Buuhoodle oo gacanta ugashay Siilaanyo.

Mahiga oo ka horyimid waxii kadhacay Xamar.

 

Raysalwasare Gaas oo u amba baxay Nairobi.

 

Cabdiwali Muday oo sheegay in aysan jirin wax xil ah oo laga qaadaykuna tilmaamamy waxa ka dhacay Baarlamanka ayaan daro.

WEBMASTER@HORNAFRIC.COM

KHUDBADII XAGLE TOOSIYE KA JEEDIYAY SHIRKA TALEEX.

.DHAGAYSO

 

Dumarka ku dhaqan ma gaalada Muqdisho oo banaan bax ku muujiyay siday u taageersan yihiin shirkii Garowe.Banaan baxaan oo ay ku mareen meelo kala gadisan magaalada Muqdisho,halkaan kadaawo.

Dawlada oo si iskumida uga soo horjeesatay qalalaasaha Baarlamanka oo noqday sida kana siib kana saar.

Nina caadadii madaayo Bahalna Ceerin Madaayo.Baarlamaka Soomaliya oo cadaysatay Dhaqan xumo joogtaa.

Buuhoodle oo kusoo noqotay gacanta SSC dagaal culus kadib.