Taariikh Nololeedka Musharaxa Madaxwaynaha Puntland Gaas…Daawo

Taariikh Nololeedka Musharaxa Madaxwaynaha Puntland Gaas…Daawo

Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) waxa uu1965-tii ku dhashay Gobolka Mudug, Gaas, waxa uu 1969-1979-kii ka dhiganayay Dugsi Hoose, Dhexe & Sare magaalada Dhuusa Mareeb ee Galgaduud, Soomaaliya. 1980-1984-kiina, Heerka 1-aad ee Jaamacadda ayuu Jaamacadda Ummadda (SNU), Kuliyadeeda Dhaqaalaha, Muqdisho, Soomaaliya ka baxay. 1986-1988-kii, waxa uu Heerka 2-aad ee Jaamacadda ka qaatay Jaamacadda Vanderbilt, NshvilleTennessee, MareykankaHalka uu markale1998-2000-dii Heerka 2-aad ee Jaamacadda ka qaatay Dugsiga Kennedy ee Dowladda oo ka tirsan Jaamacadda Harvard University Cambridge ee…

Read More
1 2 3 4 5 112