iyo Wanla Weyn. C/qaadir C/raxmaan Oo Loo Yaqaano (Baraf) oo ahaa Wasiir Dowlaha Amniga Maamul Goboleedka K/Galbeed kana mid ahaa Mudanayaasha Baarlamanka ee isla Maamulkaas iyo Xildhibaanka Hirshabeele Axmed Cabdi Faarax ayaa sababsaday Gaarigay saarnaayeen oo…

Read More

XOG: Wasiir ka tirsan DF oo Kenya kala hadlaya in Somalia ka Tanaasusho Dacwada Badda

XOG: Wasiir ka tirsan DF oo Kenya kala hadlaya in Somalia ka Tanaasusho Dacwada Badda

Warar xog-ogaal ah oo aan ka helnay magaalada Nairobi waxay sheegayaan in uu kulan qarsoodi ah dhexmaray Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Avv. Xassan Xaaji Xuseen iyo Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Kenya Githu Muigai. Sida ay xogtu caddaynayso waxyaabihii ay ka wada hadleen waxaa ugu muhiimsan sidii dawladda Soomaaliya iyo dawladda Kenya ay u furi lahaayeen wadahadal khuseeya arrimaha dacwadda badda ee ka dhaxaysa labada dal Kenya iyo Soomaaliya, taasoo ay dawladda Kenya horay u codsatay…

Read More

Dagaalka Al-Shabaab iyo DF,AMISOM oo Weji cusub yeeshay & AMISOM war cusub soo saartay

Dagaalka Al-Shabaab iyo DF,AMISOM oo Weji cusub yeeshay & AMISOM war cusub soo saartay

Afhayeenka Ciidamada AMISOM Lieutenant Colonel Wilson Rono ayaa sheegay iney hadda bilaabayaan howlgalo wadooyinka magaalooyinka dalka la isugu furay balse ay kordheen weerarada dhaba galka ah Ciidamadooda ay kala kulmayaan dagaalyahada Al-Shabaab. Rono Afhayeenka Ciidamada AMISOM ayaa sheegay in ciidamada Al-Shabaab ay adeegsadaan dagaalka jabhadeynta oo ah dagaal adag wuxuuna rajo xumo ka muujiyay qorshe ay ku doonayaan iney isugu furaan magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo oo deegaannada u dhexeeya inta badan ay maamusho Xarakada Mujaahidiinta…

Read More

Madaxweyne Gaas oo Xafiiskiisa ku qaabilay Simon Brooks iyo wafti la socdey

Madaxweyne Gaas oo Xafiiskiisa ku qaabilay Simon Brooks iyo wafti la socdey

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiiskiiska Madaxtooyada Puntland ee Garowe ku qaabilay wafti ka socdey hay’adda ICRC oo uu hoggaaminayey Madaxa ICRC Soomaaliya Simon Brooks. Wafdiga hay’adda ICRC oo uu hoggaaminayey Madaxa ICRC Soomaaliya Simon Brooks waxaa ka mid ahaa xubno ka tirsan hay’adda ICRC oo ay ka mid ahaayeen isu duwaha hay’adda ICRC Soomaaliya Peter Lick Iyo Madaxa hay’adda ICRC xafiiskeeda Garowe Abdifatah Fandhaal.   Kulanka Madaxweynaha iyo hay’adda ICRC oo…

Read More