SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo si Balaaran loogu soo dhaweeyey Garoowe
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa goor dhaw wuxuu soo gaaray Magaalada Garowe ee caasimada dowladda Puntland, halkaasi oo si wayn loogu soo dhaweeyay. Farmaajo iyo xubnihii Wafdiga la socday, ayaa Garoonka diyaaradaha waxaa loogu soo dhaweeyay si wayn, waxaana halkaasi lagu sii diyaariyay ciidamo ka tirsan kuwa Puntland oo soo dhaweynta Wafdiga Madaxweynaha u diyaarsanaa salaana uu ka qaatay. Sidoo kale dad aad u fara badan oo xaafadaha Magaalada Garowe isaga kala yimid,…
Read More