Guddiga Aqalka sare oo RW Kheyre ka dalbaday inuu Ciidamada ka qaado Xarunta BF Iyo Jawaabta ay la kulmeen.
Guddigii Aqalka Sare ee Baarlamaanka u saareen Arrinta Mooshinka laga keenay guddoomiyaga Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa sheegay in kulan ay la yeesheen Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre ay ka dalbadeen inuu ciidamada ka qaado xarunta Baarlamaanka. Guddigan oo maanta Shir jaraa’id oo ku qabtay Muqdisho ayaa shaaciyey in Ra’iisal wasaare Kheyre kulankii ay la yeesheen ay uga dalbadeen inuu ciidamada cusub ka qaado xarunta Baarlamaanka isla markaana xaaladda ku soo celiyo sidii…
Read More