Deeqda Turkiga ee Caafimaadka Ma Bakaarahaa Lagu Gadi Mise Waa La Qaybin?

Deeqda Turkiga ee Caafimaadka Ma Bakaarahaa Lagu Gadi Mise Waa La Qaybin?

Dawlada Turkiga ayaa Soomaaliya ugu deeqday Qalab Caafimaad oo looga hortago, laguna badbaadiyo dadka qaba Cudurka Caabuqa iyo kuwa raba in ay iska Xijaabaan Cudurka. Waxaa hadaba is waydiin leh Dawlada Soomaaliya ma si fiican bay u qaybin  Qalabkaas mise Suuqa Bakaaraha kuwa lagu kala gato ayuu ka mid noqon? Waxaa Caado u noqotay Madaxda Soomaaliya Xukunkeeda Hanata in ay ka fakiraan Jeebkooda ayagoo markasta ka hormariya Jeebkooda tan dad waynaha. Dawlada Turkiga ayaa ayaduna…

Read More

Turkiga oo Cudurka Caabuqa ka Daweeyay Dadkii ugu Badnaa..

Turkiga oo Cudurka Caabuqa  ka Daweeyay Dadkii ugu Badnaa..

Dawlada Turkiga ayaa waxay cudurka Caabuqa ka dawaysay dad gaaraya 63,151 ayadoo Maalintii Axada ahaydna ka dawaysay 4,892 qof. Dadka laga daweeyay ayaa aad uga badan dadka hada qaba Cudurka Caabuqa dalka Turkiga waana Tiradii ugu badnayd ee laga daweeyo Cudurka Caabuqa Caalamka.. Dawlada Turkiga ayaa ka mida dallaka ku dadaalaya in ay soo saaraan Talaalka Cudurka Caabuqa. Source.DS. Contact.Hornafricmedia@gmail.com

Read More

Maraykanka oo Sheegay in China Halista Cudurka ka Qariyay Caalamka..

Maraykanka oo Sheegay in China Halista Cudurka ka Qariyay Caalamka..

Wasiirka Arimaha Dibada ee Dalka Maraykanka Mike Pompeo ayaa sheegay in Jayna (China) uu Aduunka ka qariyay halista Xanuunka Coronaviruska meesha uu aduunka Jaynahu ka qaadanayay Qalabka Caafimaadka asna uu yaraynayay in uu iibiyo qalabkiisa Caafimaadka. Dalal badan  ayaa Cadaadis waxay saareen dalka Jaynaha si loo ogaado meesha uu ka yimid Xanuunka Dilaagaa ee Coronavirus, Wasiirka Arimaha Dibada ee Dalka Maraykanka Pompeo ayaa sheegay in “Madaxwaynaha dalka Maraykanku Trump  uu cadeeyay in Masuuliyadeeda  qaadidoonaan  kuwii…

Read More

Madaxwaynaha Tanzania oo Sheegay in Deeq Cudur Qabta Dalkiisa La Siiyay.

Madaxwaynaha Tanzania oo Sheegay in Deeq Cudur Qabta Dalkiisa La Siiyay.

Madawaynaha dalka Tanzania  John Pmbe Magufuli ayaa sheegay in qalabkii loogu deegay si ay ugu ogaadaan Cornanavirus ka  laga helay Cudurka laftigiisa.Madaxwaynaha Tanzaaniya ayaa sheegay in laga helay qalabkii loogu deeqay Qudaar, Ido iyo Riyo laakiin loogu tala galay in Xirtaan Bini’aadam  laguna sheegay da’da dadka xiranaya. Waxaa dhawaan ku dhintay dalka Tanzaaniya Wasiiro ka tirsan Dawlada Tanzania oo uu ku jiro Ergaygii hore ee Qaramada Midoobay u fadhiyay Soomaaliya Augistine Mahiga,   Contact us..Hornafricmedia@gmail.com

Read More

Somali Government rejected to create Somali national Arm that contains Shabaab….

Somali Government rejected to create Somali national Arm that contains Shabaab….

International Communities, Somali intellectuals and regional head of States have been asking since long time to Somali Government to create Somali national Arm. Ironically, Somali government preferred to choose family members,Muqdisho residents and Friends to become Somali national Arm.. No Somali Federal States the Somali Government allowed to participate the creation of the National Arm. This gave a great opportunity Shabaab to infiltrate. On the other hand, there were eighteen provinces in Somali before Siyad…

Read More

IMF, World Bank say Somalia eligible for debt relief.

IMF, World Bank say Somalia eligible for debt relief.

Somalia is now eligible to receive debt forgiveness under a special program to help the poorest nations, the World Bank and International Monetary Fund announced Thursday in a joint statement. Facing a debt load that measured $5.3 billion at the end of 2018, the country needs to complete more steps before reducing the debt, but IMF chief Kristalina Georgieva called the decision “historic.” “It provides a clear recognition of Somalia’s sustained commitment to key economic…

Read More

Somali President met the Tribal Leader of Somaliland.

Somali President met the Tribal Leader of Somaliland.

Somali President met in Addis Ababa the dictator in Somaliland.This meeting brokered by Eithopian President Abiy Ahmed.. The self control Tribe in Somaliland region has been advocating to have a succession from Somalia. Ironically non of the other regions in Somaliland want to have a secession.. No vote ever been taking to public to have an independent but many of other regions have made it clear that they want to remain in Somalia… Many leaders…

Read More
1 2 3 4 78