Prof. Gaas: “Haddii Aad Aragto Labo Dhaxal Isku Diriraysa, Maxaad Isku Tihiin Lama Yiraahdo?”

Prof. Gaas:  “Haddii Aad Aragto Labo Dhaxal Isku Diriraysa, Maxaad Isku Tihiin Lama Yiraahdo?”

Madaxweynaha Puntland, Prof. Cabdiweli Maxamad Cali Gaas, oo ka jawaabayay Su’aal khusaysay khilaafka soo noqnoqda ee mar walba ka dhex aloosma Dowladda Jamhuuriyadda Fadaraalka ee Soomaaliya iyo Dowlad-Goboleedyada Xubnaha ka ah, ayaa waxa uu uga jawaabay, sidatan: In khilaafka, mar walba soo laab-laabta, ay sababtiisu tahay, iyada oo Madaxda JFS iyo kuwa Dowlad-Goboleedyadu ay Siyaasad Weyn ka dhexayso; haddii aan wax ka dhexayn, inleen la ismaba qabteene.  Waxa uu Madaxweynuhu ugu soo hal-qabtay Oraahdii lahayd:…

Read More

(Daawo:) Cali Khaliif Galaydh iyo Faysal Cali Waraabe oo Ay Shiine Coley iyo Daahir Calasow ku Soo Dhoweeyeen Brussels!

(Daawo:) Cali Khaliif Galaydh iyo Faysal Cali Waraabe oo Ay Shiine Coley iyo Daahir Calasow ku Soo Dhoweeyeen Brussels!

Daawo: Cali Khaliif Galaydh, oo Faysal Cali Waraabe u soo xanbaaray ilaa iyo Brussels, si uu SNM-ta ugu xalaaleeleeyo Gobollada SSC ee Puntland, ayaa iyaga oo dayaysan, waxa Jidka ka helay Shiine Coley iyo Daahir Calasow, kuwaas oo u tilmaamay Hoolka Shirku ka qabsoomayo; kadib markii ay la qaateen kulamo gaar-gaar ah, oo jeesjeeskooda lahaa:    

Read More

Caruurta Amisom oo Afduubtay Radio Muqdisho. ..Daawo

Caruurta Amisom oo Afduubtay Radio Muqdisho. ..Daawo

Caruurta ka shaqaysa Radio Muqdisho iyo Maamulkooda oo dhaqankii dhabta ahaa la soo baxay. Shirkii ka furmay Brussels ee caasimada Belguim oo ah Xarunta looga taliyo Midowga Yurub, ayaa waxaa shirkaas Soomaaliya  uga qayb galay Madaxwaynaha Soomaaliya, RW ku xigeenka Soomaaliya iyo Madaxda Maamul Goboleedyada dalka oo dhan. Ayaandaro, Idaacada  ku hadasho afka Dawlada Soomaaliya ee loo yaqaan Radio Muqdisho ayaa waxay  umada Soomaaliyeed usoo bandhigtay Masawirada Yariisoow oo lagu xardhay meel walba  Radio Muqdisho. Shirkaan…

Read More

(Daawo:) Madaxweynaha Puntland oo Kaga Dhawaaqay Brussels In Gobollada SSC Ay Ka Sifayn Doonaan SNM Xuduudaha Puntland, ee JFS!

(Daawo:) Madaxweynaha Puntland oo Kaga Dhawaaqay Brussels In Gobollada SSC Ay Ka Sifayn Doonaan SNM Xuduudaha Puntland, ee JFS!

Bal, Horta Halkaan Hoose ka Daawo Qaabkii ay Shacabka Puntland ugu soo dhoweeyeen Madaxweynahooda, Dr. Cabdiweli Maxamad Cali Gaas: Iyada oo faahfaahsan, oo si wadajir ah loogu soo dhoweeynayo Madaxda Puntland iyo Jubaland: Halkaan kalana ka daawo Khudbaddii Madaxweyne Gaas uu ka jeediyay Shirka Brussels, ee Somalia Parternership Forum, oo uu ku caddeynayo Mowqifka Puntland ee Duullaanka Qaawan  ee SNM-ta; islamarkaasna uu uga hadlay waxyaabo badan oo xasaasi ah:   Halkaanna ka daawo  Madaxweynaha Puntland,…

Read More

Safiirka Soomaalida ee Belgium  oo Abu-Daacish (Faysal Dhurwaa) ku soo Dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Brussels

Safiirka Soomaalida ee Belgium  oo Abu-Daacish (Faysal Dhurwaa) ku soo Dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Brussels

(Xigasho: allsanaag.com) Safiirka Soomaalida ee Belgium  oo Abu Daacish ku soo dhoweeyey Garoonka Brussels Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Cali Siciid Fiqi, oo ka soo jeeda Beesha Raxanweyn, ee ugu badan Soomaalida is qarxisa, gaar ahaan kuwa Buuraha Calmadow isku qarxiya, oo ay isticmaalaan Maamulka Jeegaanta, ayaa Garoonka Diyaaradaha Brussels ee Dalka Belgium ku soo dhoweeyay Abu-Daacish, oo qaba gabar ka soo jeeda Beesha  Raxnweyn; wiilka Abu-Daacish, oo uu  Fiqi Abti u yahayna, uu dhowaan  isku qarxiyay dalka Syriya. Marka Safiirka…

Read More

(Daawo:) Madaxweyne Gaas oo U Duulay Belgium; Shacabka Puntlandna U Rajeeyay In Uu Maalmo Kooban ku soo Noqon Doono Puntland oo Nabad Ah!

(Daawo:)  Madaxweyne Gaas oo U Duulay Belgium; Shacabka Puntlandna U Rajeeyay In Uu Maalmo Kooban ku soo Noqon Doono Puntland oo Nabad Ah!

Pro. Cabdiweli Maxamad Cali Gaas, Madaxweynaha Puntland, oo ay ka muuqato kalsooni buuxda, ayaa waxaa uu Maanta u dhoofay Belgium, oo uu ka dhici doono Shir looga tashanayo Aayaha iyo Amaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha Puntland, ayaa Shacabka Puntland ugu qalbi-qaboojiyay in uu ku soo noqon doono, Afar Maalmood Gudahood, Puntland, oo NABAD Ah.  Hadalkaas, oo aan Nacas iyo Nacab loo fasirayn, ayaa Shacabka Puntland ku soo wada sagootiyeen:  “Soo noqo adoo Nabad Ah!”  Hadalkaas…

Read More

Daawo: Ciidamadii Adhi-Caddeeye iyo Laascaanood oo Lagu Soo Dhoweeyay Jiidda Hore ee Tukaraq

Daawo: Ciidamadii Adhi-Caddeeye iyo Laascaanood oo Lagu Soo Dhoweeyay Jiidda Hore ee Tukaraq

Ciidamo faro-badan, oo ka soo jeeda Beesha Cilmi Naaleeye Axmad, oo ku qalaybsnaa Hubka Noocyadiisa kala duwan iyo Gawaarida Gaasaaman, ayaa waxa ay ka soo kicitimeen Aagagga Adhi-Caddeeye iyo Laascaanood. Ciidamadaan, oo Beeshu ka soo ururisa ilaa iyo Ari-Caddeeye oo Xagga Waqooyi Galbeed ka xigta Masaafo dhan 85 km, ayaa waxa ku soo dhoweeyay Jiidda Dagaalka ee Tukaraq Guddiga Difaaca ee Puntland. Halkaan Hoose ka daawo Ciidamadaan oo loo qarameeyay in ay ka mid yihiin Ciidamada Puntland:…

Read More

(Daawo) Horin Ka Tirsan Urur Ka Mid Ah Ciidamada Kumaandooska ee Puntland oo Saldhiggoodu Ahaa Xudun Ayaa Lagu Soo Dhoweeyay Jiidda Dagaalka ee Tukaraq!

(Daawo) Horin Ka Tirsan Urur Ka Mid Ah Ciidamada Kumaandooska ee Puntland oo Saldhiggoodu Ahaa Xudun Ayaa Lagu Soo Dhoweeyay Jiidda Dagaalka ee Tukaraq!

Guddiga Difaaca Puntland iyo Saraakiisha Ciidamada Puntland ayaa waxa ay Jiidda Hore ee Tukaraq ku soo dhoweeyeen Horin ka mid ahayd  Urur ka mid ah Ciidamada Kumaandooska ee Puntland, oo Saldhiggodu ahaa Deegaanka Xudun ee Gobolka Sool. Ciidankan oo ku qalabaysnaa Gaadiidka Gaashaman ayaa ka soo kicitimay Degmada Xudun oo xagga Waqooyiga ka xigta Tukaraq Masaafo dhan 85 Kilomitir.    

Read More

Prof. Cali Khaliif Galayr, oo Jeegaantu ku soo Jihaysay Jidkii ay Soo Jibaaxisay Horgalladii uu Hoggaaminayay Prof. Axmad Ismaaciil Samatar!

Prof. Cali Khaliif Galayr, oo Jeegaantu ku soo Jihaysay Jidkii ay Soo Jibaaxisay Horgalladii uu Hoggaaminayay Prof. Axmad Ismaaciil Samatar!

  Cali Khaliif ayaa waxa uu, si dhuumasho ah, ku soo gaaray Magaalada Laascaanood, isaga oo ku sii jeeda Deegaanka Gambar0, oo ay ku sugan yihiin Maleeshiyaadka  SNM.  Waxa halkaas hore u tegay Prof. Axmed ismaacil Samatar, oo u xuubsiitay Dagaal-Ooge, isaga oo Maleeshiyaadka Jeegaanta ugu yaboohay 50 Neef oo Ari ah, oo uu ku gatay Xilka Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Xukuumadda Jeegaanta. Caajiiib!  Waa Siddeetan-Jirro ku Khaatumo-seegay Xil-raadis!    

Read More

(Daawo:) Waxa Umadda Soomaaliyeed Isku Raaceen In Professors-kii Ilma Ismaaciil Samatar Ay Yihiin Caado-Qaatayaal Aan Diin iyo Iimaan Lahayn!

Bal Daawo Gabadhaan Reer Puntland, oo Meel uga soo hartay Professors-ku-Sheegga Reer Minnesota, gaar ahaan Labada Luuddi, ee Luumbi, ee Ilma Samatar, iyo Laciinkii, La-Soo-Seexigii ahaa, Galaydh: Duq Bilow, iyo Dhegaystayaashooduna waxa ay yiraahdeen: Maama Malyuun, iyadu maxay ka Samatarrada Reer Boorame: Isku soo xooriyoo, Cilmi Naaleeye ayaa waxa uu yiri:        

Read More

Guddoomiyaasha Gobollada Nugaal iyo Sool ee Puntland oo Xalay Saqdii Dhexe ku soo Doweeyay Taliyhii booliska ee Jeegaanta Ugu Magacownaa Gobolka Sool!

Guddoomiyaasha Gobollada Nugaal iyo Sool ee Puntland oo Xalay Saqdii Dhexe ku soo Doweeyay Taliyhii  booliska ee Jeegaanta Ugu Magacownaa Gobolka Sool!

Deegaanka Hol-Hol ee Gobalka Sool, oo xagga Waqooyiga ka xigta Tukaraq, ilaa iyo 65 km,  ayaa Xalay Saqdii Dhexe, waxa soo gaaray Darawalkii iyo Gaarigii Taliyihii Qaybta Booliska ee Gobalka Sool ugu magacownaa Jeegaanta, Gaashanle Sare Cabdirisaaq, oo ay Shalay Xilka ka qaadeen; kadib, markii uu fulin waayay Awaamiir lagu caburinayay Shacabka Laascaanood. Guddoomiyayaasha Gobollada Nugaal iyo Sool ee Puntland, oo ka soo kicitamay Caasimadda Puntland, ee Garoowe, ayaa soo gaaray Hol-Hol, oo Masaafo ahaan…

Read More

(Daawo:) Guddoomiyaha Gobolka Karkaar oo Beeniyay Qoraalkii Naflacaariga Ahaa, ee ka Soo Fulay Mucaaradka Jiritaanka Puntland; Kaas oo, Mar Kale, Loo Soo Kiraystay Website-ka Garoweonline, oo ay Mulkiilkiilaha ka Yihiin Ilmo-Faroole

Wax la cayrsho “Been baa u gaabiso’e”, Guddoomiyaha Gobolka Karkaar, Mudane Cabdullaahi Maxamad Barre (Caato), oo Shir-Jara’aid ku qabtay Qardho, ayaa ku beeniyay war ay soo  qoreen Website-ka Garoweonline.com, oo si toos ah ay u maamulaan Wiilashii Madaxweynihii Hore ee Puntland, Faroole, oo Saaxadda Siyaasadda Soomaaliya uga dhacay Darajada Senatornimada ee Aqalka Sare; Xaalad Labada Aqal ee Guddiga Dastuurku ay ka doorteen Warlord Cabdi Qaybdiid. Website-ka Garowe Online, oo caan ku noqday Xiqdiga iyo Xaasidnimada ay…

Read More
1 2 3 101