Is this a research or an April Fools day?

Is this a research or an April Fools day?

“Popularity of the regional presidents was generally low in the regions. Out of the 6 regions sampled only two regional federal state presidents had more than 50% confidence rating. These are Southwest State with 55% and Jubbaland with 52%. The rest had scores ranging from 43% and 31% with the lowest confidence score registered by Puntland at 31%”.3 Ironically what is written on the  research and the reality are  different.But pls do not laugh but…

Read More

R/Wasaare Khayre Oo Amray In Xilka Laga Ceyriyo Gudoomiyaasha Degmooyinka maantay laga bilaabo haday.Daawo

R/Wasaare Khayre Oo Amray In Xilka Laga Ceyriyo Gudoomiyaasha Degmooyinka maantay laga bilaabo haday.Daawo

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa digniin Culus u jeediyay Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir oo xilligan wajahaya culeysyo uga imaanaya Madaxda dowladda, kaddib markii lagu wargeliyay in wixii hada ka bilowda lagula xisaabtami doono shaqadooda. “Runtii maalin dhoweyd Madaxweynaha waad la kulanteyn, wuxuuna idiin sheegay in uusan ku qanacsaneyn  shaqadiina iyo amni darada magaalada waxaa idinku soo celinayaa farriinta Madaxweynaha idin soo gaarsiiyay laga bilaabo maanta amniga magaalada waa in aad sida ugu dhaqsiyaha…

Read More

Farmaajo iyo Kheyre oo Hal Musharax Awoodooda isugu geynaya si uu u noqdo Gudoomiyaha Golaha Shacabka.

Farmaajo iyo Kheyre oo Hal Musharax Awoodooda isugu geynaya si uu u noqdo Gudoomiyaha Golaha Shacabka.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa awoodooda isugu geynaaya Hal Musharax si qof aan siyaasadooda la jaanqaadi Karin uusan ugu guuleysan Guddooomiyaha Golaha Shacabka. Kulamo aan kala joogsi laheyn oo ka socda Madaxtooyada Soomaaliya iyo Xafiiska Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa laga filan karaa in sida ay wax u rabaan ay u dhacaan Madaxda dalka, waxaana iyagoo ka cabsi qaba in lagala dhex baxo ay balanta kaga baxeen…

Read More

Maxaa ka jira in iscasilaadii Jawaari ay ka dambaysay Lacagtii Shalay.

Maxaa ka jira in iscasilaadii Jawaari ay ka dambaysay Lacagtii Shalay.

Senetor Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka mid ah Golaha aqalka sare ee dalka ayaa sheegay in uusan tuhmeynin in uu guddoomiyihii hore ee bGolaha shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari uu qaatay lacag. Senetor-ka ayaa sheegay in Guddoomiye Jawaari uu qaatay  go’aan odaynimo hayeeshee waxaa uu sheegay in aysan jirin tuhunka qaarkii ee magaalada ku jira. Xildhibaanka ayaa sheegay in Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari uu u fududeeyay dadka iyo dalka islamarkaana go’aan gaaray xilli adag,waxaana uu…

Read More

War Deg Deg ah Jawaari oo Is Casilay.

War Deg Deg ah Jawaari oo Is Casilay.

Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari guddoomiyahii golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa iska casilay xilkii uu hayey. Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee golaha shacabka C/weli Muudey ayaa xildhibaanno saakay tagay golaha shacabka waxa uu ka hor akhriyey warqad uu sheegay in guddoomiye Jawaari isku casilay islamarkaana uu u qoray madaxweyne Farmaajo. Warar ay Hornafric ka heshay guddoonka golaha shacabka ayaa xaqiijiyey in Jawaari uu is casilay kadib markii uu cadaadiska ku batay iyo isaga oo…

Read More

Maxay ahayd lacagtii Imaaraadka ee lagu qabtay Garoonka Muqdisho..?

Maxay ahayd lacagtii Imaaraadka ee lagu qabtay Garoonka Muqdisho..?

Kadib markii la fasaxay diyaaradii siday lacagtii faraha badanayd oo galabta lagu qabtay Garoonka diyaaradaha Muqdisho kuna socotay Safaaradda Imaaraadka ee magaalada Muqdisho ayaa warar kala duwan kasoo baxayaan halka ay ku danbeysay lacagtaasi. Saraakiil ka tirsan NISA ayaa xaqiijiyey inay lacagtaasi ay ku wareejiyeen Bankiga Dhexe iyadoo halkaasi lagu hubin doono halka ay ku socotay cadadkeeda iyo xaqiiqada ku saabsan shixnadaasi lacageed. Safaaradda Imaaraadka ayaa la timid warqad qoraal ah oo kusaabsan keenista lacagta…

Read More

Maxaa ka Jira in Madaxweyne Farmaajo Mooshin Laga Keenay.

Maxaa ka Jira in Madaxweyne Farmaajo Mooshin Laga Keenay.

Xildhibaano iyo dad kale duwan oo Hornafric Xiriir la samaysay ayaa noo sheegay in aanay jirin mooshin ka duwan midka Jawaari ee weli la isku maandhaafsan yahay warar saacadihii la soo dhaafay suuqa la soo geliyay oo ahaa in Mooshin cusub uu jiro uu yahay mid waxba kama jiraan. Sidoo kale dhinacii kale ee taageerayaasha Jawaari ayaa kulamo u socdaan waxaana iyana qorsheynayaan in ajandahoodii horay u degsanaa inay berri la tagaan shirka sidaasna uu…

Read More

Waa Kuma Shaqsiga Kheyre Uu La Rabo Inuu Noqdo Guddoomiyaha Golaha Shacabka?

Waa Kuma Shaqsiga Kheyre Uu La Rabo Inuu Noqdo Guddoomiyaha Golaha Shacabka?

Ra’iisul wasaaraha dalka, Xasan Cali Kheyre ayaa diyaarsaday shaqsiga bedali lahaa guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari kaasi oo dad badan ay yaqaanaan. Kheyre ayaa xilkaan la raba wasiirka difaaca Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh maadaama uu kasoo jeedo beelaha xaqqa ugu leh kursigan. Kheyre ayaa shaqsigan ku dooranaya inuu yahay qof isaga taageersan, islamarkaana aan hadalkiisa diideyn, saxiix walbana uu ka qaadan karo. Siyaasiyiin badan ayaa qaba in haddii ay dhacdo in shaqsigan xilkaan helo…

Read More

Ganacsade Caan ahaa oo la Toogtay iyo Xiisad adag oo ka Taagan Laascaanood.

Ganacsade Caan ahaa oo la Toogtay iyo Xiisad adag oo ka Taagan Laascaanood.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay Xiisad ka dhalatay Ganacsade lagu dilay xalay Xaafad ka mid ah degmadaasi. Ninka xalay lagu dilay Laascaanood ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Maxamed Cabdi Timir. Maleeshiyo Hubeysan oo ka carreysan dilka Ganacsadaha ayaa Saakay lagu arkay Xaafado ka mid ah degmada. Maleeshiyadda ayaa u abaabulan qaab beeleed waxaana ay sheegeen in Ganacsadaha loo dilay Aano…

Read More

Mooshinkii Jawaari oo markale Barri Loo madlan sanahay.

Mooshinkii Jawaari oo markale Barri Loo madlan sanahay.

Farriimo qoraalo ka yimid Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka ayaa loo kala diray xildhibaanada, kaasoo loogu sheegayo Xildhibaanada in berri uu jiro kulanka Baarlamaanka, ajandahana yahay Mooshinka Jawaaro laga keenay. Farriimahan ayaa soo dhacay xilli daqiiqado ay wada hadalo u socdeen Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiye Jawaari iyadoo labada maalmood ee la soo dhaafay ay socdeen dadaalo iyo waan waan xal loogu raadinayay khilaafka. Warar soo baxaya ayaa sheegaya inuu jiro kala aragti duwanaan u dhaxeeya…

Read More

Degmo ka mida Muqdisho oo Dagaal uu ka dhacay ayaa…

Degmo ka mida Muqdisho oo Dagaal uu ka dhacay ayaa…

Wararka inaga soo gaaraya degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal uu ka socdo xaafada 77 ee degmadaasi. Dagaalkan oo si gaar ah uga socdo meel ku dhow Haanta-dheer ayaa waxa uu u dhaxeeyaa laba Maleeshiyo beeleed oo isku qabsaday dhul ku yaalla halkaasi. Dadka degaanka ayaa waxa ay sheegeen in marqura ay maqleen rasaas fara badan oo la is weedaarsaday kadibna ay dareemeen inuu jiro iska hor imaad u dhaxeeya…

Read More

Qalin jabintii geerida dhashay!

Qalin jabintii geerida dhashay!

Inta la xaqiijiyay in ka badan 70 caruur ah ayaa ku dhimatay, weerar lagu qaaday xaflad qalin jabin ah oo ka dhaceysay School Qur’aanka lagu barto oo ku yaala degmada Dasht-e-Archi ee gobalka Kunduz ee wadanka Afganistan, sida ay marqaatiyaal u sheegeen TV-ga Aljazeera. Diyaaradaha Mareykanka iyo kuwa Afganistan ayaa la sheegay iney duqeynta fuliyeen. Afhayeenka wasaarada difaaca ee Afganistan, Mohammad Radmanish, ayaa u sheegay Al Jazeera in duqeyntan loola dan lahaa madax sare oo…

Read More

Alaha U Naxariistee waxaa la Xaqiijiyay Geerida Fanaanadii Codka Shimbaraha Lahayd ee….

Alaha U Naxariistee waxaa la Xaqiijiyay Geerida Fanaanadii Codka Shimbaraha Lahayd ee….

Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaaliland ayaa laga xaqiijiyay in goordhaw magaaladaasi ku geeriyootay Allaha u naxariistee fanaanada qaranka Sahra Axmed Jaamac. Fanaanada ayaa la sheegay in ay u geeriyootay xanuun hayay sida ay xaqiijiyeen eheladeeda waxaana Fanaanadan mudooyinkii dambe ay ka mid ah Fanaaniin badan oo ku noolaa magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland. Allaha u naxariistee Fanaanada Sahra Amed Jaamac ayaa kamid aheyd Hoobalada Waabari  waxa ayna kamid aheyd fanaaniinta ugu caansan looguna jeclaa…

Read More

In ka badan 25 Arday oo ku Sumoowday Muqdisho ka dib Jalaato ay Cuneen iyo xaaladooda oo..

In ka badan 25 Arday oo ku Sumoowday Muqdisho ka dib Jalaato ay Cuneen iyo xaaladooda oo..

Sida ay xaqiijiyeen Maamulka Iskuulka Global oo ku yaalla degmada Kaaraan Arday ka badan 25 Arday ayaa ku sumowday Jalaato ay dhuuqaayeen. Ardaydaan ayaa la sheegay in xanuun uu kusoo booday markii ay Jalaatadda  Afka Saareen waxaana loo cararay Isbitaal. Sidda ay Xaqiijiyeen Maamulka Iskuulka iyo dadka degaanka arday ayaa qaarkooda ku jira Xaalad Adag waxaana la sheegay in laga raacay Jalaato. Maamulka Gobolka Banaadir ayaa u Gurmaday Durba Ardaydaas iyagoona sheegay inay Baaritaano ku…

Read More

DEG DEG: Amisom oo Ciidamadii Jawaari kala wareegtay Xaruntii Golaha Shacabka & Arin cusub oo soo..

DEG DEG: Amisom oo Ciidamadii Jawaari kala wareegtay Xaruntii Golaha Shacabka & Arin cusub oo soo..

Taliyaha ciidamada AMISOM iyo ciidamo uu wato ayaa goor dhoweyd gaaray xarunta Baarlamaanka Soomaaliya iyadoo  ka saaray ciidamadii taabacsanaa Guddoomiye Jawaari iyo guddoomiye ku xigeenka labaad Mahad Cawad. Taliyaha AMISOM Gen. Paul Lokech oo xalay la kulmay Guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa kula ballamay inaan wax ciidamo ah lala gelin gudaha xarunta Baarlamaanka waxaana dhacday xaalad ka duwan iyadoo taliyeyaasha ciidamada dalka ay shaaciyeen in ciidamo aan la aqoon ay Guddoomiye Jawaari iyo ku…

Read More

Taliyaasha Ciidanka dowlada oo Shir Jaraa’id qabtay kana hadlay Ciidankii Jawaari ee la wareegay maantay Xarunta BF.

Taliyaasha Ciidanka dowlada oo Shir Jaraa’id qabtay kana hadlay Ciidankii Jawaari ee la wareegay maantay Xarunta BF.

Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho shir jaraa’id si wadajir ah ugu qabtay Taliyaasha ciidanka Nabad Sugida, Milatariga , Booliiska iyo Asluubta waxa ayna ka hadleen ciidankii maanta la sheegay in ay la wareegeen xarunta Golaha shacabka. Taliyaasha ayaa shirkooda jaraa’id ku sheegay in Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaaliya iyo kuxigeenkiisa labaad ee xadgudub ku sameeyeen laamaha amaanka ayna ciidamo hubeesan aan la isla ogeyn la galeen xarunta golaha shacabka. Waxa ay sheegeen Taliyaasha in Gudoomiye Jawaari iyo kuxigeenkiisa…

Read More

Puntland oo xukun dil ah ku riday Askari 2-Xidigle ah oo Gaari Tikniko Ugala goostay Somaliland

Puntland oo xukun dil ah ku riday Askari 2-Xidigle ah oo Gaari Tikniko Ugala goostay Somaliland

Maxkamadda Ciidamada Maamulka Puntland ee Dambiyada culus ayaa xukun dil ah ku ridday mid ka mid ah Askarta Maamulka Puntland kaas oo lagu eedeeyay in uu u goostay dhinaca Maamulka Somaliland. Maxkamadda waxay xukun dil ah ku ridey dambiile Maxamed Maxamuud Guure kaasoo 21 March 2018 kala baxsadey ciidamada Puntland gaari tikniko ah oo qalabaysan. Xukunka ayaa waxa uu ka dhacay xarunta maxkamada danbiyada culus ee Ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland halkaas oo uu…

Read More

Jawaari “Madaxweyne Farmaajo wuxuu igu yiri is Casil sabab la’aan”.Daawo

Jawaari “Madaxweyne Farmaajo wuxuu igu yiri is Casil sabab la’aan”.Daawo

Shir Jaraaid oo uu qabtay Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayuu ku sheegay in Madaxweynuhu ku yiri is casil isagoon samayn wax dib u heshiisiin ah iyo isku geenida labada Dhinac ee is haya. “Madaxweynaha wuxuu igu yiri is casil waan ka diiday Isma casilaayo sabab ayaan isku casilayaa Waxaan ku imid sharci waxaan ku baxayaa sharci” “Farmaajo isagaa soo fasaxay xildhibaanada barito shiraya Hadii meeshaas dhibaato ka dhaco ogaada inuu masuuliyadeeda qaadayo…

Read More

Xildhibaano Ku Shiray Muqdisho Oo Ka Digay In Arbacada Mooshinka La Horgeeyo BF!

Xildhibaano Ku Shiray Muqdisho Oo Ka Digay In Arbacada Mooshinka La Horgeeyo BF!

Xildhibaanada la magac baxay Badbaadada baarlamaanka oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Halka ay wax marayaan oo ku aadan Dadaaladii Madaxweynaha iyo Mooshinka Jawaari. Xildhibaanadan oo Boqol ku dhow ayaa Kulan qado ahaa oo ay isugu yimaadeen kadib waxey Faahfaahiyeen waxyaabaha ka soo baxay kulankii ay uga hadlayeen, qorshaha marxaladda xigta, arrimaha barlamaanka ee taagan, nabadgalyada dalka & xaaladda xuduudaha dalka ka soo korortay. Xildhibaanada ayaa ka digay, Kulanka Arbacada ee Baarlamaanka…

Read More

Jawaari oo Go’aan lama filaan ah ka qaatay Shaqo joojintii C/weli Muudey ku sameeyay Xoghayaha guud ee BF .

Jawaari oo Go’aan lama filaan ah ka qaatay Shaqo joojintii C/weli Muudey ku sameeyay Xoghayaha guud ee BF .

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Maxamad Sheekh Cismaan Jawaari ayaa waxba kama jiraan iyo sharci darro ku tilmaamay go’aankii Gudoomiye ku xigeenka koowaad Cabdiwali Sheekh Ibrahim Muudey uu shaqada kaga joojiyay Xogeyaha Guud ee Baarlamanka Cabdikarim Xaaji Cabdi Buux. Guddoomiye Jawari oo qoraal soo saaray goor dhoweyd ayuu sheegay in go’aankaasi aanu heysan wax sharciyad ah isla markaaana guddoomiye ku xigeenka koowaad awood u lahayn inuu shaqo ka fariisin ku sameeyo xoghayaha guud ee…

Read More

Dhalinyaro Soomaali ah oo loo xiray dil loo geystay Gabar Canada u dhalatay .

Dhalinyaro Soomaali ah oo loo xiray dil loo geystay Gabar Canada u dhalatay .

Laba wiil oo Soomaali ah iyo mid kale oo ajnabi ah ayaa lagu xiray Magaalada Toronta ee dalka Canada ka dib markii lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen dil ka dhacay Magaaladaasi. Booliiska Canada ayaa bilaabay 16-kii bishii Maarso inay dad u qabtaan dil loo geystay gabar u dhalatay Wadankaasi. Mid ka mid ah labada wiil ee Soomaalida ah ayaa dacwad oogayaasha waxay sheegeen inuu waday Gaarigii lagu fuliyay dilkaasi Maxkamadna la soo taagi doono…

Read More

Dayax Gacmeedka Ka Lumay China 7 Sano ka hor Oo Berri Soo Dhacaya!

Dayax Gacmeedka Ka Lumay China 7 Sano ka hor Oo Berri Soo Dhacaya!

Dowladda China ayaa shaacisay in 24-ka saac ee soo socda uu dhulka ku soo dhacayo Dayax Gacmeedka lagu magacaabo  Tiangong-1. Laanta cirbixiyeennada China iyo midda Yurub ayaa isku raacay in saadaasha xawaaraha Dayax Gacmeedka ay muujineyso in maalinta Berri oo Isniin ah uu dhulka ku soo dhacayo. Dowladda China ayaa horay u sheegtay in  Tiangong-1,Hawada loo diray sanadkii 2011kii ilaa 2022kana la doonayay in uu shaqeeyo. Waxaa ay Dowladdu sheegtay in  Tiangong-1 uu 24kii saac…

Read More

R/wasaaraha oo maantay Kormeeray wasaarada Maaliyada iyo Wasiir Bayle….

R/wasaaraha oo maantay Kormeeray wasaarada Maaliyada iyo Wasiir Bayle….

R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre ayaa kormeer shaqo iyo bogaadin ku tagay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Dalka kadib guul ay wasaaraddu ka soo hooysay  Dakhliga gudaha Sadexdii Bilood ee la soodhaafay. Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in sare loo qaado Dakhliga Dowladda soo gala taasoo Sadexdii bil ee lasoo dhafay ay noqotay mid aad uga sareysa sanadihii hore dakhliga soo xaroon jiray. R/wasaare Xassan Cali Kheyre ayaa madaxda Wasaaradda Maaliyadda ka…

Read More

Daawo Sawirada Muwaadin Somaaliyeed oo Mag dhow u helay in Kabadan 3 Milyan balse iska diidan…

Daawo Sawirada Muwaadin Somaaliyeed oo Mag dhow u helay in Kabadan 3 Milyan balse iska diidan…

Xaashi Cumar Xasan oo ah Muwaadin Soomaaliyeed oo in ka badan 17-sano ku xirnaa xabsi kuyaala dalka Talyaaniga ayaa iska diiday lacag dhan 3,181 malyan oo euro oo magdhaw ahaan ugu xukuntay Maxkamada Perugia ee dalka Talyaaniga. Muwaadinkan Soomaaliyeed ayaa ku xirnaa xabsi lagu xiro Maafiyada Talyaaniga mudo 17-sano ah , waxaana lagu soo eedeeyay in uu wax ka malageegay dil Muqdisho loogu geestay Gabar Wariye ah iyo Sawir Qaade u dhashay Talyaaniga. Waxa uu sheegay  Xaashi…

Read More

Thaabid Cabdi oo ka hadlay Go’aankii MD Farmaajo ku joojiyay Kullankii Xildhibaanada kuna taliyay 6-Qodob.

Thaabid Cabdi oo ka hadlay Go’aankii MD Farmaajo ku joojiyay Kullankii Xildhibaanada kuna taliyay 6-Qodob.

Taabit Cabdi oo sheegay inuusan jirin siyaasi ka macaashi doona dagaalka siyaasadeed ee Muqdisho ka socda Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi, ayaa soo jeediyay dhowr talo oo xal u noqon kara xiisada siyaasadeed ee ka taagan Muqdisho. Taabit ayaa sheegay in dagaalka siyaasadeed ee ka socda Muqdisho inuusan jirin siyaasi ku faa’iidi doona wuxuu u mahad celiyay madaxweyne Farmaajo ,madaxdii hore iyo beesha Caalamka kuwaas oo door ka qaatay in la baajiyo kulankii manta…

Read More

Deg Deg Madaxweyne Farmaajo oo Baajiyay Kulankii Mooshinka.

Deg Deg Madaxweyne Farmaajo oo Baajiyay Kulankii Mooshinka.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa baajiyay kulankii maanta la filayay in Xldhibaanada golaha shacabka ku yeeshaan magaalada Muqadisho. Sida aan wararka ku helnay Madaxweyne Farmaajo ayaa xalay xili dambe la kulmay Gudoonka iska soo horjeeda ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxa uuna kala hadlay xiisada sii xoogeesatay ee Baarlamaanka ka dhax aloosan. Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay in Madaxweynaha Soomaaliya uu maanta baajiyay kulankii Baarlamaanka Federaalka ku balan sanaayeen….

Read More

Madaxweynayashii Hore ee Soomaliya oo ka hadlay Xaalada siyaasadeed ee Dalka.

Madaxweynayashii Hore ee Soomaliya oo ka hadlay Xaalada siyaasadeed ee Dalka.

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Shiikh Maxamuud ayaa baaq kasoo saaray xaaladda cakiran iyo khilaafka hareeyay Baarlamaanka Soomaaliya oo salka ku haya mooshinka laga keenay guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari). Iyagoo Baraha Bulshada iyo Mediaha ku baahiyaya aragtidooda Xaalada siyaasadeed ee dalku ku jiro xili uusan wali ka hadlin Madaxweynaha haatan talada haya ee Farmaajo ayaa hadalkooda wuxuu ahaa mid kawada turjumaya In la ilaaliyo Xasiloonida wadanka. Sh Shariif “Iyadoo maanka…

Read More

Maxaa Ka Dhici kara Bari Xarunta Baarlamanka iyadoo ciidamo ….

Maxaa Ka Dhici kara Bari Xarunta Baarlamanka iyadoo ciidamo ….

Xildhibaano labo u kala jaban ayaa bari laga yaabaa iney ku kulmaan guriga Golaha Shacabka ee Muqdisho  walaac xoogan ayey arrintaan ka muujinayaan shacabka Soomaalidu meel walba oo ay joogaan.  Garabka xukuumada taageersan oo isticmaalaya gudoomiye kuxigeenka koowaad C/wali Muudeey ayaa iyaguna ku jawaabay inuusan mooshinkii dhicisoobin oo uu sidisii yahay waxey ku balameen bari iyo xarunta Baarlamanka Ajandaha kulankooda waxey ku sheegeen mooshinkii laga keenay gudoomiye Jawaari. Labo garab iyo labo Ajande —————————- Jawaari…

Read More

Qormo kooban Hadii uu Jawaari guuleysto ama laga adkaado Maxaa dhacaaya.

Qormo kooban Hadii uu Jawaari guuleysto ama laga adkaado Maxaa dhacaaya.

Wali waxaa taagan muranka mooshinka xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Somalia ay ka keeneen gudoomiyaha Baarlamanka Maxamed Cismaan Jawaari. Mooshinkaan ayaa lagu abaabulay 24 saac gudahood markii ay xukuumadu ogaatay in la qoraayo mooshin ka dhan ah Ra’iisul wasaare Kheyre. Hada xaalku waa sidee ? ————————– 20 cisho ku dhowaad waxaa hakad ku jira howlihii xukuumada iyo midii golaha shacabka hotelada magaaladu waxey noqdeen kuwo aad mashquul u ah  lacag badan ayaa soo gashay magaalada oo…

Read More
1 2 3 14