Madaxwaynaha South Africa Jacob Zuma ayaa sheegay in Yurub aysan wali aragtideedii gumaysiga badalin xataa hadii ay Africa qaadatay Xornimo.Daawo

Madaxwaynaha South Africa Jacob Zuma ayaa sheegay in Yurub aysan wali aragtideedii gumaysiga badalin xataa hadii ay Africa qaadatay Xornimo.Daawo

“Madaxwaynaha South Afrca Jacob Zuma ayaa waraysi ay ka qaaday idaacada  Russian TV ama RT  ku sheegay in wadamada Westernka gaar ahaan Yurub ay yimaadeen qarnigii 19 Africa si ay u gumaystaan una qaataan qayraadkooda, laakiin markii gumaysiga ay ka baxday Africa qarnigii 20,aad wali xiriirka ay la leedahay qaaradu wadama Maraykanka,Ingiriiska,Faransiiska iyo kuwa kale wax iskama badalin. Wali waxay noola dhaqmaan sidii dunida  Sadexaad, sida dadkii la gumaysan jiray, taas waa marka loo fiiriyo…

Read More

Xusuuqii Fransiisku ka qaystay Aljazair. Daawo

Xusuuqii Fransiisku ka qaystay Aljazair. Daawo

Xasuuq ay u gaysteen Ciidamada dalka Fransiisku Aljazair oo markaas ahayd Xornima doon .Dawlada Faransiiska ayaa ka soo horjeeday in ay u ogolaato Aljazaair wax Xornima. Arinkaas ayaa waxuu  keenay in Ciidama Faransiisku Xasuuqaan shicib badan oo aan waxba galabsan. Dadka la xasuuqay ayaan qaarkood xataa dagaal aan ku jirin laakiin ay joogeen gur yahooda meesha kuwa kalana ay marayeen Jidka. Daawo Xusuqii  Taariiqiga ahaa ee  Dawlada farnsiisku ka gaysatay Aljazair. Dawlada Faransku  waligeed ma…

Read More

Xassan Sheikh oo is raacshey Hiiraan iyo Sh,Dhexe Xamarna ka dhigay Faderal.Faalo iyo Filin Cusub Daawo

Xassan Sheikh oo is raacshey Hiiraan iyo Sh,Dhexe Xamarna ka dhigay Faderal.Faalo iyo Filin Cusub Daawo

Waraysi uu ka baxiyay Raadiyaha Magaalada Muqdisho ayuu Xassan Sheikh ka beensheegay  Axdiga Dawlada Faderalka ah.Waxaa la waydiiyay Xassan Sheikh waxa uu ka damacsan yahay gobol ka Hiiraan, Shabellada Dhaxe iyo Banadir. Waxuu ku jawaabay qorshaha Dawladu in uu yahay in ay is raacaan Hiiraan iyo Shabellada Dhexe simarkaas Xamar u noqoto Labo gobol oo Faderal ah maadaama ay dagan yihiin dad ka badan meelaha kale ayna tahay Caasimadii Soomaliya, taas oo ay ku qeexantahay …

Read More

Raashka oo u dabaal dagaya Todobaatan guuradii dagaalkii 2,aad ee Dunida. Daawo

Raashka oo u dabaal dagaya Todobaatan guuradii dagaalkii 2,aad ee Dunida. Daawo

Dawlada Raashka ayaa u dabaal dagtay Todobaatan guuradii kasoo wareegtay Dagaalkii labaad ee dunada,Taas oo Madaxwaynaha Raashka Mr.Putin uu ugu dirayo fariin reer galbeedka.Raashka ayaa soo ban dhigay awoodiisa ciidan iyo mida qalab si aan qofna ugu hawoon una o gaado in Raashiya ay tahay wali dawlad awood leh oo aan la daan daansan karin. Dabaal dagaan ayaa ah kii ugu waynaa ee Raashku sameeyo.Waxaa ka soo qayb galay Madaxbadan oo ka kala timid meelo…

Read More

Xamar ayaa noqotay Caasimada Kufsiga Dumarka Soomaliyeed. Daawo

Xamar ayaa noqotay Caasimada Kufsiga Dumarka  Soomaliyeed. Daawo

Faadumo waa gabaryar oo 14jir ah, waxay gadaysay Nacnac waxaa u yimid laba nin oo wata Mootada looyaqaan Dhug dhugleey .Faadumo waxay ku kaxaysteen xoog kadibna way  xoogeen.Waxaa  qabtay Booliska magaalada Xamar nimankii wax xoogay iyo gabadhiiba. Ayaandaro nimankii waa la siidaayay gabadhiina waxaa lagu eedeeyay in ay tahay gabdhaha jirkooda ka kanacsada.Intaas oo kaliya laguma dayn gabadhii yarayd, waxaa iyana saf kamaray Booliskii joogay xeradii ay gabadha yar ku xirnayd ee  soo qabtay markii…

Read More

Wiil yar oo 8jir ah ayaa Dawlada Spain qabatay isagoo sharcidaro lagu soogalinayo wadankooda.Daawo

Wiil yar oo 8jir ah ayaa Dawlada Spain qabatay isagoo sharcidaro lagu soogalinayo wadankooda.Daawo

Wiilyar oo 8 jir ah ayaa lagu qabtay xuduuda dalka Spain kasoo haweenay 19 jir ah oo u dhalatay Dalka Marooko ay ku waday Boorso,arinkaan  ayaa yimid markii la dareemay in ay gabadhu aad u arga gaxsan tahay markaas ayaa waxaa boorsadeedii la mariyay Mashiin kadibna waxaa la arkay wiilka kujira. Waxaa la xiray haweentii Marookaanka ahayd waxaana isla meesha meel u dhow lagu qabtay ninkii dhalay wiilka oo u dhashay Ivory Coast. Ninka wiilka…

Read More

David Cameron won 330 votes and this made him indisputable leader in Britian. watch

David Cameron won 330 votes and this made him indisputable  leader in Britian. watch

David Cameron made his party indisputable and turn the clock on his way.The Campaign  the PM have taken was very  different than the previous ones .This made David Cameron the indisputable man in Britain about the election. David Cameron gave a legacy the Conservative party in Britian while his opposition leader lost and resigned his party leader.David Cameron,s Party need to form a government only 323 but got seven votes more. However, The PM made…

Read More

Caleema saarka Baarlamaanka Jubaland oo Madaxbadan ka qayb gashay.

Caleema saarka Baarlamaanka Jubaland oo Madaxbadan ka qayb gashay.

Caleema saarka Baarlamaanka Xalaashaa ee Juballand ayaaa waxaa kasoo qayb galay Wasiirka Arimaha dibada ee Kenya, Wasiirka Arimaha dibada ee Eithopia ,Madaxwayne ku xigeenka Puntland, Raysalwasaaraha Soomaliya, Madaxwaynaha Soomaliya iyo Madaxkaloo caalami ah. Ula jeedka ka qaybgalkan ayaa ah sidii lootaageri lahaa nidaam ka hirgala gayiga Soomaliya.Maamulka Jubaland ayaa cadeeyay in ay aas aasi karaan Maamul ay ku midaysan yihiin umada deeganka dagta oo dhan, walow ay la kulmeen caqabooyin badan hadana marna Madaxwaynaha Maamulka…

Read More

John Kerry oo aan hadalkii uu ka jeediyay Muqdisho Tarjunay.

John Kerry oo aan hadalkii uu ka jeediyay Muqdisho Tarjunay.

Hornafric Media Translated the Speech made by Secretary John Kerry.May 6,2015 Aad iyo aad baan ugu faraxsanahay in aan Soomaliya imaado.Aad bay muhiim u ahayd in aan awoodo in aan waji waji ula kulmo Madaxwaynaha, Raysal wasaaraha,Hogaamiyaasha Gobolada, iyo Wakiilada bulshada ee rayidkaa oo kala duwan.Sida qof walba la socdo in ka badan 20 sano ayaa Dawlada Maraykanka lagu qasbay in ay dib uga gurato Wadankaan.Hada waxaan u soo noqonaynaa anagoo la shaqaynayna dunida inteeda…

Read More

Press Conf of Secretary of State John Kerry made in Muqdisho. Read or watch

Press Conf of Secretary of State John Kerry made in Muqdisho. Read or watch

  Remarks in Mogadishu, Somalia Remarks John Kerry Secretary of State Mogadishu, Somalia May 5, 2015 I’m very, very pleased to be able to come to Somalia today. It was important to be able to meet face to face with President Hassan Sheikh and with Prime Minister Sharmarke and regional leaders and with a range of civil society representatives. As everybody knows, more than 20 years ago, the United States was forced to pull back…

Read More

John Kerry mustaqbalku waxuu la jiraa caruurta waxuuna ka jiraa nabad diidka.

John Kerry mustaqbalku waxuu la jiraa caruurta waxuuna ka jiraa nabad diidka.

Wasiirka Arimaha dibada ee dalka Maraykanka John Kerry ayaa sheegay in Mustaqbalku uu la jiro ilmaha ku faraxsan Newyor, Muqdisho, Nairobi, iyo Daarasalaam laakiin aan la joogin xiligii ay nabad diidku cabsi galin lahaayeen umada waqtigaasna in laga soo gudbay. Wasiirka Arimaha dibada ee dalka Maraykanka ayaa la filayaa in uu kula kulmo Caasimada Soomaliya ee Muqdisho madaxdii saxiixday heshiikii Taariikhiga ahaa ee ka dhacay Puntland bisha May 2, 2015. Heshiiskaas oo mugdiga ka saaray…

Read More

U.S Secretary John Kerry“Future does not belong to the enemy but belongs the children who are cheering in Newyork, Muqdisho, Naiobi and Darasalem”.Watch

U.S Secretary John Kerry“Future does not belong to the enemy but belongs the children who are cheering in Newyork, Muqdisho, Naiobi and Darasalem”.Watch

  Wasiirka Arimaha dibada ee dalka Maraykanka John Kerry ayaa sheegay in Mustaqbalku uu la jiro ilmaha ku faraxsan Newyor, Muqdisho, Nairobi, iyo Daarasalaam laakiin aan la joogin xiligii ay nabad diidku cabsi galin lahaayeen umada waqtigaasna in laga soo gudbay. Wasiirka Arimaha dibada ee dalka Maraykanka ayaa la filayaa in uu kula kulmo Caasimada Soomaliya ee Muqdisho madaxdii saxiixday heshiikii Taariikhiga ahaa ee ka dhacay Puntland bisha May 2, 2015. Heshiiskaas oo mugdiga ka…

Read More

Cabdikariin Guled oo ka horyimid heshiiskii Garoowe. Dhagayso

Cabdikariin Guled oo ka horyimid heshiiskii Garoowe. Dhagayso

Lataliyihii hore ee Madaxwaynaha Soomaliya Cabdikariin Guled ahna hada Musharax u taagan Jagada madaxwaye nimada Gobolada Dhexe ayaa ka horyimid heshiiskii ay kukala saxiixdeen Dawlada Faderalka Soomaliya iyo Gobolada xubnaha ka ah. Cabdikariin ayaa si indha la,aan ah uga soo horjeestay heshiiskii Garoowe walow waxa uu ku diiday ay tahay wax lagu qoslo.Cabdikariin ayaa ku doodaya in lasoo raaciyo dagmooyin ka tarsan Puntland si ay ugu buuxsanto labada gobol ee ay doonayaan gobolada Dhexe si…

Read More
1 73 74 75 76