(Daawo + Dhegayso) Madaxweyne Gaas: “Baroorta Gabdhaha Reer Laas-Caanood, ee Dhulka ku Dhacaysa, Waxa Ay Qoynaysaa Xididdo Hor Leh, oo Beeri Doona Geedka Xoriyadda!”

(Daawo + Dhegayso) Madaxweyne Gaas: “Baroorta Gabdhaha Reer Laas-Caanood, ee Dhulka ku Dhacaysa, Waxa Ay Qoynaysaa Xididdo Hor Leh, oo  Beeri Doona  Geedka Xoriyadda!”

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, oo Saaka ka hadlay Munaasabadda Ciidda ee lagu qabtay Garoonka Mire Awaare ee Caasimadda Puntland, Garowe, ayaa Hambalyo u diray Ciidamada Difaaca Puntland ee ku sugan Jiidaha Dagaalka iyo Qoysaskooda; isaga oo ka hadlay Xoreynta Dhulka Maqan ee Gobalka Sool. Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa iclaamiyay Jihaad SNM Sool looga sifaynayo; isaga oo u digay, islamarkaasna u caqliceliyay Horgallada ka soo Jeeda Puntland ee Xurquunka yar ku iibsanaya Dalkooda,…

Read More

Maleeshiyaadka SNM-ta, oo Qaadiraysan, oo Isaga soo Qaxay Jiiddii Hore ee ay Difaaca Kaga Jireen, Ayaa Saaka ku soo Qamaamay Suuq Qaadka ee Laascaano; Iyaga oo Halkaas ku Dhaawacay Labo Qof oo Haween Ah; Taas oo Dhalisay Kacadoon SNM-tii Loogu Baacsaday Dhankaa iyo Burco!

Warar isa soo taraya, oo naga soo gaaraya Magaalada Laascaanood, ayaa sheegaya in Magaalda xaaladdeedu ay hadda aad u kacsan tahay; iyada oo ay ka socdaan Mudaharaadyo Rabshado wata, oo ay Shacabku uga dhiidhiidhinayaan Maleeshiyaad SNM Qaad-doon ah, oo  Rasaas huwiyay dadkii Suuqa joogay; kadibna ku dhaawacay Labo Gabdhood, oo jidka marayay. Maleeshiyaadka SNM, oo watay ilaa Saddex Tikniko ah, waxa ay Shacabku ku baacsadeen dhagxaan, iyaga oo ka dhaawacay ilaa iyo Saddex Maleeshiyo ah,…

Read More

Qaar ka Mid Ah Salaadiinta Samaroon oo Ku Sifoobay Saajinnada (SNM) IYO HEERKII ISAAQU KU DULLEYSTA

Qaar ka Mid Ah Salaadiinta Samaroon oo Ku Sifoobay Saajinnada (SNM) IYO HEERKII ISAAQU KU DULLEYSTA

Bal, Ilaahey Amarkiis, halkaan hoose ka daawo sida Jeegaantu u Dulleysatay Qaar ka mid ah Salaadiinta Samaroon, oo taageraya fikirkii Gumaystaha, ee ay iibinayaan Faysal Dhurwaa iyo Muuse Jaahil! Waxa Khalad ahayd, in the first place, in Ardayda Puntland ay tagaan Jaamacadaha Boorame iyo Hargaysa; iyaga oo heli karay kuwaBoosaaso, Garoowe, Gaalkacyo, ama Xamar ka aloosmay Maanta. Waxa xusid mudan in Jaamacadda Camuud ee Boorame, in Dhaqaalihii lagu dhisay, ay 99% bixiyeen Xoogsatada Soomaaliyeed ee ka…

Read More

Howlgalka Difaaca Calanka Buluugga Ah ee Xuduudaha Soomaaliya oo Dhan (Operation Restore Blue into Somalia) oo ka Hanaqaaday Dhamaanba Gobollada SSC ee Puntland, o Xubin ka Ah JFS!

Howlgalka Difaaca Calanka Buluugga Ah ee Xuduudaha Soomaaliya oo Dhan (Operation Restore Blue into Somalia) oo ka Hanaqaaday Dhamaanba Gobollada SSC ee Puntland, o Xubin ka Ah JFS!

Daawo Ciidamadii Somaliland ka joogay Taleex, oo ku soo biiray Ciidamada Difaaca ee Puntland, oo iyagu iskood isugu xilqaamay in ay difaacaan Sharafta, Cirdiga, iyo Diinta Islaamka ee Dalka Soomaaliya; iyaga oo ka dagaalamaya Dulmiga iyo Afkaarta Gumaystihii aan iska Xorreynnay, oo ay hadda soo rogaal-celiyeen Jeegaantu. Waxa xusid mudan in Taleex ay ahayd Xaruuntii Daraawiishta, ee uu hoggaaminayay Sayid Maxamad Cabdulle Xasan, oo iyagu hormuud u ahaa Xoriyadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ee aynu Maaanta…

Read More

(Daawo:) Abwaaniintii iyo Siyaasiyiintii SNM oo Qabaa’ilka Hawiye iyo Dir Ugu Calaacalay In Ay Ka Difaacaan Dowladda Puntland, oo Iyadu Keligeed, U Heellan Difaacidda Xaqiijinta Xuduudaha JFS!

(Daawo:) Abwaaniintii iyo Siyaasiyiintii SNM oo Qabaa’ilka Hawiye iyo Dir Ugu Calaacalay In Ay Ka Difaacaan Dowladda Puntland, oo Iyadu Keligeed, U Heellan Difaacidda Xaqiijinta Xuduudaha JFS!

Halkaan Hoose, ka daawo Abwaan Dheeg, oo ka xishooday in uu Maanso ku cabiro Afkaartiisa, sidii lagu yiqiin; balse, u Dhurruq-Dheellinaya sidii Faysal Cali Waraabe; oo Hawiyihii uu Shalay caynayay, ka quud-darraynaya in ay ka difaacaan Puntland: Sidaas oo kale, waxa aad halkaan ka daawataan Faysal Dhurwaa, oo u calaacalaya Qabaa’ilka Hawiye iyo Dirta Koonfureed, kuwa Awdal, iyo kuwa Djibouti; isaga oo weliba ka quud-darreynaya in Samaroonka Boorame u soo laayaan Shanta Boqol ee Arday,…

Read More

Guddiga Difaaca Puntland oo ka Digay Halka Million ee DFS Ugu Deeqday Somaliland iyo Cawaaqib-Xumada uu ku Keeni Karo Difaaca Midnimada iyo Xuduudada Jamhuuriyadda Fadaraalka ee Soomaaliya.

Guddiga Difaaca ee Dowladda Puntland, oo goor Dhoweyd Shir-Jaraa’id ku qabtay Magaalada Garowe, ee Caasimadda Puntland, ayaa war ka soo saaray lacagtii Halka Million ahayd, ee Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ugu deeqday Shacabka duufaanuhu saameeyeen ee ku nool Soomaaliland. Guddiga ayaa waxa ay sheegeen in lacagtaasi ay wanaagsanayd in loogu deeqo Dadka Soomaaliyeed, ee ay Aabaaraha iyo Duufaannadu halaakeeyeen. Guddiga Difaaca Puntland, ayaa Dowladda JFS uga digay in Deeqdaas, oo Meesha ay ka timid aysan,…

Read More

Madaxweyne-ku-Xigeenka Puntland oo Neecowdii Calanka Buluugga ka Laliyay Gobollada Cayn iyo Sool! ABSHIR!!!!

Madaxweyne-ku-Xigeenka Puntland oo Neecowdii Calanka Buluugga ka Laliyay Gobollada Cayn iyo Sool!  ABSHIR!!!!

Madaxweyne-ku-Xigeenka Dowladda Puntland, Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay, oo Maalmihii la soo dhaafay ku jiray socdaal uu ku marayay Gobollada Cayn iyo Sool, ee Puntland, ayaa waxa uu Halkaas kala kulmay Soo-Dhoweyn aan innaba caadi ahayn, oo ay la argagaxeen Jeegaanta ka shidaal-qaadata Gumaystaha. Eng. Camay ayaa kulamo iyo shirar la yeeshay Odayaasha Dhaqanka, Dhalinyarada, Haweenka iyo Ciidamada fadhiya Deegaannadaas; iyaga oo ka wada hadlay sidii ay Doorkooda uga qaadan lahaayeen Xoreynta Caasimadda Laascaanood…

Read More

Falanqayn (Akhriso, Daawo oo Maqal): Weerarkii Xulufada Daacish-ta iyo SNM-tu ku soo Qaadeen Puntland ee ay Mar Kale ku Hungoobeen

Falanqayn (Akhriso, Daawo oo Maqal):  Weerarkii Xulufada Daacish-ta iyo SNM-tu ku soo  Qaadeen Puntland ee ay Mar Kale ku Hungoobeen

  Xalay Saqdii-Dhexe (June 02, 2018), ayaa Kooxda Gooni-Goosatada SNM, oo marakan Afka u soo duubtay sidii Argagixisada Daacish, waxa  ay Weerar Ismiidaamin ah ku soo qaadeen Saldhigga Balli -Khadar, oo ka mid ah 28-ka Fadhi, ee Ciidamada Badda Puntland (Puntland Marine Police Force “PMPF”) ay ku leeyihiin Buuraha Galgala. Sida, HornAfric Media, ay Warar Xaqiiqo ah ku heshay: Kooxdaan, Argagaxisada ah, waxa laga soo abaabulay Ururka Siddeedaad, Guutadiisa Saddexaad ee SNM, oo Fadhigoodu yahay…

Read More

Dowladda Puntland oo Mar Kale, Mowqifkeeda ku Aaddan Duullaanka Qaawan ee SNM-tu ku soo Qaadday Dowlad Goboleedka Pubtland ee JFS

Dowladda Puntland oo Mar Kale, Mowqifkeeda ku Aaddan Duullaanka Qaawan ee SNM-tu ku soo Qaadday Dowlad Goboleedka Pubtland ee JFS

Shirkii Khamiislaha ahaa ee Golaha Wasiirrada Dowladda Puntland, oo uu shir-guddoominayay Madaxweyne Prof. Cabdiweli Maxamad Cali Gaas, ayaa waxa uu ka qabsoomay Magaalo-Madaxda Puntland ee Garoowe, Maalinimadii Khamiista ee Taariikhdu ahayd May 31,2018. Halkaan Hoose ka daawo, Shirkaan oo looga hadlay Arrimo Xasaasi ah oo ay ka mid yihiin: Difaacidda iyo Sugidda Amniga ee Deegaannada SSC, oo ay soo hunguriyeeyeen Goonigoosatada SNM. Hannaanka Cadaaladda Dawladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo gaabis ka ah Midnimada Dalkka JFS….

Read More

Madaxweyne-Ku-Xigeenka Puntland, oo si aan Abid la Arag Loogu Soo Dhoweeyay Buuhoodle

Madaxweyne-Ku-Xigeenka Puntland, oo si aan Abid la Arag Loogu Soo Dhoweeyay Buuhoodle

Ishii Buktaay ku Bikaacso: Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyey Buuhoodle & Shacabka oo ku dhawaaqay in ay garab taagan yihiin Ciidamada Difaaca PL Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyey Buuhoodle & Shacabka oo ku dhawaaqay in ay garab taagan yihiin Ciidamada Difaaca PL Posted by Warbaahinta Dawladda Puntland PLTV on Thursday, May 31, 2018    

Read More

Dhegayso: Gudoomiyaha Degmada Goodaale ee Gobolka Sool, oo ka soo Goostay Somaliland, Islamarkaasna Xog Badan Bixiyay!

Dhegayso: Gudoomiyaha Degmada Goodaale ee Gobolka Sool, oo ka soo Goostay Somaliland, Islamarkaasna Xog Badan Bixiyay!

Guddoomiye Cadiqani Maxamuud Cabdi, oo Maamulka Gooni-goosadka ee SNM ugu magacownaa Guddoomiyaha  Degmada Goodaale, ayaa waxa uu Xalay Saqdii Dhexe ka soo baxsaday Magaalada Laascaanood, oo ay Ciidamada Jeegaantu ka waddo caburin iyo Gumaad aan loo aabadayin. Halkaan Hoose ka dhegayso Guddoomiyaha oo Shir-Jaraa’id ku qabtay Degmada Buuro-Wadal, oo uu soo gaaray Saaka:        

Read More

Guddiga Amniga iyo Difaaca ee Baarlamaanka Puntland oo ku Bogaadiyay Madaxda Sare ee Dowladda Puntland Sida ay U Wadaan Howlgallada Lagu Difaacayo ee Lagu Xaqiijinayo Xuduudda Puntland iyo Midnimada JFS!

Guddiga Amniga iyo Difaaca ee Baarlamaanka Puntland, oo uu hor-kacayay Guddoomiyahooda, Xildhibaan Saadaq Abshir Garaad, ayaa waxa ay Maanta Shir-Jaraa’id ku qabteen Caasimadda Puntland ee Garowe.  Guddiga ayaa waxa ay Madaxda Dowladda Puntland ku taageereen COD DHEER; islamarkaasna, waxa ay ku bogaadiyeen sida hufan ee ay uga soo dhalaaleen howshii ay u igmadeen; taas oo ahayd DIB-U-XOREYNTA DHULKA UGA MAQAN JEEGAANTA.  Sidaas si la mid ah, waxa ay eedeeyn culus dusha uga tuureen DFS iyo…

Read More

Daawo: Golaha Abwaaniinta ee Somalilan oo Aad Uga Damqaday Colaadda Ceel-Afweyn

Daawo:  Golaha Abwaaniinta ee Somalilan oo Aad Uga Damqaday Colaadda Ceel-Afweyn

Wafdi laxaad leh, oo Abwaaniin ah, oo ka soo kala kicitimay Hargaysa, Burco, iyo Boorame, oo, sida ay sheegteen, iskood isku soo abaabulay,  ayaa waxa ay booqasho ku yimaadeen Xaafadda Beesha Isaaqu ka degto Magaalada Ceerigaabo, si ay Dareenkooda ula qaybsadaan WALAALAHOOGA ku dagaalamay Ceel-Afweyn. Abwaaniinta, oo qiraya in damiirkoodu siin waayay in ay nabad ku seexdaan Magaalooyinka Hargaysa, Burco, iyo Boorame, iyada oo Walaalahood ku dagaalamayaan Ceel-Afweyn, taas oo dhaawacaysa Qadiyaddii Somaliland, ee GOONI-ISKU-TAAGGA. Halkaan hoose…

Read More

Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Howsheedu Ku Soo Koobantay Isbaaro Ay U Dhigatay Xayiraadda Maqaamka Caasimadda JFS ee Muqdisho

Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Howsheedu Ku Soo Koobantay Isbaaro Ay U Dhigatay Xayiraadda Maqaamka Caasimadda JFS ee Muqdisho

Bal, nala  Daawada!  Madaxdii Dowladda  JFS, ma waxa ay isku beddeleen Dowlad Goboleedka Gobolka Banaadir?  Maxaa howshii Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee Mudane Yariisow la isugu xanjaynayaa?  Waa aan ognahay, in Yariisow ku filan yahay Bilcinta Gobolkiisa.  Maxaa Dowladdaaan Candho-Wadaagta ah, AY U AJARARAYAAN SHACABKA Muqdisho, oo u HUNGAYNAYAAN Dalka intiisa kale! Bal halkaan ka daawo Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxdii Hay’adaha DFS, oo ku dhabaandhabanaya Xuquuqdii Maamulka Gobolka Banaadir: (Ogoobey, Kheyrre uma xisaabsana Xaaladaha Cimileed…

Read More

Xiriirka Dalka Khadar iyo Dowladda JFS, oo dhalay in Xasan Daahir Aweys uu noo Amaano Shan Waxyaabood oo Ah Fikirka Argagixsada Al-Shabaab ee Iriirismka HAG !

Xiriirka Dalka Khadar iyo Dowladda JFS, oo dhalay in Xasan Daahir Aweys uu noo Amaano Shan Waxyaabood oo Ah Fikirka Argagixsada Al-Shabaab ee Iriirismka HAG !

Waxa aan ka wada dheregsan nahay Taariikhda Xasan Daahir Aweys.  Wixii uu ahaaba, oo aan wada ognahayba, Dowladdii Xasan Culusow waxa ay ku xukuntay Xabsi Guri, iyada oo ka talo qaadanaysay Dowladda Qatar. Dowladdii Culusow, oo aan awoodin in ay ka hor timaaddo Awaamiirta Dalka Qatar, xaalad ay kursiga ku soo fariisiyeen, waxa ay Xasan Daahir u oggolaatay in lagu hayo Qasri ku yaalla Xamar, balse looga nabad galayay afkiisa iyo addinkiisa, iyada oo aan…

Read More

Daawo: Madaxweynaha Rasmiga Ah ee Khaatumo, Cagalulle, oo Shir-Jaraa’id ku Qabtay Garowe

Daawo:  Madaxweynaha Rasmiga Ah ee Khaatumo, Cagalulle, oo Shir-Jaraa’id ku Qabtay Garowe

Madaxweyne-ku-xigeenkii Hore ee Maamulka Khaatuma, Cabdalle Maxamuud Cali (Cagalule), oo dhowaan si ku-meel-gaar ah loogu doortay Xilka Madaxweynenimo ee Khaatumo, kadib markii Madaxweynihii Hore, Galaydh, uu isku dhiibay maamulka SNM, ayaa waxa uu Goor-dhow Shir-Jaraa’id ku qabtay Caasimadda Puntland, Garoowe. Halkaan Hoose ka daawo, Madaxweynaha Khaatumo, Mudane Cagalule, oo ka hadlay arrimo badan oo Xasaasi ah, oo ay ka mid yihiin: Dagaalka qaawan ee SNM-tu ku hayso Gobollada SSC ee Puntland iyo sida ay Khaatumo…

Read More

daawo: Farmaajo oo Si Toos Ah Isugu Dhiibay Qatar! Khatar Cadiim!

daawo: Farmaajo oo Si Toos Ah Isugu Dhiibay Qatar! Khatar Cadiim!

Ilaahey, Amarkiis, Ayaandarrada nagu dhacday, bal nala daawada Madaxweynaha JFS, oo ay  Fahad Yaasiin iyo  Khadariyiintu ka qalaadsiinayaan; calaashaan, waxoogaa XURQUUN AH, oo ay sidii XABBAD WIIFTO AH, Madaxweyne ahaan noogu toogteen, ama noogu doorteen! CIIL, oo wayeey, CEEBTEENNA! CARSAANYADA, sideedii, miyaan… Bal, Ilaahey baa aan idinku dhaarshaye, muxuu Madaxweynaheena, JFS, uu ka hadlay,amase uu ku hadlay???? ma falan yahay, WUXU?  

Read More
1 2 3 4 5 8