GORFAYN BUUG: Raad-Raaca Taariikh Soomaaliyeed By Xuseen Cali Ducaale ‘Cawil’

GORFAYN BUUG: Raad-Raaca Taariikh Soomaaliyeed By Xuseen Cali Ducaale ‘Cawil’

(Xigasho🙂 puntlandes   Bogga kore ee buugga waxaa ku sawiran oday da’ ah kaas oo aad sawirkiisa ka qiyaasi karto in uu 70 gu’ kor u dhaaftay. Magaciisa in Xuseen la yiraahdo iyo in Cawil la yiraahdo laftiisa u ma kala cadda. Sida uu sheegtay, waxa uu ku dhashay Hargaysa 1942. Waxbarashadiisa waxa uu ku soo qaatay Yaman iyo UK. Markiisii hore waxa uu wax ka bartay ciidanimo, waxa uu se 1960y u wereegay Wasaaradda Arrimaha…

Read More

(Daawo Ama Dhegayso:) Laascaanood Iyo Tukaraq oo Xabad iyo Madaafiic Saaka Looga Ciiday!

(Daawo Ama Dhegayso:)  Laascaanood Iyo Tukaraq oo Xabad iyo Madaafiic Saaka Looga Ciiday!

Xalay, Fiidnimadii, ayaa Ilaalada Guddoomiyihii cusbaa, ee Jeegaantu u soo magacowday Gobolka Sool, waxa ay rasaas aan loo aabo-dayin ku fureen dhalinyaro ku caweynaysay Makhaayad ku taalla Laascaanood.  Rasaastaas oo ay ku dhinteen Labo Dhalinyaro ah, islamarkaasna ay ku dhaawacmeen Toddoba kale, ayaa wax aad uga carooday Shacabkii Laascaanood, oo halkii ay ka aadi lahaayeen Salaadda Ciidda isugu soo baxay Cisbitaalka Magaalada Laascaanood, oo Maydkii iyo Dhaawicii la geeyay. Sidaas oo kale, Falkan Gurracan ayaa waxa…

Read More

(Daawo:) Guddiga Difaaca Puntland oo Xaqiijiyay In La Soo Afjarayo Xoraynta Gobolka Sool!

(Daawo:) Guddiga Difaaca Puntland oo Xaqiijiyay In La Soo Afjarayo Xoraynta Gobolka Sool!

Guddiga Difaaca Puntland ayaa Saacado ka hor Shir Jaraa’id ku qabtay Caasimadda Puntland ee Garowe.  Guddigu waxa ay meesha ka saareen Hunnu-hunnu ay Maalmahaan isla dhexmarayay, oo sheegaysay in Dowladda Puntland ay gorgortan ka gashay Xoraynta Gobollada SSC ee Puntland. Wasiirka Warfaafinta ee Puntland, Mudane Qarjab, oo jawaab kulul ka bixiyay hadallada Indhow-garadka iyo War-Xumaa-Tashiilku isla dhex marayeen Maalmahaan, ayaa waxa uu yiri:   Halkaan Hoosena ka daawo Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland, Mudane Timacadde, oo Wacad ku maray…

Read More

Fiqi Bahdi Kama Janno Tego’e, Abby Ahmad, oo Oramadii Ku Soo Hoggaamiyay Jigjiga Iyo Shacabkii Soomaaliyeed ee Ogaadeenya Oo Iska Difaacay!

Fiqi Bahdi Kama Janno Tego’e, Abby Ahmad, oo Oramadii Ku Soo Hoggaamiyay Jigjiga Iyo Shacabkii Soomaaliyeed ee Ogaadeenya Oo Iska Difaacay!

Abby Ahmad, Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia, oo Beryahaan ka waday Isbeddel Mandiqadda Geeska Afrika, ayaa la soo baxay Midabkiisii Runta ahaa, kadib markii uu qalalaase ka abuuray Jigjiga, isaga oo Oramada uga hiilinaya Dowlad Deegaanka Somaalida. Waxa xusid mudan in Jigjiga ahayd Magaalooyinka samaynaysay Horumarka ugu weyn, ee ka dhacay Africa, 20-kii Sano ee u danbeeyay! Waxa kale oo xusid mudan, in Shacabka Ogaadeenya ay iska caabiyeen Duulllaanka Oramada, oo doorkaan soo gashaday Dareyska Ciidamada Federaalka…

Read More

Madaxwaynihii hore ee Khaatumo Indhosheel oo Soo Bandhigay Xaqaa’iq Badan oo ku Saabsan Qaraxii Buuhoodle

Madaxwaynihii hore ee Khaatumo Indhosheel oo Soo Bandhigay Xaqaa’iq Badan oo ku Saabsan Qaraxii Buuhoodle

Madaxwaynihii hore ee Khaatumo. Mudane Maxamad Yuusuf Jaamac (Indhosheel), oo lagu waraystay Madasha 60-ka, ayaa Maamulka SNM ku eedeeyay in ay ka danbeeyeen Falkii Argagixisnimo ee uu Nafti-Haliguhu ku galaaftay Mas’uuliyiin ku sugnaa Magaalo-Madaxda Buuhoodle ee Gobolka Cayn. Marxuumiinta Weerarkan Argagixso lagu dilay ayaa waxa ay kala ahaayeen: Cabdifataax Maxamad Cali (Rotman), oo soo noqday Lataliyaha Arrimaha Siyaasadda ee Ra’isal Wasaarihii Hore ee JFS, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Axmed Maxamuud Doolaal, oo ahaan jiray Wasiirkii…

Read More

Xitaa Mucaaradka Dowladda Puntland Ayaa Ra’iisul-Wasaare Khayre ku Dhaleeceeyay In Uu Ka Baaqday Dhagaxdhigidda Dekedda Garacad!

Xitaa Mucaaradka Dowladda Puntland Ayaa Ra’iisul-Wasaare Khayre ku Dhaleeceeyay In Uu Ka Baaqday Dhagaxdhigidda Dekedda Garacad!

Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Faarax Juxa ayaa wax aan la qaadan karin ku tilmaamay in Kheyre uu Puntland u quuri waayo qaaddo shamiito ah, isaga oo ula jeeday in uu Kheyre iska diiday Dhagax-dhiggii Dekadda Garacad ee lagu sharfay. Shacabka iyo Dowladda Puntland ayaa aad u qorsheeyay in Ra’iisulWasaare Kheyre uu Dhagax-dhigi doono Dekedda Garacad, oo Puntland ay in muddo ah la sugayeen Dhagax-dhiggeeda Dowladda JFS, si ay…

Read More

Horgale Faratoon Oo Jeegaanta Ugu Magacaaban Wasiirka Waxbarashada Nin Caddaan Ah Soo Gaarsiyay Tuulada Guumays, oo 80 KM, Waqooyi-Galbeed Ka Xigta Laascaanood!

Horgale Faratoon Oo Jeegaanta Ugu Magacaaban Wasiirka Waxbarashada Nin Caddaan Ah Soo Gaarsiyay Tuulada Guumays, oo 80 KM, Waqooyi-Galbeed Ka Xigta Laascaanood!

GuumaysMaps Horgale Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), oo Maamulka SNM, ee u xuubsiibtay Maamulka Jeegaanta, ugu magacaaban Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska, ayaa waxa uu soo galbiyay Wefdi uu ku jiray Hal Nin oo Caddaan ah, iyo Koox Isaaq ah, oo Hay’adaha UN-ka kala shaqaysan jiray Hargaysa iyo Galbeedkeeda, Deegaanka Guumays ee Gobolka Sool. Waxa xusid mudan: Kow, in Faratoon caddaynayo uu Wafdigaan soo gaarsiiysay Deegaanka Guumays oo ugu soo baallaysa Gobolka Sool xagga Deegaanka Togdheer…

Read More

Seeftii Khayre oo Mooggaanna la Tegtay Wasiirkiisii Waxbarashada

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya (JFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Maanta, oo Taariikhdu tahay 26 june 2018, waxa uu Xilkii uga qaaday Wasiirkii Wasaaaradda Waxbarashada ee JFS, Mudane Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan, oo ka soo jeeda Beesha Xawaadle.  Waxa uu Xilkaas Khayre si ku-meel-gaar ah ugu magacaabay Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdille Jaabir, oo ka soo jeeda Beesha Awrtable. Waxa uu Ra’iisul Wasaaruhu Sii-Haynta Xilkaan dhaafiyay Wasiir-ku-Xigeenka Wasaaradda…

Read More

(Daawo:) Waraysi Xasaasi Ah oo Madaxweynihii Hore ee Khaatumo, Indho-Sheel, ku Caddeeyay In Gobollada SSC Laga Xoreynayo Jeegaanta, oo Hadda Isku Dhex-Yaacday!

(Daawo:)  Waraysi Xasaasi Ah oo Madaxweynihii Hore ee Khaatumo, Indho-Sheel, ku Caddeeyay In Gobollada SSC Laga Xoreynayo Jeegaanta, oo Hadda Isku Dhex-Yaacday!

Madaxweynihii Hore ee Khaatumo, Mudane Maxamad Yuusuf Jaamac (Indho-Sheel), ayaa waxa uu Waraysi Xasaasi siiyay Golaha 1960.  Indhasheel, oo aad u ayiday  waxa uu ka hadlay: In uu aad u waafaqsan yahay Qaabka ay Dowladda Puntland u wajahayso Xoraynta Gobollada SSC, oo uu kala saaray Saddex Heer: In marka Kowaad, laga sifeeyo Jeegaanta Duullaanka ku soo qaadday Dhulka SSC, ee Puntland. In, marka Labaad, la xasiliyo Deegaannada, si ay uga soo kabtaan Dhibaatooyinkii ay SNM-tu ku…

Read More

Dagaalkii Tukaraq oo Saameeyay Xamar Iyo Siddeed-iyo-Toban Askari oo Reer Sool Ah oo Lagu Xirxiray Xamar!!!

Dagaalkii Tukaraq oo Saameeyay Xamar Iyo Siddeed-iyo-Toban Askari oo Reer Sool Ah oo Lagu Xirxiray Xamar!!!

18 Askari, oo Dhulbahante ah, oo ka mid ahaa Guutada 14-ka October, ayaa, si Haybsooc ah, waxa ay Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidanka Qalabka-Sida ugu xukuntay min Shan Sano oo Xarig ah.  Dhalinyaradaas, oo ka dhiidhiyay Qaraxii 14-kii October ee Isgoyska Zoobe, ayaa, iyaga oo ka jawaabaya Baaqii Madaxwaynaha JFS, Mudane Maxamad Cabdullaahi Farmaajo, waxa ay ku biireen Guutada 14-ka October, oo loo aas-aasay Musibadaas awgeed. Halkaan Hoose ka dhegayso, mid ka mid ah Dhalinyaradaas…

Read More

Prof. Gaas: “Haddii Aad Aragto Labo Dhaxal Isku Diriraysa, Maxaad Isku Tihiin Lama Yiraahdo?”

Prof. Gaas:  “Haddii Aad Aragto Labo Dhaxal Isku Diriraysa, Maxaad Isku Tihiin Lama Yiraahdo?”

Madaxweynaha Puntland, Prof. Cabdiweli Maxamad Cali Gaas, oo ka jawaabayay Su’aal khusaysay khilaafka soo noqnoqda ee mar walba ka dhex aloosma Dowladda Jamhuuriyadda Fadaraalka ee Soomaaliya iyo Dowlad-Goboleedyada Xubnaha ka ah, ayaa waxa uu uga jawaabay, sidatan: In khilaafka, mar walba soo laab-laabta, ay sababtiisu tahay, iyada oo Madaxda JFS iyo kuwa Dowlad-Goboleedyadu ay Siyaasad Weyn ka dhexayso; haddii aan wax ka dhexayn, inleen la ismaba qabteene.  Waxa uu Madaxweynuhu ugu soo hal-qabtay Oraahdii lahayd:…

Read More

(Daawo:) Cali Khaliif Galaydh iyo Faysal Cali Waraabe oo Ay Shiine Coley iyo Daahir Calasow ku Soo Dhoweeyeen Brussels!

(Daawo:) Cali Khaliif Galaydh iyo Faysal Cali Waraabe oo Ay Shiine Coley iyo Daahir Calasow ku Soo Dhoweeyeen Brussels!

Daawo: Cali Khaliif Galaydh, oo Faysal Cali Waraabe u soo xanbaaray ilaa iyo Brussels, si uu SNM-ta ugu xalaaleeleeyo Gobollada SSC ee Puntland, ayaa iyaga oo dayaysan, waxa Jidka ka helay Shiine Coley iyo Daahir Calasow, kuwaas oo u tilmaamay Hoolka Shirku ka qabsoomayo; kadib markii ay la qaateen kulamo gaar-gaar ah, oo jeesjeeskooda lahaa:    

Read More

(Daawo:) Madaxweynaha Puntland oo Kaga Dhawaaqay Brussels In Gobollada SSC Ay Ka Sifayn Doonaan SNM Xuduudaha Puntland, ee JFS!

(Daawo:) Madaxweynaha Puntland oo Kaga Dhawaaqay Brussels In Gobollada SSC Ay Ka Sifayn Doonaan SNM Xuduudaha Puntland, ee JFS!

Bal, Horta Halkaan Hoose ka Daawo Qaabkii ay Shacabka Puntland ugu soo dhoweeyeen Madaxweynahooda, Dr. Cabdiweli Maxamad Cali Gaas: Iyada oo faahfaahsan, oo si wadajir ah loogu soo dhoweeynayo Madaxda Puntland iyo Jubaland: Halkaan kalana ka daawo Khudbaddii Madaxweyne Gaas uu ka jeediyay Shirka Brussels, ee Somalia Parternership Forum, oo uu ku caddeynayo Mowqifka Puntland ee Duullaanka Qaawan  ee SNM-ta; islamarkaasna uu uga hadlay waxyaabo badan oo xasaasi ah:   Halkaanna ka daawo  Madaxweynaha Puntland,…

Read More

Safiirka Soomaalida ee Belgium  oo Abu-Daacish (Faysal Dhurwaa) ku soo Dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Brussels

Safiirka Soomaalida ee Belgium  oo Abu-Daacish (Faysal Dhurwaa) ku soo Dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Brussels

(Xigasho: allsanaag.com) Safiirka Soomaalida ee Belgium  oo Abu Daacish ku soo dhoweeyey Garoonka Brussels Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Cali Siciid Fiqi, oo ka soo jeeda Beesha Raxanweyn, ee ugu badan Soomaalida is qarxisa, gaar ahaan kuwa Buuraha Calmadow isku qarxiya, oo ay isticmaalaan Maamulka Jeegaanta, ayaa Garoonka Diyaaradaha Brussels ee Dalka Belgium ku soo dhoweeyay Abu-Daacish, oo qaba gabar ka soo jeeda Beesha  Raxnweyn; wiilka Abu-Daacish, oo uu  Fiqi Abti u yahayna, uu dhowaan  isku qarxiyay dalka Syriya. Marka Safiirka…

Read More

(Daawo:) Madaxweyne Gaas oo U Duulay Belgium; Shacabka Puntlandna U Rajeeyay In Uu Maalmo Kooban ku soo Noqon Doono Puntland oo Nabad Ah!

(Daawo:)  Madaxweyne Gaas oo U Duulay Belgium; Shacabka Puntlandna U Rajeeyay In Uu Maalmo Kooban ku soo Noqon Doono Puntland oo Nabad Ah!

Pro. Cabdiweli Maxamad Cali Gaas, Madaxweynaha Puntland, oo ay ka muuqato kalsooni buuxda, ayaa waxaa uu Maanta u dhoofay Belgium, oo uu ka dhici doono Shir looga tashanayo Aayaha iyo Amaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha Puntland, ayaa Shacabka Puntland ugu qalbi-qaboojiyay in uu ku soo noqon doono, Afar Maalmood Gudahood, Puntland, oo NABAD Ah.  Hadalkaas, oo aan Nacas iyo Nacab loo fasirayn, ayaa Shacabka Puntland ku soo wada sagootiyeen:  “Soo noqo adoo Nabad Ah!”  Hadalkaas…

Read More
1 2 3 8