Siyaasi Buubaa oo kasoo horjeestay Heshiiska Saami qeybsiga Dekada Berbera

Siyaasi Buubaa oo kasoo horjeestay Heshiiska Saami qeybsiga Dekada Berbera

Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa ka soo horjeestay heshiiska Maamulka Somaliland uu la galay sharikadda DP World ee laga leeyahay Imaaraadka iyo Dowladda Itoobiya oo saami laga siiyay maalgashiga Dekadda Berbera. Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa waxaa uu sheegay in Maamulka Somaliland ay qalad ku tahay in 30% kaliya ay Somaliland qaadato halka 70% ay la wareegtay Dowladda Imaaraadka iyo Dowladda Itoobiya. Buubaa ayaa sheegay in Somaliland ay ahayd in ay qaadato ugu yaraan 51% taas…

Read More

Hal Talaabo Oo Lagu Baajin Karo Saamiga 19%Kiiba Ee Ethiopia Ku Yeelaneyso Dekedda Berbera!!.

Hal Talaabo Oo Lagu Baajin Karo Saamiga 19%Kiiba Ee Ethiopia Ku Yeelaneyso Dekedda Berbera!!.

Sida uu ku sheegay aqoonyahanka Soomaaliyeed ee Cabdi Ismaaciil Samatar warqad furan oo uu soo diray heshiiskii berbera ee Soomaaliland la gashay Imaaraadka iyo Ethiopia wuxuu ahaa mid kamid ah qaladaadkii ugu waa waynaa ee siyaasadda Soomaaliya laga galo. Ma jirto cid iswayddiisay sidee bay ku muteysteen Ethiopia saamigaas? maaddaama sharci ahaan ay qalad tahay in dal dal kale illihiisa dhaqaalle kula shirkoobo. Golaha baarlamaanka Soomaaliya iyo golaha fulinta waxaa la gudboon in ay ashtiko…

Read More

Turkiga Oo Soomaaliya Ku Wareejiyay Darees Cusub Iyo Halis Ka Taagan In Uu Gacanta U Galo Alshabaab

Turkiga Oo Soomaaliya Ku Wareejiyay Darees Cusub Iyo Halis Ka Taagan In Uu Gacanta U Galo Alshabaab

Dowladda Turkiga oo saaxiibbo dhow la ah dhiggeeda SOomaaliya ayaa ku wareejisay madaxda ciidanka qalabka sida dhar Tuutte ah oo gaar u ah qaar kamid ah ciidamada qalabka sida. Dharka la qeybiyay ayaa ahaa kuwa iskugu jira Isku joog, Koofiyado, Kabo iyo dhammaan waxyaabaha muhiimka u ah lebbiska ciidanka. Abaandduulaha ciidanka qalabka sida Jeneraal Cabdullahi Cali Caanood ayaa u mahadceliyay wasaaradda gaashaandhigga Turkiga oo uu ku sheegay in ay si wanaagsan uga qeyb qaadaneyso dhismaha ciidanka…

Read More

3-Arrin oo haddii RW Kheyre si deg deg ah u fulin kashifeysa inuu wax ka ogyahay Heshiiska DP World & S/land

3-Arrin oo haddii RW Kheyre si deg deg ah u fulin kashifeysa inuu wax ka ogyahay Heshiiska DP World & S/land

Xukuumadda Soomaaliya oo uu Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ugu horeeyo ayaa lagu eedeynayaa iney wax ka ogyihiin Heshiiska Shirkadda DP World iyo Somaliland. Heshiiskan oo dad badan ka yaabiyay ayaa waxaa siyaabooyin kala duwan uga hadlay Shacabka Soomaaliyeed,madaxda Qaranka iyo Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanada qaarkood ayaa sheegay in dhamaan Heshiisyada shirkada DP World ay la gashay maamulada Soomaaliya qaarkood ay yihiin sharcidaro aan la soo marsiin Baarlamaanka islamarkaana ansixinin. Wasiirkii hore ee Wasaaradda…

Read More

Marka Damiirka Qofka Noolyahay Meel Dheer Buu wax ka Fiirshaa.

Marka Damiirka Qofka Noolyahay Meel Dheer Buu wax ka Fiirshaa.

Tusaale Nool Luushi !! لوشي المبارك Calaa Mubaarak Waa Gabar Wariye ah oo Reer Sudan ah Waxay Caan Ku Tahay Magaca Luushi ”لوشي” Da’adeedu Waa 23-jir Waana Shakhsiga Ugu Caansan Social Mediaha Dalka Sudan. Gabadhan ayaa Waxay Soo Jiidatay Oo Ka helay Nin Maal-qabeen Sucuudiyan ah oo Rabay Inuu Guursado Isagoo Usoo Bandhigay Aduun Lacageed Gaaraya 25-Millionoo Dollar oo Maher ah Iyo Guri Qasri ah oo uu Gabadhan Uga Dhisayo Magaalada Riyaad Ee Caasimada Boqortooyada Sucuudiga…

Read More