Prof. Jurile oo U Caqliceliyay Saxaafadda iyo Ashkhaasta Federaal-Diidka Ah; oo Islamarkaas Taageeray Go’aankii ay Puntland ka Qaadatay Khilaafka Khaliijka!
Prof. Cabdirisaaq Jurile, oo Waraysi siinayay Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka ee VOA, ayaa taageeray go’aanka Dowladda Puntland ka qaadatay Khilaafka Khaliijka. Prof. Jurile waxa uu caddeeyay: In Dowladda JFS ay ku degdegtay go’aankii ay ku sheegeen dheddhexaadka, ee ay ka qaadatay Khilaafka Khaliijka. In go’aankaas uu ahaa mid aan laga fiirsan oo laga lahaa dano gaar ah; islamarkaasna lagu taageerayay Qatar. In Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya uu qorayo in arimahaas iyo kuwo kale ee saamaynta ku…
Read More