UAE pledges 3 bln USD investment scheme to support Ethiopia’s forex woes…

UAE pledges 3 bln USD investment scheme to support Ethiopia’s forex woes…

ADDIS ABABA, June 15 (Xinhua) — Ethiopia and the United Arab Emirates (UAE) on Friday signed a 3 billion U.S. dollars loan and investment agreement that would help ease Ethiopia’s ongoing foreign currency shortage. The agreement signed between the two countries’ leaders on Friday, which includes a one billion U.S. dollars foreign currency support, was made as UAE’s Crown Prince and Deputy Supreme Commander of the UAE Armed Forces, Sheikh Mohammed bin Zayed Al Nahyan,…

Read More

Eithopian PM Abiy Ahmed landed in Muqdisho..Watch

Ethiopian PM Abiy ahmed landed in Muqdisho today. Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo and other officials in Somali Government  welcome him at the Airport. Two Governments will discuss  Trade, Investment, Security, Sovereignty  and other matters…Since he came to power this year, Ethiopian PM Abiy Ahmed visited Djabouti, Kenya, and Sudan… The Relationship between Somalia and Ethiopia  seems getting better since two  new Governments came to power in Somalia and Ethiopia.. Ethiopian PM will stay  one…

Read More

‘Somalia at a critical juncture’ says UN’s political chief in her first visit. Watch

‘Somalia at a critical juncture’ says UN’s political chief in her first visit. Watch

Unity is essential for Somalis to achieve lasting peace and stability, the top United Nations political affairs official said on Thursday during a visit to the Horn of Africa country, which faces numerous challenges, including the establishment of an effective federal governance system and a combat against Al-Shabab insurgents. “I wanted to come to show how important Somalia is to the United Nations,” Under-Secretary-General for Political Affairs Rosemary DiCarlo said in an interview after meeting…

Read More

“Landlocked Ethiopia Plans to Build Navy, Prime Minister Says”..

“Landlocked Ethiopia Plans to Build Navy, Prime Minister Says”..

Landlocked Ethiopia is planning to build a navy, Prime Minister Abiy Ahmed said during a briefing of the heads of the country’s National Defense Force. “Following the efforts made to build capacity of our national defense, we built one of the stronger ground and air forces in Africa,” the ruling party-funded Fana Broadcasting Corp. reported Abiy as saying on Friday. “We should build our naval force capacity in the future.” Two calls to the mobile…

Read More

“The U.S. military is dramatically expanding its operations at a former Soviet air strip in Somalia, constructing more than 800 beds at the Baledogle base and other 600 beds are being constructed under the Department of State’s “

“The U.S. military is dramatically expanding its operations at a former Soviet air strip in Somalia, constructing more than 800 beds at the Baledogle base and other 600 beds are being constructed under the Department of State’s “

“The size of the Baledogle has doubled in the last year. There are many more Americans here now, and planes are coming in every day to the base,” one Somali soldier stationed at the base said on the condition of anonymity because he is not authorized to speak to the press. Military leaders have kept a tight lid on U.S. activity in Somalia, but the recent flood of American resources into the country suggests a…

Read More

” I ended up interviewing the foreign minister of Somaliland by the fridge in the corner of a Westminster sandwich shop. This is not the normal place to find a chief diplomat.”

” I ended up interviewing the foreign minister of Somaliland by the fridge in the corner of a Westminster sandwich shop. This is not the normal place to find a chief diplomat.”

I ended up interviewing the foreign minister of Somaliland by the fridge in the corner of a Westminster sandwich shop. This is not the normal place to find a chief diplomat – but Dr Saad Ali Shire seemed content enough. “If we were officially recognised, I’d be surrounded by security and so forth,” I hadn’t thought to book anywhere for our meeting; neither had my interviewee’s handler. The three of us spent an awkward ten…

Read More

SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo si Balaaran loogu soo dhaweeyey Garoowe

SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo si Balaaran loogu soo dhaweeyey Garoowe

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa goor dhaw wuxuu soo gaaray Magaalada Garowe ee caasimada dowladda Puntland, halkaasi oo si wayn loogu soo dhaweeyay. Farmaajo iyo xubnihii Wafdiga la socday, ayaa Garoonka diyaaradaha waxaa loogu soo dhaweeyay si wayn, waxaana halkaasi lagu sii diyaariyay ciidamo ka tirsan kuwa Puntland oo soo dhaweynta Wafdiga Madaxweynaha u diyaarsanaa salaana uu ka qaatay. Sidoo kale dad aad u fara badan oo xaafadaha Magaalada Garowe isaga kala yimid,…

Read More

Kulankii Ansixinta Golaha wasiirada Hirshabelle oo kooram la’aan u baaqday & Muran ka yimid Xildhibaanada

Kulankii Ansixinta Golaha wasiirada Hirshabelle oo kooram la’aan u baaqday & Muran ka yimid Xildhibaanada

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle oo kulankii maanta lagu waday in ay ku yeeshaan magaalada Jowhar ayaa kooram la’aan u baaqday, kaasi oo la qorsheynayay in lagu ansixiyo Golaha Wasiirada uu soo magacaabay Madaxweyne Hirshabeelle Maxamed Waare. Warar madax banaan ayaa sheegaya in ka sokow kooram la’aanta uu u baaqday, Waxaa weheliyay muran iyo dood ka taagnaa xuquuqda Xildhibaanada oo aan muddo 7 bil wax mushaar ah qaadan, Xildhibaanada ayaa loo balan qaaday in la siinayo…

Read More

Muqdisho: Qarax ka dhacay Xerada Jeneraal Kaahiye

Muqdisho: Qarax ka dhacay Xerada Jeneraal Kaahiye

Subaxnimadii hore ayaa qof soo xirtay waxyaabaha qarxa waxa uu isku qarxiyay barxadda hore ee Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliska ee Jeneraal Kaahiye waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac badan. Qof ka mid ah Ciidanka Booliska ee ku sugnaa goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa sheegay in uu arkay dhimashada 7 Askari oo Booliis ah iyo dhaawaca in kabadan 10 kale. Qofka is qarxiyay ayaa la sheegay in uu xirnaa dharka Ciidanka Booliska waxa uuna dhax…

Read More

Muuse Biixi oo maanta loo dhaariyey xilka Madaxweynaha Somaliland

Muuse Biixi oo maanta loo dhaariyey xilka Madaxweynaha Somaliland

Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Maanta si rasmi ah ula wareegay xilka iyadoo lagu Caleemasaaray xarunta madaxtooyada, Khudbad uu jeediyey ayuu u Mahad celiyay Musharaxiintii kula Tartamay Xilka Madaxweynaha Somaliland. Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Somaliland ayaa sidoo kale sheegay in Xafladda lagu Caleemasaaray ay ka soo qeyb galeen Saddex ka mida Shanta Soomaaliyeed oo kala ah Jabuuti, Soomaali Galbeed iyo Somalida Kenya ee NFD, balse ay ka maqan tahay Muqdisho sida uu…

Read More

Dowladda Federaalka oo Cambaaraysay Dilka Wariye Gaabow

Dowladda Federaalka oo Cambaaraysay Dilka Wariye Gaabow

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa si kulul u cambaareeyey dilka loo geystay Wariye Mohamed Ibrahim Gabow oo u shaqeynayay Telefishinka Kalsan kaas oo gaarigiisa miino loogu xiray. Wasiir Eng. Yarisow ayaa yiri “Innaa Lillaahi Wa Innaa ILLeyhu Raajicuun, waxaan u tacsiyadeynayaa qoyskii, bahda saxaafada iyo shacabka Soomaaliyeed oo uu ka tagey marxuumka. Waxaana EEBBE uga baryayaa inuu Jannadii Fardowsa ka waraabiyo, dhammaanteena samir iyo…

Read More

Wariye Ka Tirsan Tv-ga Kalsan Oo Lagu Dilay Qarax Loogu Xiray Gaarigiisa

Wariye Ka Tirsan Tv-ga Kalsan Oo Lagu Dilay Qarax Loogu Xiray Gaarigiisa

Wariye u shaqeynayay Telefishinka Kalsan ayaa galabta lagu dilay qarax loogu xiray gaarigiisa, xilli uu ku sugnaa degmada Wadajir. Qaraxa oo ahaa miinada nuuca dhejiska ayaa qeybta hoose ee kursiga darawalka loogu xiray, kaddibna la qarxiyay. Wariyaha oo lagu magacaabi jiray Maxamed Ibraahim Gaabow ayaa ka mid ahaa Wariyeyaasha ka howl galayay magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in xilliga qaraxa uu dhacayay ay gaariga la saarnaayeen carruur yar oo uu dhalay saaxibkiis oo saarnaa qeybta…

Read More

Shacabka Cabudwaaq oo sheegay inaysan jirin Shabaab deegaanadooda soo galay

Shacabka Cabudwaaq oo sheegay inaysan jirin Shabaab deegaanadooda soo galay

Qaar ka mid ah Shacabka kunool Magaalada Caabudwaaq ee Galmudug ayaa beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab ay galeen degaano hoos yimaada Magaalada Caabudwaaq. Shacabka oo sameeyay Banaanbax waxa ay sheegeen in aysan jirin Shabaab yimid Caabudwaaq iyo degaanada hoos yimaada. Waxa ay sheegeen in aysan aqbali doonin in Shabaab ay soo gaaraan Caabudwaaq, islamarkaana ay la dagaallami doonaan. Maalmihii lasoo dhaafay Warbaahinta qaar waxa ay sheegeen in xubno ka tirsan Al-Shabaab ay gaareen degmada…

Read More

Koobka Maamul Goboleedyada oo maanta Furmaya iyadoo lagu bilaabayo Banaadir iyo Jubbaland

Koobka Maamul Goboleedyada oo maanta Furmaya iyadoo lagu bilaabayo Banaadir iyo Jubbaland

Waxaa galabta lagu wadaa in Garoonka kubadda cagta ee Banaadir Stadium ay ka dhacdo ciyaar u dhaxeysa xulalka Gobolka Banaadir iyo Jubbaland, taasi oo ah cayaarta ugu horeysa ee Tartankan. Tartanka ciyaaraha Dowlad Goboleedyada oo sanadkan ay ka qeyb galayaan xulalka Gobolka Banaadir, Puntland, Jubbaland, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa waxaa la qorsheeyay inuu socdo 8-da ilaa 22-ka bishan December. Labadan xul ee galabta lagu Daah furayo Tartanka ayaa waxa ay saacadihii la soo…

Read More

Dowladda JFS Ayaa Si Buuxda U Taageertay Go’aankii Baarlamaanka Maamul-Goboleedka Ku-Meel-Gaarka Hirshabeele ee Xilka Looga Xayuubiyay Cosoble!

Dowladda JFS Ayaa Si Buuxda U Taageertay Go’aankii Baarlamaanka Maamul-Goboleedka Ku-Meel-Gaarka Hirshabeele ee Xilka Looga Xayuubiyay Cosoble!

  Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa mowqif cad ka qaadatay khilaafka siyaasadeed ee Maamul Goboleedka Hirshabeele; iyada oo taageertay go’aankii Baarlamaanka Hirshabeelle ay xilka uga qaadeen Madaxweynihii-Hore, Mudane Cali Cabdulaahi Cosoble. Kulan aan caadi aheyn oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa waxa Warbixin looga dhegaystay Wasiiradii Jowhar u tagay xaqiiqo-raadinta xiisadda Jowhar ka soo cusboonaatay.   Wafdigaas, oo uu hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee JFS, Mudane Cabdi Faarax Siciid (Juxa), ayaa waxa…

Read More

Pope Francis accuse Trump ‘apocalyptic geopolitics'(Promoting Evangelism)

Pope Francis  accuse Trump  ‘apocalyptic geopolitics'(Promoting Evangelism)

It claims that fake religious arguments are being used to demonise segments of the population – particularly when it comes to migrants and Muslims – and to promote the US as a nation that is blessed by God, without ever taking into account the “bond between capital and profits and arms sales”. “In this Manichaean vision [where the world is divided between good and evil], belligerence can acquire a theological justification and there are pastors…

Read More

UAE’s Military Expansion in Africa…

UAE’s Military Expansion in Africa…

By Awad Mustafa Two overseas Arab military garrisons are being established to secure a hold over one of the world’s most crucial chokepoints, right across the waters from Arabia. The military expansion is a clear reflection of a need felt across the Gulf Arab capitals to regain control of their own security, due to the deteriorating security situation in a region that has been dramatically divided, even before the 2011 Arab Spring, that it is…

Read More
1 2 3 7