Daawo: Ciidamadii Adhi-Caddeeye iyo Laascaanood oo Lagu Soo Dhoweeyay Jiidda Hore ee Tukaraq

Daawo: Ciidamadii Adhi-Caddeeye iyo Laascaanood oo Lagu Soo Dhoweeyay Jiidda Hore ee Tukaraq

Ciidamo faro-badan, oo ka soo jeeda Beesha Cilmi Naaleeye Axmad, oo ku qalaybsnaa Hubka Noocyadiisa kala duwan iyo Gawaarida Gaasaaman, ayaa waxa ay ka soo kicitimeen Aagagga Adhi-Caddeeye iyo Laascaanood. Ciidamadaan, oo Beeshu ka soo ururisa ilaa iyo Ari-Caddeeye oo Xagga Waqooyi Galbeed ka xigta Masaafo dhan 85 km, ayaa waxa ku soo dhoweeyay Jiidda Dagaalka ee Tukaraq Guddiga Difaaca ee Puntland. Halkaan Hoose ka daawo Ciidamadaan oo loo qarameeyay in ay ka mid yihiin Ciidamada Puntland:…

Read More

(Daawo) Horin Ka Tirsan Urur Ka Mid Ah Ciidamada Kumaandooska ee Puntland oo Saldhiggoodu Ahaa Xudun Ayaa Lagu Soo Dhoweeyay Jiidda Dagaalka ee Tukaraq!

(Daawo) Horin Ka Tirsan Urur Ka Mid Ah Ciidamada Kumaandooska ee Puntland oo Saldhiggoodu Ahaa Xudun Ayaa Lagu Soo Dhoweeyay Jiidda Dagaalka ee Tukaraq!

Guddiga Difaaca Puntland iyo Saraakiisha Ciidamada Puntland ayaa waxa ay Jiidda Hore ee Tukaraq ku soo dhoweeyeen Horin ka mid ahayd  Urur ka mid ah Ciidamada Kumaandooska ee Puntland, oo Saldhiggodu ahaa Deegaanka Xudun ee Gobolka Sool. Ciidankan oo ku qalabaysnaa Gaadiidka Gaashaman ayaa ka soo kicitimay Degmada Xudun oo xagga Waqooyiga ka xigta Tukaraq Masaafo dhan 85 Kilomitir.    

Read More

Prof. Cali Khaliif Galayr, oo Jeegaantu ku soo Jihaysay Jidkii ay Soo Jibaaxisay Horgalladii uu Hoggaaminayay Prof. Axmad Ismaaciil Samatar!

Prof. Cali Khaliif Galayr, oo Jeegaantu ku soo Jihaysay Jidkii ay Soo Jibaaxisay Horgalladii uu Hoggaaminayay Prof. Axmad Ismaaciil Samatar!

  Cali Khaliif ayaa waxa uu, si dhuumasho ah, ku soo gaaray Magaalada Laascaanood, isaga oo ku sii jeeda Deegaanka Gambar0, oo ay ku sugan yihiin Maleeshiyaadka  SNM.  Waxa halkaas hore u tegay Prof. Axmed ismaacil Samatar, oo u xuubsiitay Dagaal-Ooge, isaga oo Maleeshiyaadka Jeegaanta ugu yaboohay 50 Neef oo Ari ah, oo uu ku gatay Xilka Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Xukuumadda Jeegaanta. Caajiiib!  Waa Siddeetan-Jirro ku Khaatumo-seegay Xil-raadis!    

Read More

(Daawo:) Waxa Umadda Soomaaliyeed Isku Raaceen In Professors-kii Ilma Ismaaciil Samatar Ay Yihiin Caado-Qaatayaal Aan Diin iyo Iimaan Lahayn!

Bal Daawo Gabadhaan Reer Puntland, oo Meel uga soo hartay Professors-ku-Sheegga Reer Minnesota, gaar ahaan Labada Luuddi, ee Luumbi, ee Ilma Samatar, iyo Laciinkii, La-Soo-Seexigii ahaa, Galaydh: Duq Bilow, iyo Dhegaystayaashooduna waxa ay yiraahdeen: Maama Malyuun, iyadu maxay ka Samatarrada Reer Boorame: Isku soo xooriyoo, Cilmi Naaleeye ayaa waxa uu yiri:        

Read More

Guddoomiyaasha Gobollada Nugaal iyo Sool ee Puntland oo Xalay Saqdii Dhexe ku soo Doweeyay Taliyhii booliska ee Jeegaanta Ugu Magacownaa Gobolka Sool!

Guddoomiyaasha Gobollada Nugaal iyo Sool ee Puntland oo Xalay Saqdii Dhexe ku soo Doweeyay Taliyhii  booliska ee Jeegaanta Ugu Magacownaa Gobolka Sool!

Deegaanka Hol-Hol ee Gobalka Sool, oo xagga Waqooyiga ka xigta Tukaraq, ilaa iyo 65 km,  ayaa Xalay Saqdii Dhexe, waxa soo gaaray Darawalkii iyo Gaarigii Taliyihii Qaybta Booliska ee Gobalka Sool ugu magacownaa Jeegaanta, Gaashanle Sare Cabdirisaaq, oo ay Shalay Xilka ka qaadeen; kadib, markii uu fulin waayay Awaamiir lagu caburinayay Shacabka Laascaanood. Guddoomiyayaasha Gobollada Nugaal iyo Sool ee Puntland, oo ka soo kicitamay Caasimadda Puntland, ee Garoowe, ayaa soo gaaray Hol-Hol, oo Masaafo ahaan…

Read More

(Daawo:) Guddoomiyaha Gobolka Karkaar oo Beeniyay Qoraalkii Naflacaariga Ahaa, ee ka Soo Fulay Mucaaradka Jiritaanka Puntland; Kaas oo, Mar Kale, Loo Soo Kiraystay Website-ka Garoweonline, oo ay Mulkiilkiilaha ka Yihiin Ilmo-Faroole

Wax la cayrsho “Been baa u gaabiso’e”, Guddoomiyaha Gobolka Karkaar, Mudane Cabdullaahi Maxamad Barre (Caato), oo Shir-Jara’aid ku qabtay Qardho, ayaa ku beeniyay war ay soo  qoreen Website-ka Garoweonline.com, oo si toos ah ay u maamulaan Wiilashii Madaxweynihii Hore ee Puntland, Faroole, oo Saaxadda Siyaasadda Soomaaliya uga dhacay Darajada Senatornimada ee Aqalka Sare; Xaalad Labada Aqal ee Guddiga Dastuurku ay ka doorteen Warlord Cabdi Qaybdiid. Website-ka Garowe Online, oo caan ku noqday Xiqdiga iyo Xaasidnimada ay…

Read More

(Daawo:) Shiikh Mucayid Shiikh Maxamad Aw Faarax, oo Ka Mid Ah Culimada Ugu Waaweyn ee Puntland, Ayaa ku Iftooday In Dagaalka Lagu Xoreynayo Gobollada SSC uu Yahay Jihaad!

(Daawo:)  Shiikh Mucayid Shiikh Maxamad Aw Faarax, oo Ka Mid Ah Culimada Ugu Waaweyn ee Puntland, Ayaa ku Iftooday In Dagaalka Lagu Xoreynayo Gobollada SSC uu Yahay Jihaad!

Shiikh Mucayid Shiikh Maxamad Aw Faarax, oo ka mid ah Culimada ugu waaweyn ee laga wada yaqaan Gayiga Soomaaliya oo dhan, ayaa waxa uu Caasimadda Puntland, ee Garowe, uga dhawaaqay: In Dagaalka lagu xoreynayo Gobollada SSC ee Puntland uu yahay Jihaad Xaq ah. In Ciidamada Difaaca Puntland ay yihiin Mujaahadiin difaacaya Sharafkooda, Cirdigooda, Dhulkooda, iyo Dadkooda, oo iska difaacaya Fikirkii Gumaystaha ee Ingiriiska ee Waa’ Hore ka hirgeli waayay Geyiga Soomaaliya. In Askariga ku dhinta…

Read More

(Dhegayso:) Guddoomiyaha Gobolka Sool, oo Bogaadiyay Howlgalkii Ay Shacabka Laascaanood Fuliyeen Xalay; Islamarkaasna Digniin Kama Danbays Ah Siiyay Horgallada Jeegaanta!

(Dhegayso:) Guddoomiyaha Gobolka Sool, oo Bogaadiyay Howlgalkii Ay Shacabka Laascaanood Fuliyeen Xalay; Islamarkaasna Digniin Kama Danbays Ah Siiyay Horgallada Jeegaanta!

Kadib, markii Habeenkii Labaad, Toddobaad gudihiis, uu Magaalada Laascaanood ka dhacay Howlgalka Duufaanka Buluugga; kaas oo lagu qaaday Maleeshiyaadka SNM ee Jajuubka ku haysta Magaalada, ayaa waxa ka warbixiyay Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Dowladda Puntland, Mudane, Abuukar Cabdi Geelle. Guddoomiyaha, oo ka hadlay Khasaaraha ka dhashay Howlgalka, ayaa waxa uu digniin kama danbays ah siiyay Horgallada, sharafkooda iyo cirdaygooda ku iibsaday Thamanun Qliilan! Halkaan Hoose ka dhegayso Guddoomiyaha:        

Read More

Golaha Iskaashiga Dowlad-Goboleedyada oo Taageeray Mowqifka DFS ay ka Istaagtay Qaabka Beesha Caalamku U Naas-Nuujiso Goonigoosatada Jeegaanta!

Golaha Iskaashiga Dowlad-Goboleedyada oo Taageeray Mowqifka DFS ay ka Istaagtay Qaabka Beesha Caalamku U Naas-Nuujiso Goonigoosatada Jeegaanta!

War-Saxaafadeed ka soo baxay Golaha iskaashiga Dowlad Goboleedyada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu taageeray Qoraal uu Wasiirka Qorshaynta Dowladda JFS, Amb. Gamal Hassan, Taariikhdu markii ay ahayd June 09/2017,  u gudbiyay Deeq-Bixiyaasha Beesha Caalamka, kaas oo lagu dalbanayay in la soo afjaro Hannaanka Gaarka ah ee Gooni-goosatada Jeegaanta, ee ku qaraabata Magaca Somaliland ku hesho Deeqaha. Naasnuujintaas ayaa ka soo bilaabatay Heshiiskii NEW DEAL, ee ka dhacay Brussels 2013-kii; taas oo ku ekayd 2016-kii;…

Read More

Cutubyo Si Gaar Ah U Tababaran oo soo Furtay Gebi Ahaanba Maxaabiistii ku Jirtay Xabisyada Laascaanood

Cutubyo Si Gaar Ah U Tababaran oo soo Furtay Gebi Ahaanba Maxaabiistii ku Jirtay Xabisyada Laascaanood

Gudoomiyaha Gobolka Sool ee Puntland, Mudane Abubakar Cabdiraxmaan Geelle Diiriye, oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyay Howlgal ay Ciidamada Dowladda Puntland gudaha ugu galeen Laascaanood; islamarkaasna ay ku soo furteen Maxaabiis ay Jeegaantu si sharci darro ah ku haysatay. Guddoomiyaha ayaa sheegay in Cutubyadaan ay Weerar ku qaadeen Saddex ka mid ah Saldhigyada Maleeshiyaadku ku caburiyaan Shacabka Gobolka Sool. Daawo:    

Read More

(Daawo + Akhriso) Khudbaddii Madaxwaynaha Puntland Dr. C/wali Maxamad Cali Gaas ee Furitaanka Kalfadhigii 41-aad ee Golaha Wakiilada e Dowladda Puntland

(Daawo + Akhriso) Khudbaddii Madaxwaynaha Puntland Dr. C/wali Maxamad Cali Gaas ee Furitaanka Kalfadhigii 41-aad ee Golaha Wakiilada e Dowladda Puntland

Madaxweynaha Dawladda Puntland, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa Maanta, oo ay Taariikhdu ahayd, June 23/2018, waxa uu furay Kalfadhigii 41-aad ee Golaha Wakillada Dowladda Puntland. Furitaanka kalfadhiga 41-aad ee Golaha Wakiilada Dowadda Puntland ayaa waxa goobjoog ka ahaa: Madaxweyne-ku-Xigeenka Dowladda Puntland, Eng. Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey. Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Axmed Cali Xaashi iyo 66-da Xildhibaan. Wasiirro ka socday Golaha Wasiirrada ee Dowladda Puntland Mas’uuliyiin ka socday Golaha Garsoorka Dowladda Puntland….

Read More

(Daawo Fadeexad) Afhayeenka Jeegaanta,, oo Miciin Biday, In Uu SNM Ic-tiraaf Uga Raadiyo Labo Gabdhood oo Walaalo Ah, oo Diriray (CAT_FIGHTING)!

(Daawo Fadeexad) Afhayeenka Jeegaanta,, oo Miciin Biday, In Uu SNM Ic-tiraaf Uga Raadiyo Labo Gabdhood oo Walaalo Ah, oo Diriray (CAT_FIGHTING)!

“Nafeey nin ku doona ku waa!” Labo Gabdhood, oo ka soo jeeda Beesha Maxamuud Garaad, oo wada degganaa Hal Guri oo ku yiil Garoowe, ayaa is qabtay.  Waa la is diriray, calaashaan cat-fighting.  Waa la is rifay!  Dabadeed, waa la isa sakiimeeyay. Horgallada Jeegaanta, oo naflacaari ah, ayaa Gabadhii oo aan waxba qabin, waxa ay ka afduubteen Laascaanood, iyaga oo isaga dhiibay Hargaysa. Bal, horta, halkaan hoose ka daawo Ehelada Gabadha inta aan laga afduuban…

Read More

Calanka Cad ee Ay Jeegaantu Isimada Reer Awdal Ugu Soo Dhiibeen Reer Garowe. Maxay Baa uu ka Walax Yahay?

Calanka Cad ee Ay Jeegaantu Isimada Reer Awdal Ugu Soo Dhiibeen Reer Garowe. Maxay Baa uu ka Walax Yahay?

Maanta, oo ay Taariikhdu ahayd june 17, 2018, waxa soo gaaray Caasimadda Dowladda Puntland, ee Garowe, Wafdi ballaaran, oo ka soo jeeday Gobolka Awdal, oo uu hoggaaminayay Suldaan Cabdi Gahayr Maxamuud, oo ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ee Deegaannada Dirta Waqooyi, oo Jeegaantu ku amar-ku-taaglayso. Suuldaanka oo ka soo kicitamay Magaalada Hargaysa, ee Xarunta Gooni-u-Goosatada SNM, ayaa waxa uu Garoowe kala soo degay Calan Cad, oo uu Muuse Jaahil u soo dhiibay! Waxa Shacabka Puntland,…

Read More

(Daawo) Mudaharaad Gaalkacayo Gilgilay, oo Lagu Taageerayo Shacabka Laascaanood, ee Jihaadka kula Jira Jeegaanta ku Jihaysan Jidkii Jahanamo, ee ku Salaysanaa Fikirkii Gumaysiga iyo Gaalnimada!

(Daawo) Mudaharaad Gaalkacayo Gilgilay, oo Lagu Taageerayo Shacabka Laascaanood, ee Jihaadka kula Jira Jeegaanta ku Jihaysan Jidkii Jahanamo, ee ku Salaysanaa Fikirkii Gumaysiga iyo Gaalnimada!

Waxaa Maanta Magaalada Gaalkacyo, ee Caasimadda Gobolka Mudug, ka dhacay Muddaharaad, aan innaba Caadi ahayn, kaas oo aan loo kala harin; islamarkaasna, lagu taageerayay Shacabka SSC ee Puntland, oo iyagu ku jira Jihaad ay isaga xoreynayaan Gooni-u-Goosatada SNM,  ee ku shaqaynaysa Fikirkii Gumaystaha iyo Gaalada; taas oo soo  shaqayn wayday Boqolaalkii Sano, ee Daraawiishta SSC, oo aasaas u ahayd Xornimada JFS, ay ka soo dagaalaamayeen. Waxa xusid mudan, in dulmiga lagu hayo Shacabka SSC ee…

Read More

(Daawo Muuqaalo) Shacabka Laascaanood oo Digniin Kama-Danbays Ah Siiyay Jeegaanta:

Shacabka Laascaanood, oo Bishii Ramadaan ku dhamaystay Kacdoonka Buluugga, oo ay kula dagaallamayeen Jeegaanta, oo Fikir-Gumeysi ku haystay Magaaladaas, iyo qaybo kale oo ka mid ah Deegaannada SSC ee Puntland, ilaa iyo 2007-kii, ayaa Habeenimadii Xalay waxa ay Magaalada ku daadiyeen Waraaqo loogu digayo SNM-ta iyo Horgallada ku hayay 11-ka Sano. Waraaqahaan, oo xanbaarsanaa Farriimo Gumaysi-diidnimo, ayaa waxa aad u taageeray Garaad Saleemaan Garaad Maxamad; isaga, oo Reer SSC, gaar ahaan Reer Laascaano, ugu baaqay in…

Read More
1 2 3 4 8