Haweenay Boolis Ah Oo Nin Dhintay Wax Ka Xaday. Daawo

Haweenay Boolis Ah Oo Nin Dhintay Wax Ka Xaday. Daawo

Waxaa shaqo imaan waayay 65 Jir, markaas ayaa Booliska Newyork lala Socodsiiyay in la la,yahay Ninkaas oo horay u xanuun sanaa Hadaba haweenay ka shaqaynaysay 3 sano Booliska Newyork ayaa timid gurigiisii si ay u hubiso. Haweenaydii waxay aragtay in uu dhintay ninkii 65 Jirka ahaa markay gurigii tagtay.Markaas ayay usheegtay eheladiisii in Ninkii 65 Jirka ahaa uu Geeriyooday. Hadaba 2 bari kadib ayay naagtii booliska ahayd waxay Internetka Ka Dalbatay Faraanti Dhayman ah(Daimond Ring)…

Read More

Madaxwaynha Soomaliya OO Kula Kulmay Madaxwaynaha Kenya Jomma Kenyatta Airport.

Madaxwaynha Soomaliya OO Kula Kulmay Madaxwaynaha Kenya Jomma Kenyatta Airport.

Madaxwaynaha Soomaliya Xassan Sheikh ayaa dhigiisa kula kulmay Airportka Nairobi ee looyaqaan Jomma Kenytta.Kulankaa ayaa yimid mar uu Madaxwaynah Kenya u socday dalka Tanzania meesha Xassan Sheikh uu isna u socday Soomaliya. Kulaan ayaa waxaa Madaxwaynaha Kenya ku weheliyay Wasiirka Arimaha dibada ee Kenya Amiina. Xassan Sheikh ayaa waxuu kasoo noqday caleema saarkii Madaxwaynaha Dalka Nayjeeriya meesha Soomali badan oo kasoo qaxay dagaalka Yemen  ay yimaadeen ayagoo rafaadsan Boosaaso, iyo Barbara.    

Read More

Wasiirka Arimaha Dibada EE Maraykanka John Kerry OO Dhaawacmay.Daawo

Wasiirka Arimaha Dibada EE Maraykanka John Kerry OO Dhaawacmay.Daawo

Wasiirka Arimaha Dibada ee Dalka Maraykanka John Kerry ayaa looqaaday Isbitaal markii uu ku dhaawacmay  Baaskiil uu ku waday magaalada Geneva ee dalka Switzerland, halkaas oo uga qayb galayo wadahal dhexmaro isaga iyo wasiirka arimaha dibada ee Dalka Iran iyo Saxiixayaasha Hubka halistaa. Dhaawaca Wasiirka Arimaha dibada ee Dalka Marayka ayaa la sheegay in uusan ahayn halis.    

Read More

Amin Amir OO IS Barbardhigay Dhaqanka Puntland Iyo Soomaliland.Daawo

Amin Amir OO IS Barbardhigay Dhaqanka Puntland Iyo Soomaliland.Daawo

Farshaxka caankaa ee Soomaliyeed AmirArts ataa Soobandhigay sida ay ukala duwan yihiin Somaliland iyo Puntland.Taas oo ku cabiray dad kii kasoo cararay dhibaatada ka socotay Yemen ee maamulka  Somaliland u diiday in ay kasoo dagaan Markabka dushiisa .Dad kaas oo ubadnaa Dumar iyo Ciyaal. Maamulka iyo Shicibka Puntland ayaa sifiican u soo dhaweeyay.Daawo          

Read More

Xagee Buu Ka bilowday Daldalka Dawladaan iyo Dareenka Shacabku. Daawo

Xagee Buu Ka bilowday Daldalka Dawladaan iyo Dareenka Shacabku. Daawo

Sidii uu Xukunka u qabsaday Madaxwayne Xassan Sheikh Maxamuud waxuu  lumay kalsoonidii umada Soomaliyeed ay u qabeen Xassan Sheikh taas oo ay keentay markii uu jagooyiinkii ugu badnaa siiyay jufadiisa lana ogaaday in uu hurunayo colaad aan marna damayn. Tan ayaa shaki ku beertay umad badan oo Soomaliyeed oo kunool Gudaha wadanka iyo Dibadiisa.Xassan Sheikh sidii uu xunka u qabtay laamaha amniga waxuu u dhiibay Jifadiisa, Saaxibadiis, iyo Ururdiimeedkiisa. Tuseelle, hadaan  u sooqaadano waxuu wasiirka…

Read More

Dumjadeed OO Soobandhigtay Tiro Koob Aydoonayso In Ay Ku Shubato Doorashada .Daawo

Dumjadeed OO Soobandhigtay Tiro Koob Aydoonayso In Ay Ku Shubato Doorashada .Daawo

Ururka Diimeedka mayalka iyo musuqmaasuqa badan ee Damuljadeed ayaa soo bandhigay waxay ugu yeereen  Tirakoob.Tirakoobkaan ayay sheegeen in Daraasaad ay sameeyeen ay ku soo uruuruuriyeen tirada dadka Kunool Gobolada Dalka. Waxay yiraahdeen waxaa tirada ugu badan dalka kunooshahay 1.Banaadir,2.Waqooyi galbeed.3.Shabeelada Hoose.4.Bay.5.Togdheer.     Read the fake study produced by Damuljadeed.  

Read More

Dawlada Soomaliya OO Cadaysay Siday Ugu lug Lahayd Dilkii Xildhibaanada. Daawo

Dawlada Soomaliya OO Cadaysay Siday Ugu lug Lahayd Dilkii Xildhibaanada. Daawo

Afhayeenka Wasaarada Amniga ee Soomaaliya Maxamed Yuusuf “Gaariga ay saarnaayeen Xildhibaanada oo maraya Wadada Maka Al-mukarama ayaa waxaa ka daba yimid gaariga ay la socdeen ciidamada xoogga dalka oo hoon yeerinaya,kadib gaarigii Ciidamada Milatariga ah ay wateen ayaa Gaariga Xildhibaanada ku hor jaray oo rasaas la dhacay” “Dhacdadaan ma ahayn mid lagu bartilmaameedsanayay Xildhibaanada balse gaariga Ciidanku wateen waxuu usocday si masuuliyad daro ah waxaana meesha ka dhashay kala shaki keenay in lays rasaaseeyo mana…

Read More

Ergayga Qaramada Middobay u qaabilsan Soomaaliya oo cambaareeyay weerarkii loo gaystay xubnaha Baarlamaanka Soomaaliyeed

Ergayga Qaramada Middobay u qaabilsan Soomaaliya oo cambaareeyay weerarkii loo gaystay xubnaha Baarlamaanka Soomaaliyeed. Muqdisho,  24 May 2015– Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliaya Nikolas kay, ayaa cambaareeyay weerarkii shalay lagu qaaday labo xildhibaan oo Soomaaliyeed iyo wadihii gaarigooda, wuxuuna ku soo celiyay sida ay Qramada Midoobay uga go’antahy  sii wadidda  la shaqaynta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed. Mudane Yusuf Mohamud Dirir iyo shufeerkiisiiba waxaa  lagu dilay weerar lagu  qaaday shalay…

Read More

Heritage Institute OO Lagu Eedeyay In Ay Marin Habaabinayso Caalamka.

Heritage Institute OO Lagu Eedeyay In Ay Marin Habaabinayso Caalamka.

War hada nasoo gaaray ayaa sheegaya in isku dubiradaha Heritage institute ee Muqdisho uu doonayo in uu soo saaro war baxin uu doonayo in uu ka gado caalamka taas kusiinayo dunida tirakoob qaldan oo ku saabsan Soomaliya. Hadaba Haritage Institute ayaa waxaa hogaamiya Abdi Caynte oo aad looga yaqaan gayiga Soomaliya warbixinadiisa qaldan iyo meesha uu ka taagan yahay Federalka.Marar badan ayaa laga digay in aan la raacin war baxinada   Abdi Cayte laakiin aan…

Read More

Dowladu Soomaliya oo Wada Baaritaan Kusaabsan Xildhibaanadii Ay Dilka Iyo Dhaawaca u Gaysatay

Dowladu Soomaliya oo Wada Baaritaan Kusaabsan Xildhibaanadii Ay Dilka Iyo Dhaawaca  u Gaysatay

Dawlada Soomaliya ayaa qiratay in ay ka dambaysay dilkii loo gaystay Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir iyo darawalkiisii iyo dhawacii Cabdalla Boos iyo askarigii ilaalada u ahaa. Afhayeenka Wasaarada Amniga  Maxamed Yusuf  ayaa giray in dhacdadaan uu ku geeriyooday Allaha ha u naxariistee xildhibaan Yuusuf Dirir Cabdi iyo darawalkiisa kuna dhaawacmeen askari boolis ah iyo lix ka tirsan ciidanka milateriga. Wasaarada Amniga ayaa ku tilmaantay falkaan mid ku yimid kala shaki labada qaybood ah ayaandaro laakiin ma jiro Wasiir Amni…

Read More

Wasiirka Arimaha Dibada ee Qadar oo Manta Xamar Yimid.

Wasiirka Arimaha Dibada ee Qadar oo Manta Xamar Yimid.

Wasiirka Arimaha Dibada ee Qadar Khaalid Bin Mohamed Al Attiyal ayaa yimid maanta Soomaliya, wasiirka ayaa la kulmay dhigiisa Cabdisalaan Hadiye Cumar iyo Madaxwaynaha Soomaliya.Hadaba waxa ay kawada hadleen ayaa wali la ogayn.Hayeeshee qadar ayaa aha mida lagu xanto tan keentay Madaxwaynaha hada jira ee Soomaliya. Waxaana dad badan qabaan in qadar ay Soomaliya u horseeday bur bur markii ay keentay Madaxwayanaha hada jira ee Xassan Sheikh kaas oo mudan waayay dad waynaha Soomaliyeed dib…

Read More

EU steps up engagement in support of Somali culture

EU steps up engagement in support of Somali culture

EU steps up engagement in support of Somali culture BRUSSELS, Kingdom of Belgium, May 21, 2015/African Press Organization (APO)/ — On the occasion of the World Day for Cultural Diversity for Dialogue and Development, the EU Delegation to Somalia wants to reiterate its commitment to strengthen Somali efforts to rebuild cultural heritage. Indeed, moving out of conflict is not just about rebuilding infrastructure & security which is important. It’s a broader process whereby communities reflect…

Read More

Madow Maraykan Ah OO Sharci Daro Xabsi Ugujiray Mudo Afartan Sano Ah. Daawo

Madow Maraykan Ah OO Sharci Daro  Xabsi Ugujiray Mudo Afartan Sano Ah. Daawo

Ricky Jacson waa Nin Madow oo Maraykan ah, ayaan daro waxaa si sharci daro ah dambi ugu oogay ciidamada Booliska Maraykunka. Ricky Jakso ayaa lagu eedeeyay in uu ka dambeeyay dil nin ganacsadaa oo lagu dilay Cleveland waxaana markhaati looga dhigay wiil yar oo 12 Jir ah in uu arkayay waxa dhacay. Taas waxay keentay in lagu xukumo Xabsi daa’in, Nasiib wanaag 40 sano kadib waxaa la ogaaday in uusan galin dambigii dilka ahaa ee…

Read More
1 72 73 74 75 76 77