Daawo Sawirada Muwaadin Somaaliyeed oo Mag dhow u helay in Kabadan 3 Milyan balse iska diidan…

Daawo Sawirada Muwaadin Somaaliyeed oo Mag dhow u helay in Kabadan 3 Milyan balse iska diidan…

Xaashi Cumar Xasan oo ah Muwaadin Soomaaliyeed oo in ka badan 17-sano ku xirnaa xabsi kuyaala dalka Talyaaniga ayaa iska diiday lacag dhan 3,181 malyan oo euro oo magdhaw ahaan ugu xukuntay Maxkamada Perugia ee dalka Talyaaniga. Muwaadinkan Soomaaliyeed ayaa ku xirnaa xabsi lagu xiro Maafiyada Talyaaniga mudo 17-sano ah , waxaana lagu soo eedeeyay in uu wax ka malageegay dil Muqdisho loogu geestay Gabar Wariye ah iyo Sawir Qaade u dhashay Talyaaniga. Waxa uu sheegay  Xaashi…

Read More

Thaabid Cabdi oo ka hadlay Go’aankii MD Farmaajo ku joojiyay Kullankii Xildhibaanada kuna taliyay 6-Qodob.

Thaabid Cabdi oo ka hadlay Go’aankii MD Farmaajo ku joojiyay Kullankii Xildhibaanada kuna taliyay 6-Qodob.

Taabit Cabdi oo sheegay inuusan jirin siyaasi ka macaashi doona dagaalka siyaasadeed ee Muqdisho ka socda Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi, ayaa soo jeediyay dhowr talo oo xal u noqon kara xiisada siyaasadeed ee ka taagan Muqdisho. Taabit ayaa sheegay in dagaalka siyaasadeed ee ka socda Muqdisho inuusan jirin siyaasi ku faa’iidi doona wuxuu u mahad celiyay madaxweyne Farmaajo ,madaxdii hore iyo beesha Caalamka kuwaas oo door ka qaatay in la baajiyo kulankii manta…

Read More

Deg Deg Madaxweyne Farmaajo oo Baajiyay Kulankii Mooshinka.

Deg Deg Madaxweyne Farmaajo oo Baajiyay Kulankii Mooshinka.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa baajiyay kulankii maanta la filayay in Xldhibaanada golaha shacabka ku yeeshaan magaalada Muqadisho. Sida aan wararka ku helnay Madaxweyne Farmaajo ayaa xalay xili dambe la kulmay Gudoonka iska soo horjeeda ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxa uuna kala hadlay xiisada sii xoogeesatay ee Baarlamaanka ka dhax aloosan. Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay in Madaxweynaha Soomaaliya uu maanta baajiyay kulankii Baarlamaanka Federaalka ku balan sanaayeen….

Read More

Madaxweynayashii Hore ee Soomaliya oo ka hadlay Xaalada siyaasadeed ee Dalka.

Madaxweynayashii Hore ee Soomaliya oo ka hadlay Xaalada siyaasadeed ee Dalka.

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Shiikh Maxamuud ayaa baaq kasoo saaray xaaladda cakiran iyo khilaafka hareeyay Baarlamaanka Soomaaliya oo salka ku haya mooshinka laga keenay guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari). Iyagoo Baraha Bulshada iyo Mediaha ku baahiyaya aragtidooda Xaalada siyaasadeed ee dalku ku jiro xili uusan wali ka hadlin Madaxweynaha haatan talada haya ee Farmaajo ayaa hadalkooda wuxuu ahaa mid kawada turjumaya In la ilaaliyo Xasiloonida wadanka. Sh Shariif “Iyadoo maanka…

Read More

Maxaa Ka Dhici kara Bari Xarunta Baarlamanka iyadoo ciidamo ….

Maxaa Ka Dhici kara Bari Xarunta Baarlamanka iyadoo ciidamo ….

Xildhibaano labo u kala jaban ayaa bari laga yaabaa iney ku kulmaan guriga Golaha Shacabka ee Muqdisho  walaac xoogan ayey arrintaan ka muujinayaan shacabka Soomaalidu meel walba oo ay joogaan.  Garabka xukuumada taageersan oo isticmaalaya gudoomiye kuxigeenka koowaad C/wali Muudeey ayaa iyaguna ku jawaabay inuusan mooshinkii dhicisoobin oo uu sidisii yahay waxey ku balameen bari iyo xarunta Baarlamanka Ajandaha kulankooda waxey ku sheegeen mooshinkii laga keenay gudoomiye Jawaari. Labo garab iyo labo Ajande —————————- Jawaari…

Read More

Tacsi..AU Abdirashiid Ahmed Gayre oo ku Geeryooday dalka Maraykanka..

Tacsi..AU Abdirashiid Ahmed Gayre oo ku Geeryooday dalka Maraykanka..

Allaha u naxariisto, waxaa Magaalda Minneapolis ku geeryaday Xalay Abdirashiid Ahmed Gayre… Abdirashiid ayaa u geeryooday Xanuun Wadnaha uga soo booday xamaynkii Xalay ahaa…Jaaliyada Soomaliyeed ee dalka Marayka iyo Kanada ayaa tacsi u diraya eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeryooday Marxuumku waxayna Alle uga baryayaan in uu samir iyo Imaan kasiiyo qoskiisa iyo Eheladiisa geerida ku timid oo dagdagaa. Umada Soomaliyeed ayaa Alle uga baryay Marxuumka  in uu Janatul Fardowsa galiyo Aamiin..Aamiin..

Read More

Qormo kooban Hadii uu Jawaari guuleysto ama laga adkaado Maxaa dhacaaya.

Qormo kooban Hadii uu Jawaari guuleysto ama laga adkaado Maxaa dhacaaya.

Wali waxaa taagan muranka mooshinka xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Somalia ay ka keeneen gudoomiyaha Baarlamanka Maxamed Cismaan Jawaari. Mooshinkaan ayaa lagu abaabulay 24 saac gudahood markii ay xukuumadu ogaatay in la qoraayo mooshin ka dhan ah Ra’iisul wasaare Kheyre. Hada xaalku waa sidee ? ————————– 20 cisho ku dhowaad waxaa hakad ku jira howlihii xukuumada iyo midii golaha shacabka hotelada magaaladu waxey noqdeen kuwo aad mashquul u ah  lacag badan ayaa soo gashay magaalada oo…

Read More

Aqbaaradkii Ugu Dambeeyay Doorashada Dalka Masar.

Aqbaaradkii Ugu Dambeeyay Doorashada Dalka Masar.

Cod bixiye-yaasha dalka masar ayaa kala dooranaya Madaxweynaha talada haya iyo musharraxa kaliya ee la tartamaya. Cod bixiye-yaasha dalka Masar ayaa maanta oo isniin ah u dareeray goobaha cod bixinta doorashadaas oo ay ka qayb galayaan Madaxweyne Abdel Fatah al-Sisi iyo hal musharax oo la tartamaya. Doorashadaan ayaa kooxaha xuquuqda aadana u dooda ay ku dhaliileen in dadka tartamayaa ay yar yihiin. Moussa Mustafa Moussa waa hoggaamiye xisbi aan aad loo aqoon oo horay u…

Read More

Madaxwayne Farmaajo Oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadlay Arrinta Beled Xaawo

Madaxwayne Farmaajo Oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadlay Arrinta Beled Xaawo

Madaxweyne Farmaajo Ayaa kala hadlay dhiggiisa dalka Kenya xiisadda iyo muranka ka taagan degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo. Farmaajo ayaa ka codsaday in Ciidamada Kenya Ay hakiyaan darbiga Ay ka dhisayaan degmada balad-xaawo. Sidoo kale madaxwaynaha ayaa ugu baaqay shacabka Beled Xaawo in ay is dejiyaan xaaladdana ay sideedii hore kusoo celiyaan. Wakaaladda wararka ee SONNA ayaa baahisay in madaxwaynaha uu dhowaan qaban doono shir jaraa’id oo uu kaga hadlayo arrintaas.

Read More

Qudbadii Marin ha’baabinta ahayd ee Muuse Biixi Maanta Jeediyay..Daawo

Qudbadii Marin ha’baabinta ahayd ee Muuse Biixi Maanta Jeediyay..Daawo

Qudbad uu jeediyay Madaxwaynaha Soomaliland ayuu ku sheegay in aysan Somaliland waligeed ka qayb galin Doorashada Soomaliya inteeda kale ay ku doortaan Madaxwaynaha iyo Xukuumadiisa..Ayaandaro waxuu ilaaway Muuse wax cashar halkaas ka siiya… RW ku xogeenka dalka Soomaliya ilaa Cabdulaahi Yuusuf ilaa hada waxuu kasoo jeeday Somaliland, Gudoomiyaha Maxkamada Sare waxuu kasoo jeedaa Somaliland, Gudoomiyaha Aqalka Sare waxuu kasoo jeedaa Somaliland gaar ahaan Ragaan waxay aad isugu dhawyihiin Madaxwaynaha Soomaliland hada ka taliya ee Muuse…

Read More

“Markay Kenya Dhulkeena Qaadato ayna Atkaato Soo Celintiisa Ayaan Mooshinka Qiimihiisa Ogaanaynaa” …

“Markay Kenya Dhulkeena Qaadato ayna Atkaato Soo Celintiisa Ayaan Mooshinka Qiimihiisa Ogaanaynaa” …

Odayaasha ku dhaqan Magaalada Beledxaawo ee Gobolka gedo ayaa fariin adag udiray Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya. Xildhibaanada ayaa mudooyinkan aad ugu mashquulsanaa Mooshinka ka dhanka ah Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ee la doonayo in xilka laga tuuro iyadoo laba garab ay ukala Jabeen Baarlamaanka Kuwo waxey wadaan Mooshinka halka kuwo kalena ay Jawaari ka difaacayaan. Nabadoon Idiris Cabdi oo kamid ah Odayaasha sida weyn looga yaqaano Gedo Kuna sugan Beledxaawo oo ay ka…

Read More

Hilib Qurmay oo AMISOM lahayd oo lagu qabtay Suuqyada Muqdisho.

Hilib Qurmay oo AMISOM lahayd oo lagu qabtay Suuqyada Muqdisho.

Ciidamada Booliska degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir ayaa galabta aasay hilib qurmay oo ay ku qabteen gaari nooca Soomaalida u taqaano DYNA iyo Mooto Bajaaj. Hilibkaas ayaa shaqsiyaadkii watey oo gaarayay 14 waxay sheegeen inuu ka halaabay ciidamada AMISOM isla markaana ay iyagu doonayeen inay ku iibiyaan degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir. Shaki badan ayaa markii hore laga muujiyey waxa uu ahaa hilibkaas, hase ahaatee Waaxda fayo dhowrka ee Maamulka gobolka Banaadir oo baaritaan ku…

Read More

Kenya oo qaati looga taagan yahay dhismaha darbiga Iyo Xaalada oon sahlanayn.

Kenya oo qaati looga taagan yahay dhismaha darbiga Iyo Xaalada oon sahlanayn.

Guddoomiyaha Gobolka Gedo Mudane Maxamed Muxumed Maxamed ayaa sheegay in wada hadalkiisa u socday labada Maamul ee Belad-Xaawo iyo Mandheere  uu dhicisoobay sababa la xiriira dhismaha darbiga labada magaalo oo Kenya ay dib u bilowday. Guddoomiyaha oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in wada hadalka ay la galeen Maamulka Mandera uu ujeedkiisu ahaa in la xoojiyo wada shaqeynta labada maamul iyo labada magaalo ee dariska ah oo ay iska kaashadaan dhanka amniga oo uu xusay…

Read More

Heshiisyo Muhiim ah oo Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada ee Maanta.

Heshiisyo Muhiim ah oo Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada ee Maanta.

Shirka golaha wasiirrada Soomaaliya oo uu guddoominayay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa lagu ansixiyay heshiisyo lala soo galay Dowladda Turkiga, iyadoo sidoo kale looga hadlay hannaanka caddaalada amniga, dhaqaalaha iyo doorashooyinka 2020-ka. Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa waxa uu golaha uga warbixiyay Safarkii uu ku tegay Dalka Hindiya, isagoo sheegay in Madaxweynaha Dalka Hindiya ay ka wadahadleen xariirka Labada Dal iyo sidii loo xoojin lahaa, wuxuuna intaa raaciyay…

Read More

Dowlada Soomaaliya oo casuumaad u fidisay afar Madaxweyne oo afrikaan ah

Dowlada Soomaaliya oo casuumaad u fidisay afar Madaxweyne oo afrikaan ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Amb. Ahmed Issa Awad oo shalay ka qeybgalay Shir madaxeedka tobanaad ee gaarka ah ee Madaxda iyo Hoggaamiyeyaasha Afrika ee ku qabsoomay Magaalada Kigali ee caasimadda Rwanda kana wakiil ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Mr. Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmaajo) ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay qaar ka mid ah Madaxda ka qeyb gashay shirkaasi. Ahmed Issa Awad ayaa isaga oo fulinaya talooyinka wax ku oolka ah ee…

Read More

SAWIRO: 9-ka mid ah Haweenka Nadaafada G/Banaadir oo la sumeeyay & cida ka danbeysa oo la ogaaday

SAWIRO: 9-ka mid ah Haweenka Nadaafada G/Banaadir oo la sumeeyay & cida ka danbeysa oo la ogaaday

Haween ka shaqeenayay Nadaafada Dagmada Cabdicasiis ayaa lagu buufiyay wax loo maleenayo Sun waxaana ku buufiyay Rag watay Gaari Noha ah oo aan taargo la heyn kaasi oo goobta ka baxsaday. Haweenka Sunta lagu buufiyay tiradooda waxa ay gaareysaa 9 waxaana liidata xaaladda Afar kamid ah Haweenkaasi oo jirkooda uu isbadalay kuwaas oo loo qaaday Spitaalka Erdugan ee Ex Digfeer. Maamulka Dagmada C/casiis ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay dhacdadaasi iyaga oo dhanka kale sheegay inay ku…

Read More

Qasaaraha Qaraxii Galabtay ka dhacay Muqdisho + Sawiro.

Qasaaraha Qaraxii Galabtay ka dhacay Muqdisho + Sawiro.

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qaraxa gaari loo adeegsaday oo galabta ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Qaraxaan ayaa ka dhacay Wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan maqaaxi lagu shaaxeeyo oo ka soo horjeeda Hotelka Wehliye. Sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen dad ku sugnaa goobta uu qaraxa ka dhacay balse ka badbaaday gaariga ayaa qarxay inta uusan hoteelka gaarin wuxuuna ku qarxay goob dadka ay ku badnaayeen. Warar soo baxaya ayaa…

Read More

Guddiga Aqalka sare oo RW Kheyre ka dalbaday inuu Ciidamada ka qaado Xarunta BF Iyo Jawaabta ay la kulmeen.

Guddiga Aqalka sare oo RW Kheyre ka dalbaday inuu Ciidamada ka qaado Xarunta BF Iyo Jawaabta ay la kulmeen.

Guddigii Aqalka Sare ee Baarlamaanka u saareen Arrinta Mooshinka laga keenay guddoomiyaga Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa sheegay in kulan ay la yeesheen Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre ay ka dalbadeen inuu ciidamada ka qaado xarunta Baarlamaanka. Guddigan oo maanta Shir jaraa’id oo ku qabtay Muqdisho ayaa shaaciyey in Ra’iisal wasaare Kheyre kulankii ay la yeesheen ay uga dalbadeen inuu ciidamada cusub ka qaado xarunta Baarlamaanka isla markaana xaaladda ku soo celiyo sidii…

Read More

Olole loogu jiro in la xiro aaladda Facebook oo meel xasaasi ah maraya & Arin Cusub oo laga helay…

Olole loogu jiro in la xiro aaladda Facebook oo meel xasaasi ah maraya & Arin Cusub oo laga helay…

Waxaa sii xoogeystay ololaha loogu jiro in la xiro warbaahinta bulshada ee Facebook, kadib markii la sheegay in macluumaad badan oo malaayiin dadka adeegsada leeyihiin la xaday. “Dhammaanteen waxaan kasoo wareegnay MySpace. Si la mid ahna waan ka wareegi karnaa Facebook. Tani waxa ay ahayd farriin lagu gudbiyay Twitter ka dib markii ay soo baxday eedeynta ah in shirkadda Cambridge Analytica ay adeegsatay xogta shakhsiga ah ee 50 milyan oo ah dadka adeegsada barta Facebook,…

Read More

Horta Yey ka amar qaataan Ciidamada Imaaraatka Tababareen ee ku sugan Muqdisho ?

Horta Yey ka amar qaataan Ciidamada Imaaraatka Tababareen ee ku sugan Muqdisho ?

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya Generaal Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod ayaa ka hadlay dagaal khasaaro geestay oo maanta Isgooska Tarabuunka ku dhax maray ciidamo kawada tirsan dowlada Soomaaliya. Generaal Gorod ayaa sheegay in dagaalka maanta dhacay uu dhax maray ciidamo kawada tirsan dowlada Soomaaliya waxa uuna sheegay taliyaha in ciidamada dagaalamay ay isku qaldameen. Taliyaha ciidanka Xooga Soomaaliya ayaa meesha ka saaray in ay jiraan ciidamo ka amar qaata Imaaraatka waxa uuna sheegay in ciidankan…

Read More
1 2 3 5