QORMO QIIMO LEH: Baro 6-Laacib oo Magac wayn ku leh kubbada cagta oo soo ISLAAMAY

QORMO QIIMO LEH: Baro 6-Laacib oo Magac wayn ku leh kubbada cagta oo soo ISLAAMAY

Waxaan idin soo xulnay 6 Laacib oo Magac iyo sumcad wayn ku lahaa kubbada cagta oo qaatay Diinteena Islaamka kaddib markii uu ilaah ku hadiyeeyay. FIIRO GAAR AH: Laacibiintaan ma ahan kuwa waqti xaadirkaan soo islaamay. 1. Emmanuel Adebayor: Kabtankii hore ee xulka Togo ee imin weerarka kaga ciyaara naadiga İstanbul Başakşehir ee dalka Turkiga ayaa soo islaamay 2015. Waxaa la soo dhigay Baraha Bulshada iyadoo Towxiidka loo qabanayo Adebayor waliba xaflad si wayn looga…

Read More

Ciidamada Dowlada iyo AMISOM oo dib ula wareegay Balcad iyo Al shabaab oo Saldhiga kasii deysay Maxaabiis Badan

Ciidamada Dowlada iyo AMISOM oo dib ula wareegay Balcad iyo Al shabaab oo Saldhiga kasii deysay Maxaabiis Badan

Xaalada degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa haatan degan ka dib markii ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ay ka saareen xoogag taabacsan Al-shabaab oo maanta barqadii qabsaday. Ciidamo gurmad ah oo ka tirsan kuwa dowlada iyo AMISOM ayaa la sheegay iney gaareen degmadaas iyagoo dagaal rogaal celis ah ku qaaday Al-Shabaabkii halkaas qabsaday oo muddo saacado ah ku sugnaa. Sida wararku sheegayaan xoogaga Al-shabaab ayaa intii aan halkaas laga saarin waxay qalab badan ka qaateen…

Read More

Qaasaraha Ka dhashay Weerarkii ismiidaminta ahaa ee Afgooye.

Qaasaraha Ka dhashay Weerarkii ismiidaminta ahaa ee Afgooye.

Khasaaro xoog leh ayaa ka dhashay Qarax ismiidaamin ah oo maanta lagu weeraray saldhig ay ciidamada dowlada Soomaaliya ku leeyihiin degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose iyo qarax kale oo lala beegsaday ciidamadii gurmadka ahaa ee dhaawacyada ka soo qaaday goobtaasi. Weerarkan ayaa loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay. Waxaa lala eegtay ciidamo tababar ka helay dowlada Isutaga Imaaraadka Carabta, waxayna wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in ilaa 10 askari ay ku dhinteen qaraxa…

Read More

Ciidamo Kenyan ah oo Bur buriyay Xaruntii Shirkada Hormuud..

Ciidamo Kenyan ah oo Bur buriyay Xaruntii Shirkada Hormuud..

Ciidamada Kenya ayaa gebi ahaan Burburiyey Xarunta Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom ee deegaanka Dhamase kaas oo qiyaastii 60 Km u jira degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. Wararka ayaa sheegay in dhismaha Shirkadda Hormuud ee deegaankaasi Dhamase ay Ciidamada Kenya qarax xoogan ku xireen ayna dhulka la simeen sida uu Warbaahinta u xaqiijiyay Col Aadan Xirsi Rufle oo ka mid ah Saraakiisha Xoogga dalka Soomaaliyeed. “ Waxaa Bur buray Dhismihii Isgaarsiintii dhexe ee Dhamase oo xiriirineysay…

Read More