Duufaantii, Tropical Storm One, ee La Filayay in ay ku Dhufato Puntland, oo Isku Bedeshay Duufaan Kale (Tropical Cyclone, Saqar) oo ku Wajahan Waqooyiga Galbeed ee Soomaaliya, Gaar ahaan Berbera!

Duufaantii, Tropical Storm One, ee La Filayay in ay ku Dhufato Puntland, oo Isku Bedeshay Duufaan Kale (Tropical Cyclone, Saqar) oo ku Wajahan Waqooyiga Galbeed ee Soomaaliya, Gaar ahaan Berbera!

Labadii Maalmood, ee u danbeysay, waxa la saadaalinayay in Duufaanno Xoog Weyn, oo Xowli Sare ku socda, ay aafayn doonaan Gobollada Waqooyiga ee Soomaaliya (Puntland iyo Somaliland). Duufaantaas oo loo yaqaanno: (Tropical Storm One) ayaa ah mid soo noqnoqata, oo, Sannadihii 1961-kii, 1984-kii, 2013-kii, iyo 2015-kii, halaakaysay Dad iyo Duunyo aad u faro-badan, oo ku sugnaa Puntland, gaar ahaan Xeebaha Gobollada Bari iyo Nugaal. Ilaahey, SWT, Amarkiis, waxa ay, Maanta isku beddeshay Roob Qaboow iyo Raxmad Eebbe,…

Read More

Dowladda Maraykanka oo Beenisay Xasuuq ay Beesha Habargidir Sheegtay in uu ka Dhacay Bariire!

Dowladda Maraykanka oo Beenisay Xasuuq ay Beesha Habargidir Sheegtay in uu ka Dhacay Bariire!

  Maanta, oo Taariikhdu ahayd November 30, 2017, ayaa War-Saxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidanka Mareykanka Afrika (AFRICOM) waxa lagu caddeeyay in Duqayntii ka dhacday Deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose aysan ahayn XASUUQ. AFRICOM ayaa waxa ay sheegtay in aanan Howlgalkii Bariire lagu dilin dad rayid ah; balse lagu waxyeeleeyay Cadaw hubeysan, oo ka tirsanaa Ururka Argagixisada ee Al-shabaab. War-Saxaafadeedkaan AFRICOM ayaa waxa uu dhabarjab siyaasadeed ku noqonayaa Mas’uuliyiinta ka soo jeeda Beesha Habar…

Read More

Daawo: Xafladdii Caleema-Saarka Madaxweyne Uhuru Kenyatta!

Daawo: Xafladdii Caleema-Saarka Madaxweyne Uhuru Kenyatta!

This week’s festival, at Nairobi’s Nairobi Airport, attended by more than 60,000 Kenyans and the International Community representatives, including 20 Leaders, were: Benjamin Netanyahu—Ra’iisulwasaaraha Israel Yoweri Musaveni——Madaxweynaha Uganda Paul Kagame———-Madaxweynaha Rwanda John Magufuli——–Madaxweynaha Tanzania Ian Kama————-Madaxweynaha Botswana Maxamed Cabdullahi Farmaajo—–Madaxweynaha Somalia Ismaaciil Cumar Geele–Madaxweynaha Jabuuti Edgar Lungu———Madaxweynaha Zambia Hage Geingob——–Madaxweynaha Namibia Faure Gnassingbe—-madaxweynaha Togo Hailemariam Desalegn–Ra’iisulwasaaraha Ethiopia Iyo Madaxweyne-ku-Xigeenno iyo Wasiiro ay soo wakiisheen Madaxda Dalalkooda. Halkaan hoose ka daawo Xafladda oo dhamaystiran:    …

Read More

Ciidamada Badda ee Puntland oo Sugaya Amaanka Garacad Xaalad Dhowaan Laga Dhisi Doono Deked Caalami Ah!

Ciidamada Badda ee Puntland oo Sugaya Amaanka Garacad Xaalad Dhowaan Laga Dhisi Doono Deked Caalami Ah!

Ciidamada Badda ee Dowladda Puntland, oo marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan (PMPF), ayaa la geeyay Degmada Garacad ee Gobalka Mudug, si ay u xaqiijiiyaan Amaanka Ganacsato isugu jira Ajaanib iyo Reer Puntland; kuwaas oo danaynaya in ay maalgashadaan Dekedda Rabbaaniga ah ee Garacad. Ciidamadaan ayaa howlgalo amniga lagu xaqiijinayo, Habeen iyo Maalin, waxa ay ka fuliyaan Badda iyo Berriga Garacad. Garacad ayaa ka mid ah Deegaannada Xeebaha Puntland dhaca ee horumarka ku talaabsanaya. …

Read More

Maxaa Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirrada ee Dowladda Puntland, oo Maanta ka Qabsoomay Garoowe?

Maxaa Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirrada ee Dowladda Puntland, oo Maanta ka Qabsoomay Garoowe?

Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland, oo sidii caadada ahayd Maanta ka qabsoomay Caasimadda Puntland, ayaa waxa lagu lafo-guray arimaha Amniga, Abaaraha, Canshuuraha Berriga iyo midaynta Laamaha Socdaalka ee Dawladda Puntland. Halkaan hoose ka akhriso War-Murtiyeedkii ka soo baxay Shirkaas, oo uu shir-guddoominayay Ku-Simaha Madaxweynaha Puntland, Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camay:    

Read More

Madaxweynaha Dowladda Puntland iyo Ra’iisulwasaaraha Dalka Itoobiya oo Wada Saxiixay Heshiis Wax-ku-Ool U Ah Guud Ahaan Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Puntland iyo Ra’iisulwasaaraha Dalka Itoobiya oo Wada Saxiixay Heshiis Wax-ku-Ool U Ah Guud Ahaan Soomaaliya

Madaxweynaha Dawladda Puntland, Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, oo hawlo shaqo u jooga Dalka Ethiopia, ayaa waxa uu kulan kula yeeshay Mgaalada Addis Abeba Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi Mr. Haile-Mariam Desaglen. Kulanka uu Madaxweynaha Puntland la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia ayaa waxa ku wehelinayay Masuu’liyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda Puntland iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dowladda  Puntland, kuwaas oo qayb ka ahaa Wafdiga Madaxweynaha Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Haile-Mariam Desaglen, ayaa…

Read More

Guddiga Doorashada Somaliland oo Garowsaday Cabashooyinkii Xisbiga Waddani

Guddiga Doorashada Somaliland oo Garowsaday Cabashooyinkii Xisbiga Waddani

Guddoomiyaha Xisbiga Wadani ee Somaliland Musharrax Cabdiraxmaan Ciro ayaa sheegay in xal iyo is-afgarad laga gaaray cabashooyinkii Xisbigiisa ee Doorashadii Madaxtinimada Somaliland, kadib Labo Maalmood oo wadahadalo u socdeen iyaga iyo Guddiga Doorashada Somaliland. Musharrax Ciro, oo ay shir-jaraa’id wada qabteen Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Somaliland, Cabdiqaadir Iimaan Warsame, waxa uu sheegay in la tixgaliyay cabashooyinkoodii la xiriiray  degmooyinka Hargaysa iyo Gabilay; islamarkaasna waxa uu ku dhawaaqay in Xisbiga Wadani uu soo celiyay wada shaqayntii ay…

Read More

(Daawo) Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS, oo Sharci-Darro ku Sheegay Dhiibistii Qalbi-Dhagax!

(Daawo) Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS, oo Sharci-Darro ku Sheegay Dhiibistii Qalbi-Dhagax!

Guddi ka koobnaa 15 Xubnood, oo ay Guddoonka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (BJFS) u xilsaareen in ay soo baaraan Sharciyadda dhiibistii Cabdikariim Shiikh Muuse (Qalbi Dhagax), muddo haatan laga joogo Labo Bilood, ayaa Maanta waxa ay Xildhibaanada u soo gudbiyeen warbixin dheer. Warbixinta Guddigu soo saaray ayaa waxa ay guud ahaanba sharci-darro ku tilmaantay dhiibistii Qalbi Dhagax. Guddoomiyaha Guddiga Baaritaanka Kiiska Qalbi Dhagax, Xildhibaan Cali Xoosh Cali, oo warbixin dheer ka hor…

Read More

BBC-da iyo VOA-da, oo Mar Kale Ku Karaamo Seegay Dhegaha Shacabka Soomaaliyeed! Xaalad Ay Ka Been Sheegeen in Doorashada SNM Ka Dhacday Gobollada Sool iyo Sanaag ee Puntland!

BBC-da iyo VOA-da, oo Mar Kale Ku Karaamo Seegay Dhegaha Shacabka Soomaaliyeed!  Xaalad Ay Ka Been Sheegeen in Doorashada SNM Ka Dhacday Gobollada Sool iyo Sanaag ee Puntland!

Waxa cajiib ah in aysan Idaacadaha BBC-da iyo VOA-da soo hadalqaadin sidii Shacabka Soomaaliyeed ee Gobollada Sanaag, Sool, iyo Cayn, oo ka tirsan Dowladda Puntland ee JFS, uga horyimaadeen Doorasho-ku-sheeggii ay Beesha Caalaamku ku kala qobqobaysay Midnimada Umadda Soomaaliyeed. Isha ayaa macallin ahe, bal halkaan hoose ka daawo, sida Shacabka Soomaaliyeed ee Gobolka Sanaag, iyo Madaxda Dowladda Puntland ay ugu sugnaayeen, oo ay u beenayeen in aan SNM ka qabsan karin Doorasho-ku-Sheeggooda Deegaannada Puntland, ee JFS:…

Read More

Madaxweynaha Puntland oo Xaqiijiyay in Hoggaamiyaha Daacish uu ka Badbaaday Weerarkii Maraykanku kula Beegsaday Buuralayda Galgala ee Puntland!

Madaxweynaha Puntland oo Xaqiijiyay in Hoggaamiyaha Daacish uu ka Badbaaday Weerarkii Maraykanku kula Beegsaday Buuralayda Galgala ee Puntland!

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Prof. Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa waraysi gaar ah, oo uu siiyey idaacadda VOA, ku sheegay in hoggaamiyihii Kooxda Daacish ee Soomaaliya Cabdulqaadir Muumin uu ka badbaaday weerarkii ay, Jimcihii, Maraykanku ku qaadeen Buuralayda Gobolka Bari ee Puntland. Madaxweynaha Puntland ayaa VOA-da u xaqiijiyay in weerarkaas lagu bartilmaameedsaday Cabdulqaadir Muumin. Xogta uu Madaxweynuhu ka helay Hay’adahooda Amniga ayaa sheegaysa in Cabdulqaadir Muumin uu ka badbaaday Weerarkaas, walow aysan Dowladda Maraykanku la qaybsan…

Read More

Guddigii Siday Gurmadkii Puntland Ugu Deeqday Musiibadii ka Dhacday Is-Goyska Zoobbe oo ka Soo Anbabaxay Boosaaso Si ay U Gaarsiiyaan Reer Muqdisho

Guddigii Siday Gurmadkii Puntland Ugu Deeqday Musiibadii ka Dhacday Is-Goyska Zoobbe oo ka Soo Anbabaxay Boosaaso Si ay U Gaarsiiyaan Reer Muqdisho

Guddigii Gurmadka Qaranka, ee uu magacaabay Madaxweynaha Dowladda Puntland, Prof. Cabdiweli Maxamad Cali Gaas, oo loo xil-saaray Musiibadii Qaraxii Isgoyska-Zoobe, ayaa Maanta u dhoofay Magaalada Muqdisho, si ay u wareejiyeen Lacag gaaraysa Nus Malyuun Dollar, oo ay ka soo aruuriyeen Shacabka iyo Dowladda Puntland. Wasiirka Arrimaha Gudaha, Dowladaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga ee Dowladda Puntland, Mudane Cabdullaahi Xirsi Timacade, oo hogaaminayay Wafdiga Dowladda Puntland ayaa Maanta ka dhoofay magaalada Boosaaso, iyaga oo ku wajahan…

Read More

Daawo (Video): Shirkii Muqdisho Uga Socday Madaxda Dowladda Federaalka ee JFS iyo Dowlad-Goboleedya, oo Qayb ka Mid Ah Lagu Heshiiyay!

Daawo (Video):  Shirkii Muqdisho Uga Socday Madaxda Dowladda Federaalka ee JFS iyo Dowlad-Goboleedya, oo Qayb ka Mid Ah Lagu Heshiiyay!

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamad Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta waxa uu shir-guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka, kaas oo ay qayb ka ahaayeen Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada, Golaha Wasiirrada, iyo Taliyaasha Ciidamada. Shirkaan, oo ah kii Labaad oo noociisa ah, ayaa waxa looga hadlay Siyaasadda Ammaanka Qaranka iyo sidii loo dardar gelin lahaa dagaalka ka dhanka ah kooxaha Argagixisada ah; sidaas oo kale, shirkaan ayaa loogu gogol xaarayay Shir Weyne looga hadli doono Amaanka Qaranka, oo ay…

Read More

Daawo oo Dhegayso: Dekedda Boosaaso oo Howlaheedii Dib U Bilowday!

Daawo oo Dhegayso: Dekedda Boosaaso oo Howlaheedii Dib U Bilowday!

          Kulan Saacado badan qaatay oo u dhexeeyay Ganacsatada Dekedda Boosaaso iyo Shirkadda P&O ayaa ugu dambeyntii waxa laga gaaray xal laga gaaray; waxaana Shirkadda P&O iyo Ganacsatada Dekedda oo ay dhexdhexaadinaysay Dawladda Puntland ay wada saxiixeen Heshiis ku-meel-gaar ah, oo soconaya Tobon Maalmood, si doonyaha iyo maraakibta hadda taagan rarka looga dejiyo. Halkaan hoose ka dhegayso, iyada oo si faahfaahsan looga hadlayo waxyaabaha lagu heeshiiyay: Sidaas oo kale, warqadda loo…

Read More

Dhegayso: Dullaaliintii Dekadda Boosaaso ee Xadi Jiray Canshuuraha Ganacsatada oo ka Horyimid Horumarka ay ku Tallaabsatay Dekadda Boosaaso!

Dhegayso: Dullaaliintii Dekadda Boosaaso ee Xadi Jiray Canshuuraha Ganacsatada oo ka Horyimid Horumarka ay ku Tallaabsatay Dekadda Boosaaso!

Inkasta oo Madaxda Dowladda Puntland iyo Shirkadda P&O of DPWorld ay caddeeyeen in aysan jirin wax Khidmaad ah, ama canshuur kordhin ah, oo lagu soo kordhiyay Dekedda Boosaaso; haddana Dullaaliin u bartay in ay ka dhex-shaqaystaan Ganacsatada iyo Howlwadeennada Canshuur-qaadayaasha ah, iyaga oo MUSUQMAASUQAYA Canshuurtii loo qaadi lahaa Dadweynaha Puntland, ayaa waxa ay Magaalada Boosaaso ka wadaan Qalalaase ay uga hor imaanayaan Horumarka Dekedda Boosaaso. Dullaalintaan, oo quud-darraynaya wax xoogaa MALAFSI ah, ayaa waxa ay aad uga…

Read More

Madaxweyne Xaaf oo ka Qaybgalaya Shirka Dowlad Goboleedyada iyo Dowladda JFS Ayaa Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyay G

Madaxweyne Xaaf oo ka Qaybgalaya Shirka Dowlad Goboleedyada iyo Dowladda JFS Ayaa Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyay G

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa goor dhow ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde, iyada oo ay si weyn ugu soo dhoweeyeen Wasiirka Arrimaha Gudaha ee JFS, Mudane Cabdi  Faarax (Juxa), Xildhibaano, Siyaasiyiin, Saraakiil Ciidan, iyo Dadweyne faro badan oo ka soo jeeday Galmudug. Madaxweynaha Galmudug ayaa ka qeyb geli doona Shirka uu Madaxweynaha JFS, Mudane Maxamad Cabdullaahi Farmaajo ku dhawaaqay in ay Muqdisho ku yeelan doonaan Madaxda Maamul…

Read More

Daawo Khudbadihii Madaxdu ka Jeedisay Furitaankii Kalfadhigii 40aad ee Baarlamaanka Puntland

Daawo Khudbadihii Madaxdu ka Jeedisay Furitaankii Kalfadhigii 40aad ee Baarlamaanka Puntland

Halkaan ka daawo khudbaddii Madaxweynaha Puntland, Prof. Cabdiweli Maxamad Cali Gaas, ku daahfuray Kalfadhiga 40-aad ee Aqalka Wakiillada Puntland: Halkaan hoose ka daawo Khudbaddii Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS, Prof. Maxamad Sh. Cismaan Jawaari: Halkaan hoose ka daawo Khudbaddii Guddoomiyaha Aqalka Sare, Mudane Cabdi Xaashi: Halkaan hoose ka daawo Khudbaddii Madaxweynihii Hore ee Puntland, Xildhibaan Cabdiraxmaan Faroole: Halkaan hoose ka daawo Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, Mudane Axmed Cali Xaashi:   ,oo

Read More
1 2 3 4 5 6 8